Alshabaab oo la wareegay degmada Ruunar Good Ee Shabelaha Dhaxe.

Ciidamo ka tirsan kuwa alshabaab ayaa weerar ku qaaday degmada ruunir good oo ka tirsan shabeelaha dhaxe shalayna kala wareegeen alshabaab ciidanka dowlada soomaaliya.

Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday alshabaab dib ayayna ula wareegeen ruunirgood.

Qasaaraha ka dhashay dagaalkaas ayaa la sheegayaa in uu gaarayo 30 meeye ka kala tirsan labada dhinac waxaana dhintay saraakiil ciidan oo dowlada ka tirsan kuwana way dhaawacmeen.

Hada waxaa soconaya dagaalk iyo guluf ay wadaan ciidanka dowlada soomaaliya.

codkagalmudug

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waa Maxay Sababta uusan Erdogan u hilmaami doonin Xasan Sh Maxamuud?
- Apr 28, 2017
Waa Maxay Sababta uusan Erdogan u hilmaami doonin Xasan Sh Maxamuud? Madaxweynaha dalka Turkey Rajab ...
La Yaab: Haweeney dhashay 38 cunug iyadoo 37 jir ah iyo sida ay ku dhacday (SAWIRRO)
- Apr 28, 2017
Hooyada lagu magacaabo Mariam Nabatanzi ayaa dhammaan ilmaha ay dhashay ku umushay gurigeeda dhexdiisa ...
XOG-WARAN: Codkagalmudug.com oo ogaatay Qodobadii Yaabka lahaa ee Fashiliyay Wadahadalkii Galmudug & Ahlu Sunna…
- Apr 28, 2017
Wadahadaladii udhaxeeyay Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Galmudug State ayaa kusoo dhamaaday fashil iyadoo dowladda ...
DEG-DEG: Codkagalmudug oo ogaatay cida ka dambeysay Nabaddoonkii Gaalkacyo lagu dilay iyo sababta loo dilay.
- Apr 28, 2017
Warbaahinta Codkagalmudug oo xogo kala duwan heshay ayaa ogaatay cida ka dambeysay dilka nabaddoon ...
DAAWO: Xasan Daahir Aweys oo Muuqaalkii ugu horeeyay soo duubay, Xaaladiisa & Sir Badan oo uu Fashiliyay
- Apr 27, 2017
Wadaadka Caanka ah ee Xasan Daahir Aweys kaas oo mudo sanado ah xabsi guri ...
DF oo war aan la fileyn ka soo saartay wadahadalkii Galmudug & Ahlusuna
- Apr 27, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay war ku saabsan waanwaanntii ay ka dhex ...
DHAGEYSO: Waxgaradka Galmudug oo ku hanjabay in farogelin degdeg ah ku sameyn doonaan…
- Apr 27, 2017
Waxaa odayaasha dhaqanka Galmudug, markii ugu horeysay ka hadleen doorashada madaxweynaha maamulka oo dib ...
Akhriso: Booqashada Farmaajo Ee Turkiga Iyo Hehiisyada Taariikhiga Ah Ee Labada Dhinac
- Apr 27, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan booqasho 3 maalmood ...
WAR DEG DEG: Labo Wiil oo Walaalo ah oo si xun goordhow loogu dilay Muqdisho (Magacyadooda)
- Apr 27, 2017
Wararka naga soo gaarayo degmada Wadajir ayaa ku waramaya in lagu dilay xaafada Siliga ...
Top: DF oo billowday qorshihii ciidanka & Sida loogu qeybiyey Maamulada
- Apr 27, 2017
Wasiirka Difaaca Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa bilaabay diyaarinta Ciidamada Xoogga ee dhawaan ...
XOG: Beel is hortaagtay Masuul uu Magacaabay RW kheyre iyo MD Farmaajo oo faro geliyay
- Apr 27, 2017
Culees badan ayaa dhanka beesha Daarood kaga yimid Madaxweyne Farmaajo Kadib markii la damcay ...
War Deg Deg:-Al-shabaab oo Weerar Ku ah Hoteelo ay Degan Yihiin Wasiirada Soomaliya
- Apr 27, 2017
Ilo lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijiyay in Dagaalyahanax XarakadaAl-shabaab ay weerar ku yihiin Hoteelo ...
Sawirro: 14 Ruux oo Shuban Biyood ugu geeriyootay deegaanka Gadoon
- Apr 27, 2017
Deegaanka Gadoon oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa todobaadkan waxaa cudurka Shuban ...
War Deg Deg ah:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho kula Shirsan Hogaamiyaha Guud Ee Ahlusunna
- Apr 26, 2017
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Caawa Kulan la leh Guddoomiyaha Guud ...
WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Farmaajo oo Yuusuf Jeelle umagacaabay Xil Cusub
- Apr 26, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta u magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha ...
(War Cusub);-Musharraxiinta Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Mudo Kooban Loo Qabtay..
- Apr 26, 2017
Guddiga doorashada Galmudug ayaa muddo 24-saac ah gudaheed uga yeeray degmada Cadaado iney ku ...
FAALLO: Yaa diiddan Dowladda Madaxweyne Farmaajo ?
- Apr 26, 2017
Waxaan falanqeyn-taydan si kooban ugu sharraxayaa in dad badan ay si qaldan u isticmaalayaan ...
DHAGEYSO: Mahad Salaad” Madaxda Qaranka ee Godka ku ridaya Ciidamada waan in la Fadeexeeya lana Maxkamadeeyo”+(Xildhibaan Damu-Jadiid)..
- Apr 26, 2017
ildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ...
DEG DEG: Dagaal culus oo caawa ka dhax qaraxay Al-Shabaab iyo Ethiopia
- Apr 26, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaal culus uu ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Turkiga
- Apr 26, 2017
Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaaladda Ankara ee caasimadda dalka ...

.