Dhageyso-Banaabax Xoogan oo ka socda Magalada….

Banaabax xoogan oo looga soo horjeeda warqad ka soo baxay qaramada madoobe islamrkana lagu dalbanayay in qaar ka mid ah xubnaha aqalka sare ee galmudug looga saaro ayaa ka dhacay magaalda ceelguula ee gobolka mudug.

dibaxayasha ayaa waxaa ay ku qeylinayeen ereyo ka dhan ah qaramada madoobe iyagoona sheegay in dalkan ay leeyihiin ummada soomaliyeed isalmrkana shaqsi ajabi ah uusan waxba ka badali karin,

Gudoomiyaha ceelguula cali baashi macalin oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shacabka ku nool bariga mudug ay soo dhaweynayan xubana cusub ee aqalka sare ee galmudug isalmrkana ay ka soo horjeedan warqada ka soo baxday qaramada madoobe,

Hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha


Fikradaha Akhristayaasha (0)




(Deg Deg ah-Dhageyso)Galmudug oo gor dhow beenisay Heshiiskii Maanta uu sheegay Gen-Galaal si adagna ugu hadashay Xiisada ka Taagan……
- Aug 23, 2017
Wasiirka wasaarada waefaafinta Dowlada Galmudug Maxamuud Cismaan Masagawa oo Gor Dhow Shir Jaraaid ku ...
Dhageyso-Nabadoon Xaad oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xeraale
- Aug 23, 2017
Nabadoonada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah lagu joojiyo dagaalada  ka ...
Qaabkee Wasiirka Waxbarashada looga reebay Wafdigii Madaxweynaha ee Masar aaday (Warbixin)
- Aug 23, 2017
Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Villa Somalia C/risaaq Axmed Shoole ayaa la ogaaday inuu ka reebay ...
Maxaa hadda ka socda Dhuusa Mareeb oo ah Caasimada Galmudug kadib Markii ciidamo badan …..
- Aug 23, 2017
Warar hoose oo naga soo gaarayo Degmada Dhusamareb ee Gobalka Galgaduud ayaa shegaya in ...
(DEG DEG: Dhageyso)Galaal”Galmudug iyo Ahlu-Sunna waa laysku darayaa
- Aug 23, 2017
Janaraal Maxamad Nuur Galaal ayaa sheegay in labada madaxweyne ee Galmudug iyo Ahlu-Sunna Waljamaaca ...
XOG: Isku shaandheynta golaha wasiirada Kheyre iyo isbadalka hab qeybsiga Beelaha
- Aug 23, 2017
Wararka ka imaanaya magaalada dhuusamareeb ee xarunta gobalka galgaduud ayaa soo sheegaya in maanta ...
Deg Deg ah-Sheikh Shaakir Oo Mudda kadib hadal aan looga Baran sheegay kadib Markii Ciidamada Galmudug ay gaareen……
- Aug 23, 2017
Janaraal Maxamad Nuur Galaal ayaa sheegay in labada madaxweyne ee Galmudug iyo Ahlu-Sunna Waljamaaca ...
Gobolada dhexe & Galmudug; dagaal aan dani ku jirin, dadna ku dhimanayaan.
- Aug 23, 2017
Dagaalka ka taagan Xeraale; colaadda loo qiildeyayo ee qabanqaabadeedu ka socoto inta u dhexeysa ...
KASHIFAAD: Shirkado lacag ku qaata dilista Dadka oo kusoo kordhay magaalada Muqdisho
- Aug 23, 2017
Waxaa dib usoo laabtay shirkado lacag ku qaata iney dadka dilaan, una abaabulan qaab ...
LA OGAADAY: Xiriirkii Maraykanka iyo Puntland oo meel xun gaaray iyo warar sheegaya in ciidamada..
- Aug 23, 2017
Sida ay xogtan ku heshay wakaaladda wararka ee Warqaad.com, waxaa meel xun gaaray xiriirka ...
DEG DEG: Dagaal ka bilowday inta u dhexeysa Dhusamareeb iyo Mareergur
- Aug 23, 2017
Wararka Hadda naga soo gaaraya Magaalda dhuusa Mareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in ...
DHAGEYSO: Maxaa ka cusub Magaalada Dhusamareeb iyo warar sheegaya…
- Aug 23, 2017
Waxaa laga dareemaya Dhaqdhaqaaq ciidan magaalada Dhusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud halkaas oo ay ...
DAAWO SAWIRDA Gaadiid Dagaal Oo Lagu Qabsady Xeraale Iyo Warar Shegaya… .
- Aug 23, 2017
Ciidamada Maamulka Ahlu sunna ee Gobolada Dhexe ayaa iskaga baxay Degaanka Xeraale ee waqooyiga ...
DHAGEYSO+SAWIRO: Sarkaal hugaaminaya ciidamada Xeraale kula dagaalamay Ahlu sunna oo ka hadlay xaalada iyo bixitanka …..
- Aug 23, 2017
Cabdulaahi Macalin oo ka mid ah Sarakiisha hugaaminaya ciidamadanka Xeraale kula dagaalamay Maamulka Gobolada ...
Ciidamada Ahlu sunna oo isaga baxay Xeraale ka dib Duulaanka Galmudug
- Aug 23, 2017
Maamulka Ahlu Sunna ee Gobollada dhexe ayaa Ciidamadooda kala baxay dhamaan degaannada ay ka ...
DEG DEG: Dagaal culus oo hada socda & Galmudug oo deegaan kala wareegtay Ahlu sunna
- Aug 23, 2017
Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayan in deegaanka Mareer Gur ...
Deg Deg ah-Xiisad u dhaxeysa Ahlusuna iyo Galmudug oo ka Taagan deegaanka Mareergur iyo warar sheegay in loo diray
- Aug 23, 2017
Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa saaka la wareegay deegaanka Mareergur oo ...
DHAGAYSO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Wadahadaladda Galmudug & Ahlu Sunna oo meel wanaagsan maraya & qodoboo…
- Aug 23, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulamo aan caadi aheyn oo magaaladda Cadaado uga ...
XOG CUSUB: RW Kheyre oo Cadaadis xoogan ka helaya Xildhibaanadda, Beelaha Hawiye & Xafiiska Madaxweynaha (SABABTA)
- Aug 23, 2017
Xildhibaanadda aqalka sare ayaa ku dhegan Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya iyo afar kamid ah ...
SAWIRRO: Isgoyska KM4 & taaladda Axmed Gurey oo Caawa dib loo furay & Bilicdii..
- Aug 23, 2017
Waxaa caawa dib loo furay Taalada isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kadib markii muddo ...

.