War Deg Deg ah:- Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo Goor dhaw Heshiis gaaray
Madaxweyneyaasha Puntland iyo Galmudug ee kala C/kariin Xuseen Guuleed iyo C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Heshiis hor dhac ah ku gaaray Wadanka Imaaraadka Carabta.
Heshiiska ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Madaxda Dowladda Imaaraadka Carabta,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe,Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan iyo Madaxweynaha Maamulka Cusub ee Hirshabelle Mudane Cali C/llaahi Cosoble.
5mg cialis for sale Goor dhow Fillo Insha Allah Faah-faahinta