War Deg Deg ah:- Wafdigii C/kariin Guuleed oo loo diiday in ay Cadaado ka degaan

Wafdi ka kooban Siyaasiin iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee Galmudug dhawaan lagu soo doortay oo Maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya islamarkaana Cadaado ku wajahnaa si ay u xaliyaan Khilaafka ka dhashay Xilka qaadistii lagu sameeyay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Wafdiga loo diiday Cadaado in ay ka degaan ayaa ka degay Magaalada Galkacyo dhanka Galmudug.

Wafdiga ayaa waxaa Muqdisho ka diray C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynihii ay Xilka ka qaadeen Baarlamaanka Galmudug.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




AKHRISO; Taariikh Nololeedka iyo sirta ka danbeysa magacaabista Taliyaha cusub ee NISA?
- Feb 19, 2018
Taliyaha Nabad sugidda ayaa Maanta loo magacaabay Xuseen Cusmaan Xuseen kadib markii looga dhawaaqay ...
Sheikh Maxamed Shaakir oo duleedka kaga baxay Dhuusamareeb & Ujeedka socdaalkiisa oo la ogaaday
- Feb 19, 2018
Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Qaar ka mid ah ...
Sidee Al-Shabaab uga hadleen magacaabista Taliyeyaasha Ciidanka DF,Maxeysa kaga dhigan tahay?
- Feb 19, 2018
Golaha Wasiirada ayaa maanta shir ay ku yeesheen magacaabay Taliyaal cusub oo ay yeelanayso ...
XOG: Maxaa Keenay in lagu boodo Cabdi Jiinow Alasow & shaqsiyaad kale caan la sugayay magacaabistooda?
- Feb 19, 2018
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya shir ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayay ku ...
Wax badan ka Ogow Taariikhda Maareeyaha cusub ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaran oo shaqsi caan ah loo magacaabay
- Feb 19, 2018
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta ...
XOG CUSUB: Khilaaf bilo jirsaday oo u dhexeeyay Kheyre & Jawaari oo xal laga gaaray
- Feb 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya xarunta Villa Somalia ayaa sheegaya in xal Siyaasadeed laga gaaray Khilaaf hoose oo ...
XOG: Taliye Ku Xigeenkii Nabad Sugidda oo isagoo Lacago Malaayiin Dollar ah wata lagu qabtay Garoonka Muqdisho
- Feb 19, 2018
Ciidamo katirsan DF­ka ayaa gacanta ku dhigtay sarkaalkii ugu sarreeyay hay’adda sirdoonka ee loo yaqaan Nabad sugidda. Ilo ...
XOG: Xafiiska Kheyre oo Mashquul ah & Wasiiro la Magacaabayo & kuwa Xilalka laga qaadayo
- Feb 19, 2018
Warar ay heshay Codkagalmudug  ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaare Xasan Cali kheyre uu wado ...
XOG: Xildhibaano Banaanka soo dhigay Kalsoonida ay ku qabaan inay Xafiiska ka diraan Kheyre
- Feb 19, 2018
Xog gaara oo ay heshay Codkagalmudug ayaa sheegeysa in Xildhibaano ku shiray Magaalada Muqdisho ...
KASHIFAAD: Kheyre Iyo Farmaajo Oo Isku Haysta Arrin Aad u Halis Ah
- Feb 19, 2018
Warar hoose oo aan ka helnay madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in hadda uu ...
XOG CUSUB: Hogaamiyaha Daacishta Somalia oo Xaalad Halis ah ku jira
- Feb 19, 2018
Warar soo baxaaya ayaa sheegaya inuu xanuunsan yahay Hogaamiyaha Daacishta Somalia Cabdulkhaadir Muumin oo uu Saldhigiisu yahay Buuraaleyda ...
XOG CUSUB: Xildhibaanno Wada In Si Dadbad Baarlamaanka Galmudug Loogu Shaqo
- Feb 19, 2018
Xildhibaanno ka kala tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya iyo Galmudug ayaa wada qorsheyaal ...
Ganacsatada Muqdisho ee Khilaaf kaga tagay Kheyre oo Maanta la Kulmaya Xildhibaanada Baarlamaanka
- Feb 19, 2018
Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan beenebeene Gudoomiyaha Guddiga ganacasiga iyo Warshada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa ...
XOG DEG DEG AH: Golaha Wasiirada Somalia oo Kulan Lama filaan ah Maanta isugu imaanaya
- Feb 19, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonkaro Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ...
Sawiro-Shirka Golaha Amniga oo Dhuusa mareeb ka furmay iyo qodobada looga hadlay
- Feb 18, 2018
#DHUUSAMAREEB Shirka Golaha amniga ee galmudug ayaa maanta ka furmey magaalada dhuusamareeb kaasoo socon doona ...
XOG: C/raxman C/Shakur oo sheegay in Al shabaab ay Weerar kusoo qaadi rabaan & Madaxda Dalka oo Arintan lagala hadlayo
- Feb 18, 2018
Warar hoose oo ay heshay Codkagalmudug  ayaa sheegaya in Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan ...
Daawo Sawiradda Sida loogu kala Cararay Maanta Suuqa Bakaaraha & Shaqo Joojinta lagu Dhawaaqay
- Feb 18, 2018
Guud ahaan waxaa saaka xiran Ganacsigii Suuqa ugu weyn ee Soomaaliya ee Bakaaro, kaddib ...
Shir deg deg ah oo la filayo in uu gor dhow ka furmo dhuusa mareeb iyo madax ka qeyb galeysa..
- Feb 18, 2018
Shirka gollaha amniga galmudug oo dhuusamareeb ka furmey Waxaana kasoo qeyb galay wasiiro uu ka ...
XOG: Dowlada Mareykanka oo Saldhigyo waa weyn ka sameysaneysa Somalia, Ogow Sababta
- Feb 18, 2018
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dowlada Mareykanka ay wado qorsho ay Saldhigyo Militery uga dhisaneyso ...
XOG: Madaxweyne Farmaajo & Kheyre oo isku Khilaafay Magacaabista Wasiiro Banaan & Taliyeyaal
- Feb 18, 2018
Sida ay wararka nagu soo gaarayaan waxaa Xarunta Villa Somalia ka socda kulamo joogta ah oo ...

.