War Deg Deg ah:-Guddoomiyihii KMG Rugta Ganacsiga Galmudug oo Xilkii laga qaaday

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dowlad Goboleedka Galmudug C/ladiif C/laahi Warsame oo Caawa la hadlay Codka Galmudug ayaa sheegay inuu Xilkii ka qaaday Guddoomiyihii KMG ee Rugta Ganacsiga Dowladda Galmudug Maxamed C/llaahi Marteello .

Wasiirka Ganacsiga Dowladda Galmudug Mudane C/ladiif C/laahi Warsame ayaa sheegay in Sababta Xilka looga qaaday ay tahay Qaladaad uu sameeyay Mas’uulkaas,waxaana uu intaa ku daray Wasiirka Ganacsiga Dowladda Galmudug in horay uu KMG ahaan Xilkaas ugu hayay Maxamed C/llaahi,haddana laga qaaday Xilkaasi.

Wasaaradda Ganacisiga iyo Warshadaha Dowladda Galmudug  ayaa Mudooyinii dambe waday Qorshe lagu hormarinayo Shaqaqadda Wasaaradda Ganacisiga ay u hayso Bulshada Reer Galmudug.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




XOG: R/wasaare Kheyre oo Beri Dalka ka Ambabaxaya, kana soo Horjeestay Amarkii Farmaajo
- Feb 24, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maalinta berri oo Axad ah lagu wadaa ...
Meydad hor leh oo saakay laga helay agagaarka Xarunta Madaxtooyada
- Feb 24, 2018
Magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya xalay waxaa ka dhacay ...
Daawo-Warbixin Dhalinyaro reer Galmudug oo heerar waxbarshada Soo Dhameystay ayaa Gaalkacyo ka furay school loogu tala Galay…
- Feb 24, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=3QfD-tS-eSU&feature=youtu.be
XOG Cusub: Ciidamada DFS oo heegan la geliyay, Weeraro laga cabsi qabo & Bartilmaameedka Cusub ee Shabaab oo…
- Feb 24, 2018
Kadib Weerarkii ay Kooxda Shabaab caawa ka geysteen magaalada Muqdisho ayaa waxaa weli jira ...
Ilaalada Senator Caan ah oo lagu dilay iyo Qaar lagu la’yahay Weerarkii Alshabaab (Aqri)
- Feb 24, 2018
Senator Cabdi Dhuxulow Dheg-dheer oo kamida xildhibaannada caanka ah ee Golaha Aqalka sare ee ...
Ciidamada NISA iyo Kuwa AMISOM oo Caawa ku dagaalamay Muqdisho (Maxay tahay Sababta?)
- Feb 24, 2018
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Nabadsugida Soomaaliya iyo ...
SAWIRRO: Meydadka Shabaabkii caawa weeraray Villa Somalia oo lasoo bandhigay & Khasaaraha oo la ogaaday
- Feb 24, 2018
Qaraxyo iyo Rasaas xoogan ayaa caawa siyaabo kala duwan waxa ay uga dhaceen Agagaarka ...
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxyada iyo Rasaasta ka dhaceysa Muqdisho
- Feb 23, 2018
Dhawaqa rasaas ayaa laga maqlayaa nawaaxiga Masaajidka Isbaheysiga Magaalada Muqdisho iyo agagaarka Xerada Dhagaxtuur ...
DEG DEG: Qarax labaad oo dhacay iyo Rasaas xoogan oo caawa ka socda Muqdisho
- Feb 23, 2018
Qarax labaad ayaa waxa uu goordhow ka dhacay inta u dhexeysa Tiyaatarka iyo Wasaarada ...
DEG DEG: Qarax Xooggan Oo Ruxay Muqdisho Iyo Rasaas Socota
- Feb 23, 2018
Goor dhow aaxa la maqlay qarax aad u xooggan, kaasi oo ka dhacay magaalada ...
Daawo-Waa Sidee Xaalada Amaan ee Deeganada Galmudug kadib heshiiskii ….
- Feb 23, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=b0JiPtADSQ4
Daawo-Maxaa ku soo kordhay Hobyo
- Feb 23, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=FkWRikSlg_U&feature=youtu.be
La taliyaha Madaxweynaha iyo masuulyiin ka tirsan Galmudug oo Dadaal nabadeed ka Wada Magaalada Cadaado
- Feb 21, 2018
   Wadahadalaadaan Dib uheshiisiinta ah   ee lagu dhexdhexaadinayo   Dhinacayada  Beela ku dagaalamay  Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud   ayaa waxaa  Garwadeen ka ...
XOG: RW Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur oo shir qarsoodi ah yeeshay & Xiisadii oo xal laga gaarayo
- Feb 21, 2018
Kiiska weerarkii lagu qaaday Guriga Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ee dhaliyey xiisad siyaasadeed iyo ...
Daawo Barakacayaasha ku nool Magaalada Hobyo oo laga Farxiyay
- Feb 21, 2018
Iyadoo Magaalo Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ay ku nool yihiin Boqolaal Qoys oo ...
XOG: MD Xaaf oo Warqad rasmi ah u gudbiyay madaxweyne Farmaajo & mashaariicdii uu amray oo
- Feb 21, 2018
 Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka dalbaday Dowladda Soomaaliya in si ...
Mas’uul MD Farmaajo u diray Cadaado oo Qorshe Cajiib ah la soo baxay & Shacabka oo ka hadlay
- Feb 21, 2018
  Wadahadaladaan Dib u heshiisiinta ah ee lagu dhex dhexaadinayo Dhinacayada  Beeloku dagaalamay  Deegaano ka tirsan ...
Sheikh Maxamed Shaakir oo balan ku qadaay intaan la gaarin 2020 Shabaab ciribtirayan
- Feb 21, 2018
Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in shirkii looga hadlayay ...
DHAGEYSO: Xiisad ka taagan Magaalada Cadaado & Ciidamo Jidgooyo dhigtay Afaafka hore ee Xarunta Degmada
- Feb 21, 2018
Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka magaaladaasi ay ...
XOG: Wasiiro & Xildhibaano ku Qasbaya Gudoomiyaha G/Banaadir inuu Xilal u Magacaabo dad ku Qabiil ah
- Feb 21, 2018
Warar hoose oo ay heshay Wakaalada Codkagalmudug  ayaa sheegaya in Wasiiro iyo Xildhibaano ay ...

.