XOG: Madaxweyne Farmaajo oo magaaabaya Saraakiil uu ka mid yahay Gen. Yuusuf Indha-cadde

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo taliyaha cusub ee ciidamada xoogga ay wadaan isbedel lagu sameynayo taliyeyaasha iyo hogaannada ciidamada.

Madaxweyne Farmaajo oo dhowaan xilalka ka qaaday taliyeyaasha ciidamada ayaa si gaara xoogga u saaraya dib u habeynta saraakiisha ciidamada iyo hogaannada kala duwan, waxaana la sheegay inuu kulamo gaara a yeeshay saraakiil gaareysa 9 oo hore ula soo shaqeeyay.

Saraakiisha xilalka loo magacaabayo ee uu daneynayo madaxweyne Farmaajo waxaa ugu horeeya Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo hore  u soo noqday wasiiru dowlaha Gaashaandhigga, lana soo shaqeeyay Farmaajo xilligii uu haa Ra’iisal wasaaraha 2011.

Madaxweynaha ayaa xafldii xuska 57 guurada ciidamada xooggga u yeeray dhammaan saraakiishii ay hore u wada shaqeeyeen oo uu ka dhex muuqday Gen. Indha-cadde isagoo sheegay inay yihiin raggii Xamar ka saaray Alshabaab.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




(Deg Deg ah-Dhageyso)Galmudug oo gor dhow beenisay Heshiiskii Maanta uu sheegay Gen-Galaal si adagna ugu hadashay Xiisada ka Taagan……
- Aug 23, 2017
Wasiirka wasaarada waefaafinta Dowlada Galmudug Maxamuud Cismaan Masagawa oo Gor Dhow Shir Jaraaid ku ...
Dhageyso-Nabadoon Xaad oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xeraale
- Aug 23, 2017
Nabadoonada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah lagu joojiyo dagaalada  ka ...
Qaabkee Wasiirka Waxbarashada looga reebay Wafdigii Madaxweynaha ee Masar aaday (Warbixin)
- Aug 23, 2017
Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Villa Somalia C/risaaq Axmed Shoole ayaa la ogaaday inuu ka reebay ...
Maxaa hadda ka socda Dhuusa Mareeb oo ah Caasimada Galmudug kadib Markii ciidamo badan …..
- Aug 23, 2017
Warar hoose oo naga soo gaarayo Degmada Dhusamareb ee Gobalka Galgaduud ayaa shegaya in ...
(DEG DEG: Dhageyso)Galaal”Galmudug iyo Ahlu-Sunna waa laysku darayaa
- Aug 23, 2017
Janaraal Maxamad Nuur Galaal ayaa sheegay in labada madaxweyne ee Galmudug iyo Ahlu-Sunna Waljamaaca ...
XOG: Isku shaandheynta golaha wasiirada Kheyre iyo isbadalka hab qeybsiga Beelaha
- Aug 23, 2017
Wararka ka imaanaya magaalada dhuusamareeb ee xarunta gobalka galgaduud ayaa soo sheegaya in maanta ...
Deg Deg ah-Sheikh Shaakir Oo Mudda kadib hadal aan looga Baran sheegay kadib Markii Ciidamada Galmudug ay gaareen……
- Aug 23, 2017
Janaraal Maxamad Nuur Galaal ayaa sheegay in labada madaxweyne ee Galmudug iyo Ahlu-Sunna Waljamaaca ...
Gobolada dhexe & Galmudug; dagaal aan dani ku jirin, dadna ku dhimanayaan.
- Aug 23, 2017
Dagaalka ka taagan Xeraale; colaadda loo qiildeyayo ee qabanqaabadeedu ka socoto inta u dhexeysa ...
KASHIFAAD: Shirkado lacag ku qaata dilista Dadka oo kusoo kordhay magaalada Muqdisho
- Aug 23, 2017
Waxaa dib usoo laabtay shirkado lacag ku qaata iney dadka dilaan, una abaabulan qaab ...
LA OGAADAY: Xiriirkii Maraykanka iyo Puntland oo meel xun gaaray iyo warar sheegaya in ciidamada..
- Aug 23, 2017
Sida ay xogtan ku heshay wakaaladda wararka ee Warqaad.com, waxaa meel xun gaaray xiriirka ...
DEG DEG: Dagaal ka bilowday inta u dhexeysa Dhusamareeb iyo Mareergur
- Aug 23, 2017
Wararka Hadda naga soo gaaraya Magaalda dhuusa Mareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in ...
DHAGEYSO: Maxaa ka cusub Magaalada Dhusamareeb iyo warar sheegaya…
- Aug 23, 2017
Waxaa laga dareemaya Dhaqdhaqaaq ciidan magaalada Dhusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud halkaas oo ay ...
DAAWO SAWIRDA Gaadiid Dagaal Oo Lagu Qabsady Xeraale Iyo Warar Shegaya… .
- Aug 23, 2017
Ciidamada Maamulka Ahlu sunna ee Gobolada Dhexe ayaa iskaga baxay Degaanka Xeraale ee waqooyiga ...
DHAGEYSO+SAWIRO: Sarkaal hugaaminaya ciidamada Xeraale kula dagaalamay Ahlu sunna oo ka hadlay xaalada iyo bixitanka …..
- Aug 23, 2017
Cabdulaahi Macalin oo ka mid ah Sarakiisha hugaaminaya ciidamadanka Xeraale kula dagaalamay Maamulka Gobolada ...
Ciidamada Ahlu sunna oo isaga baxay Xeraale ka dib Duulaanka Galmudug
- Aug 23, 2017
Maamulka Ahlu Sunna ee Gobollada dhexe ayaa Ciidamadooda kala baxay dhamaan degaannada ay ka ...
DEG DEG: Dagaal culus oo hada socda & Galmudug oo deegaan kala wareegtay Ahlu sunna
- Aug 23, 2017
Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayan in deegaanka Mareer Gur ...
Deg Deg ah-Xiisad u dhaxeysa Ahlusuna iyo Galmudug oo ka Taagan deegaanka Mareergur iyo warar sheegay in loo diray
- Aug 23, 2017
Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa saaka la wareegay deegaanka Mareergur oo ...
DHAGAYSO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Wadahadaladda Galmudug & Ahlu Sunna oo meel wanaagsan maraya & qodoboo…
- Aug 23, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulamo aan caadi aheyn oo magaaladda Cadaado uga ...
XOG CUSUB: RW Kheyre oo Cadaadis xoogan ka helaya Xildhibaanadda, Beelaha Hawiye & Xafiiska Madaxweynaha (SABABTA)
- Aug 23, 2017
Xildhibaanadda aqalka sare ayaa ku dhegan Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya iyo afar kamid ah ...
SAWIRRO: Isgoyska KM4 & taaladda Axmed Gurey oo Caawa dib loo furay & Bilicdii..
- Aug 23, 2017
Waxaa caawa dib loo furay Taalada isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kadib markii muddo ...

.