SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo kulan Xasaasi ah la yeeshay Ahlu Sunna & Arimaha laga hadlay oo…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho iyo wadahadal ah la qaatay madaxda Ahlu Sunnah Wal Jamaaca.

Kulanka ayaa la isku weydaarsaday fikirka kooxda Ahlu suna ay ka qabto ee wadahadalka lagu dhexdhexaadinayo iyaga iyo Galmudug.

Ujeedka kulanka iyo cashada ayaa ahayad in la dardargeliyo wadahadallada magaalada Muqdisho uga furmaya Ahlu Sunna iyo Galmudug.

Waxaa goobjoog ka ahaa kulankaas Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdi Faarax Juxa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Yuusuf Garaad Cumar iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdulqaadir Macallin Nuur.

Ahlu suna ayaa la sheegay inay aad u fog yahay mowqifkooda oo sidii la filayay ay ka xag jirsan yihiin sida ka muuqatay go’aanada iyo shuruudaha ay wataan.

Madaxda DFS ayaa isku dayaya in Ahlu Sunna Waljamaaca ay ku qanciyaan iney dhinac ka raacaan isbadalka cusub ee dalka isla markaana xubno ku yeeshaan Galmudug.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Sawiro-Madaxda ugu sareysa Galmudug oo kulan is cafin ah ku yeeshay Muqdisho iyo Sheikh Shaakir oo ku baaqay…..
- Dec 10, 2017
Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta kulan la qaatay hogaamiyaha maamulka ahlusuna Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ...
Madaxda Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug”Sawiro”
- Dec 10, 2017
Madaxda Maamulka Galmudug ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Gobolleedka ...
DEG DEG: Ciidamada Puntland oo Gabdho Dhimirka la’ ku kufsaday Garacad
- Dec 10, 2017
Wararka ka imaanaya degaan Xeebeedka Garacad oo  ka tirsan degmada Jarriiban ee gobolka Mudug ...
XOG: Ciidamadii qaadi lahaa dagaalka uu iclaamiyay Farmaajo oo Xero ku Bahdilan
- Dec 10, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in xero duleedka ka ...
DEG DEG: Weerar ka dhacay Gobolka Baay oo lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab
- Dec 10, 2017
Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay ...
DEG DEG: Banaanbax ka socda Wadada isku xirta Muqdisho & Afgooye, Sababta oo la ogaaday
- Dec 10, 2017
 Waxaa saaka hakad ku jira Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyada oo Wadayaasha ...
XOG: Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay Madaxweyne Gaas iyo Xildhibaanada Puntland
- Dec 10, 2017
Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa ka horyimid xubno gaaraya 7 oo uu magacaabay madaxweynaha ...
XASAASI: Sarkaal ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Somaliya oo is casilay
- Dec 10, 2017
Elizabeth Shackelford,ayaa sheegtay in Madaxweynaha Mareykanka iyo Xoghayihiisa arrimaha dibadda aysan muhiimadda siin Afrika ...
XOG: Qaar ka mid ah wejiyada cusub ee kasoo muuqan doona Golaha Wasiirada cusub
- Dec 10, 2017
Ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in 3 Wasiir oo kamid ahaa xukuumaddii ...
Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in Xilal uu siinayo Ahlu sunna, Ogow sababta
- Dec 10, 2017
Wasiirka Bay’ada Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cabdi Kariin Nuur Xasan ayaa waxaa uu ka hadlay ...
(Deg Deg ah-Sawiro)Wafdi ka socda UNka oo gaaray dhuusamareeb kuwasi oo si deg deg ah uga jawaabi doona……
- Dec 9, 2017
wafdigaan oo isugu jira engineero iyo madax kale oo UN kasocda ayaa waxaa garoonka ...
XOG: Khilaafkii Madaxda Al shabaab oo sii Xoogeystay & Hogaamiyaha ugu sareeya oo Dil lagu xukumay
- Dec 9, 2017
Warar hoose oo ay heshay Wakaalada Codkagalmudug.com ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Al shabaab Axmed ...
XOG: Shaqsiga ku qasbay Trump inuu Qudus u aqoonsado Caasimada Israa’iil oo la ogaaday
- Dec 9, 2017
Sheldon G. Adelson  oo ah Ganacsade Yuhuud ah islamarkaana ah Bilyaneer ayaa $20 Milyan ...
Tiiceey oo dib u helay Xoriyadiisa
- Dec 9, 2017
Tiiceey oo dib u helay Xoriyadiis Madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan ...
Dhageyso:-Maxaa La Gudboon Baarlamaanka Galmudug Kadib Heshiiskii Ahlusuna? (Warbixin
- Dec 9, 2017
Xilli dhawaan Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna ay heshiis ku gaareen Magalada Muqdisho ayaa waxa ...
DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Hogaamiyeyaal ka tirsan Al shabaab ay gaareen Caabudwaaq?
- Dec 9, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Caabudwaaq ee Galmudug ayaa beeniyay in xubno ...
Sawiro-Dakada Hobyo ayaa dhawaan markale shaqo bilaabi doonta
- Dec 9, 2017
Dakada Hobyo ayaa dhawaan markale shaqo bilaabi doonta Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo ...
Golaha Ammaanka Oo Kulan Degdeg Ah Ka Leh Xiisadda Qudus
- Dec 8, 2017
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa waxaa maanta lagu wadaa in kulan deg deg ...
Xildhibaanno si lama filaan ah uga hadlay heshiiskii DFS iyo USA
- Dec 8, 2017
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay ...
Taliyaha Saldhiga Degmada Xaafuun Oo Dilay Gudoomiye Ku Xigeenkii Degmadaas
- Dec 7, 2017
Gudoomiye ku xigeenkii degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar Maamulka puntland ayaa u geeriyooday dhaawac ...

.