WAR DEG DEG AH: Dagaal Looga waabariistay gobolka Gedo

Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi saakay uu ka socdo degmada Baardheere ee gobolkaasi.

Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa iney weerar kusoo qaadeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee fariisinka ku leh duleedka Baardheere.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaan, xaaladda waa mid aad u kacsan, waxaana lasoo sheegayaa in la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.

La soco wixii kusoo kordha

codkagalmudug

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waa Maxay Sababta uusan Erdogan u hilmaami doonin Xasan Sh Maxamuud?
- Apr 28, 2017
Waa Maxay Sababta uusan Erdogan u hilmaami doonin Xasan Sh Maxamuud? Madaxweynaha dalka Turkey Rajab ...
La Yaab: Haweeney dhashay 38 cunug iyadoo 37 jir ah iyo sida ay ku dhacday (SAWIRRO)
- Apr 28, 2017
Hooyada lagu magacaabo Mariam Nabatanzi ayaa dhammaan ilmaha ay dhashay ku umushay gurigeeda dhexdiisa ...
XOG-WARAN: Codkagalmudug.com oo ogaatay Qodobadii Yaabka lahaa ee Fashiliyay Wadahadalkii Galmudug & Ahlu Sunna…
- Apr 28, 2017
Wadahadaladii udhaxeeyay Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Galmudug State ayaa kusoo dhamaaday fashil iyadoo dowladda ...
DEG-DEG: Codkagalmudug oo ogaatay cida ka dambeysay Nabaddoonkii Gaalkacyo lagu dilay iyo sababta loo dilay.
- Apr 28, 2017
Warbaahinta Codkagalmudug oo xogo kala duwan heshay ayaa ogaatay cida ka dambeysay dilka nabaddoon ...
DAAWO: Xasan Daahir Aweys oo Muuqaalkii ugu horeeyay soo duubay, Xaaladiisa & Sir Badan oo uu Fashiliyay
- Apr 27, 2017
Wadaadka Caanka ah ee Xasan Daahir Aweys kaas oo mudo sanado ah xabsi guri ...
DF oo war aan la fileyn ka soo saartay wadahadalkii Galmudug & Ahlusuna
- Apr 27, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay war ku saabsan waanwaanntii ay ka dhex ...
DHAGEYSO: Waxgaradka Galmudug oo ku hanjabay in farogelin degdeg ah ku sameyn doonaan…
- Apr 27, 2017
Waxaa odayaasha dhaqanka Galmudug, markii ugu horeysay ka hadleen doorashada madaxweynaha maamulka oo dib ...
Akhriso: Booqashada Farmaajo Ee Turkiga Iyo Hehiisyada Taariikhiga Ah Ee Labada Dhinac
- Apr 27, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan booqasho 3 maalmood ...
WAR DEG DEG: Labo Wiil oo Walaalo ah oo si xun goordhow loogu dilay Muqdisho (Magacyadooda)
- Apr 27, 2017
Wararka naga soo gaarayo degmada Wadajir ayaa ku waramaya in lagu dilay xaafada Siliga ...
Top: DF oo billowday qorshihii ciidanka & Sida loogu qeybiyey Maamulada
- Apr 27, 2017
Wasiirka Difaaca Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa bilaabay diyaarinta Ciidamada Xoogga ee dhawaan ...
XOG: Beel is hortaagtay Masuul uu Magacaabay RW kheyre iyo MD Farmaajo oo faro geliyay
- Apr 27, 2017
Culees badan ayaa dhanka beesha Daarood kaga yimid Madaxweyne Farmaajo Kadib markii la damcay ...
War Deg Deg:-Al-shabaab oo Weerar Ku ah Hoteelo ay Degan Yihiin Wasiirada Soomaliya
- Apr 27, 2017
Ilo lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijiyay in Dagaalyahanax XarakadaAl-shabaab ay weerar ku yihiin Hoteelo ...
Sawirro: 14 Ruux oo Shuban Biyood ugu geeriyootay deegaanka Gadoon
- Apr 27, 2017
Deegaanka Gadoon oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa todobaadkan waxaa cudurka Shuban ...
War Deg Deg ah:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho kula Shirsan Hogaamiyaha Guud Ee Ahlusunna
- Apr 26, 2017
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Caawa Kulan la leh Guddoomiyaha Guud ...
WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Farmaajo oo Yuusuf Jeelle umagacaabay Xil Cusub
- Apr 26, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta u magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha ...
(War Cusub);-Musharraxiinta Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Mudo Kooban Loo Qabtay..
- Apr 26, 2017
Guddiga doorashada Galmudug ayaa muddo 24-saac ah gudaheed uga yeeray degmada Cadaado iney ku ...
FAALLO: Yaa diiddan Dowladda Madaxweyne Farmaajo ?
- Apr 26, 2017
Waxaan falanqeyn-taydan si kooban ugu sharraxayaa in dad badan ay si qaldan u isticmaalayaan ...
DHAGEYSO: Mahad Salaad” Madaxda Qaranka ee Godka ku ridaya Ciidamada waan in la Fadeexeeya lana Maxkamadeeyo”+(Xildhibaan Damu-Jadiid)..
- Apr 26, 2017
ildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ...
DEG DEG: Dagaal culus oo caawa ka dhax qaraxay Al-Shabaab iyo Ethiopia
- Apr 26, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaal culus uu ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Turkiga
- Apr 26, 2017
Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaaladda Ankara ee caasimadda dalka ...

.