Halkee marayaa Wadahadalka Galmudug & Ahlusunno?

Waxaa magaalada Muqdisho ku sugan wafuud ka kala socota Dowlad goboleedka Galmudug iyo maamulka Ahlusunno, wufuudaan ayaa halkaasi u jooga sidii loo dhameyn lahaa khilaafka Siyaasadeed ee ka jira gobolada dhexe.

Labada dhinac ayaa guddiyo u xilsaartay wadaxaajoodka, sidoo kale dowlada Federaalka ayaa magacowday guddi dhexdhexaadin oo uu hogaaminayo wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Siciid Juxa.

Gudiga Galmudug ku matalaya wada hadalka ayaan wali la kulmin guddiga dhexdhexaadinta ee dowladu magacowday, waxaana lagu wargaliyey in marka ay Gudiga dowlada iyo Ahlu sunno wax meel isla dhigaan kadib ay la kulmi doonaan si ay dhankooda looga dhageysto aragtidooda.

Dowlada ayaa u kala dabqaadaysa labada dhinac, waxaana muuqata in dowladu ay ku adkaatay in ay Ahlu sunno ku qanciyaan in ay ka dabcaan shuruudaha farabadan oo ay wataan.

Ahlu sunno ayaa ku doodaysa in marka hore dowladu xaliso dalabkooda, kadibna loo gudbo wada hadalka Galmudug iyo Ahlu sunno.

Dhanka kale Waxgaradka Gobolada dhexe ayaa cod dheer ku sheegay in labada dhinac tanaasul la yimaadaan, una daneeyaan bulshada tabaalaysan.

Sidoo kale waxaa gabaabsi ah waqtigii ay dowladu ugu talagashay wada hadalka oo ku eg 24 bishan sida ku qorneyd heshiiskii dowladu la gashay Galmudug, muddo saddex maalmood ayaa ka dhiman mudadaas. Wadaxaajoodka ayaa u muuqda inuu u baahan yahay waqti dheeraad ah.

codkagalmudug

Fikradaha Akhristayaasha (0)




DAAWO: Xasan Daahir Aweys oo Muuqaalkii ugu horeeyay soo duubay, Xaaladiisa & Sir Badan oo uu Fashiliyay
- Apr 27, 2017
Wadaadka Caanka ah ee Xasan Daahir Aweys kaas oo mudo sanado ah xabsi guri ...
DF oo war aan la fileyn ka soo saartay wadahadalkii Galmudug & Ahlusuna
- Apr 27, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay war ku saabsan waanwaanntii ay ka dhex ...
DHAGEYSO: Waxgaradka Galmudug oo ku hanjabay in farogelin degdeg ah ku sameyn doonaan…
- Apr 27, 2017
Waxaa odayaasha dhaqanka Galmudug, markii ugu horeysay ka hadleen doorashada madaxweynaha maamulka oo dib ...
Akhriso: Booqashada Farmaajo Ee Turkiga Iyo Hehiisyada Taariikhiga Ah Ee Labada Dhinac
- Apr 27, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan booqasho 3 maalmood ...
WAR DEG DEG: Labo Wiil oo Walaalo ah oo si xun goordhow loogu dilay Muqdisho (Magacyadooda)
- Apr 27, 2017
Wararka naga soo gaarayo degmada Wadajir ayaa ku waramaya in lagu dilay xaafada Siliga ...
Top: DF oo billowday qorshihii ciidanka & Sida loogu qeybiyey Maamulada
- Apr 27, 2017
Wasiirka Difaaca Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa bilaabay diyaarinta Ciidamada Xoogga ee dhawaan ...
XOG: Beel is hortaagtay Masuul uu Magacaabay RW kheyre iyo MD Farmaajo oo faro geliyay
- Apr 27, 2017
Culees badan ayaa dhanka beesha Daarood kaga yimid Madaxweyne Farmaajo Kadib markii la damcay ...
War Deg Deg:-Al-shabaab oo Weerar Ku ah Hoteelo ay Degan Yihiin Wasiirada Soomaliya
- Apr 27, 2017
Ilo lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijiyay in Dagaalyahanax XarakadaAl-shabaab ay weerar ku yihiin Hoteelo ...
Sawirro: 14 Ruux oo Shuban Biyood ugu geeriyootay deegaanka Gadoon
- Apr 27, 2017
Deegaanka Gadoon oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa todobaadkan waxaa cudurka Shuban ...
War Deg Deg ah:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho kula Shirsan Hogaamiyaha Guud Ee Ahlusunna
- Apr 26, 2017
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Caawa Kulan la leh Guddoomiyaha Guud ...
WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Farmaajo oo Yuusuf Jeelle umagacaabay Xil Cusub
- Apr 26, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta u magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha ...
(War Cusub);-Musharraxiinta Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Mudo Kooban Loo Qabtay..
- Apr 26, 2017
Guddiga doorashada Galmudug ayaa muddo 24-saac ah gudaheed uga yeeray degmada Cadaado iney ku ...
FAALLO: Yaa diiddan Dowladda Madaxweyne Farmaajo ?
- Apr 26, 2017
Waxaan falanqeyn-taydan si kooban ugu sharraxayaa in dad badan ay si qaldan u isticmaalayaan ...
DHAGEYSO: Mahad Salaad” Madaxda Qaranka ee Godka ku ridaya Ciidamada waan in la Fadeexeeya lana Maxkamadeeyo”+(Xildhibaan Damu-Jadiid)..
- Apr 26, 2017
ildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ...
DEG DEG: Dagaal culus oo caawa ka dhax qaraxay Al-Shabaab iyo Ethiopia
- Apr 26, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaal culus uu ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Turkiga
- Apr 26, 2017
Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaaladda Ankara ee caasimadda dalka ...
Wararkii ugu danbeeyay shir xasaasi ah oo caawa u socda RW Kheyre & Madaxda Ahlu suna
- Apr 26, 2017
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu shir xasaasi ah caawa u socdo ...
­­­Musharax Madaxweyne Xaaf Ducaale Geelle oo wada Qorshe lagu Hormarinayo Bulshada Galmudug”Sawiro”
- Apr 25, 2017
Musharaxa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Xaaf Ducaale Geelle oo ka mida Musharaxiinta Ugu ...
War deg deg ah-: Jen Gabre oo weerar Afka ah ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya.
- Apr 25, 2017
Jen Gabre oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Ethiopia ayaa barta uu ku leeyahay ...
Ulajeedka Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Dalka Turkiga
- Apr 25, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda dalka Turkiga, ...

.