DHAGEYSO: Haween Xoolo dhaqato ah oo ay Maleeshiyaad Afduubteen kana Dhacay Galmudug…….

Waxaa Faah faahino laga helayaa Labo haween ah oo lagu Afduubtay Deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Haweenka ayaa la sheegaya in ay afduubteen Rag maleeshiyaad ah kuwaas oo hubyesanaa kadibna xoog ku ka xeystay Labada Haweenka ah waxaana uu falka Afduubka uu ka dhacay Deegaanka Gelinsoor.

Cali Siciid Axmed Guddoomiyaha Deegaanka Gelinsoor ayaa xaqiijiyay in Labada Gabdhood ee laga afduubtay Deegaanka uu gudoomiyaha ka yahay in lagu hayo Deegaanka Kaxan dhaale.

Waxaana Afduubka Haweenkan lagu sheegay in uu salka ku haayo Isku dhac beeleed oo waayadan ka taagnaa Deeganada Gobolka Galgaduud, warar soo baxaya ayaa sheegaya in Haweenka la Afduubtay ay ahaayeen Dad xoolo dhaqato iska ahaa.

Degaanka kaxan dhaale waxaa jooga Ciidamada Liyuu Booliska ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia waxaana inta badan Ciidamadaas ay dhibaato ka geystaan Deegaanada Gobolka Galgaduud sida Gelinsoor oo u dhaxeysa Xadka Gobolada Mudug iyo Galgaduud.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Sawiro-Reer Galmudug oo Mudda kadib Rajada ay qabeen u rumoobi rabta kadib markii….
- Aug 19, 2017
Wafdi Ka Socda Dowlada Galmudug Ganacsato iyo Ganacsato Maalgeshan Raba Hobyo ayaa Maante Soo ...
SAWIRRO: Gudoomiyaha iyo ku xigeenka Ururada Bulshadda Rayidka ah ee Galmudug oo Cadaado lagu doortay
- Aug 19, 2017
Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado uga ka qeyb galay ...
DEG DEG: Madaafiic lagu Garaacay Xeraale & Dhacdo xanuun badan oo ka dhalatay
- Aug 19, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maanta Maleeshiyaad Taabacsan ...
Daawo;-Sawirada;-Dhalinyarada isdhexgalka Gaalkcyo oo Kulan dhiiri Galin ah La Qaaday Ciidanka Isku Dhafka. Galmudug,Iyo Puntland.
- Aug 19, 2017
Kulankaan oo ahaa mid ay Soo Qaban Qabiyeen Madasha Isdhexaglka Dhalinyarada Degmada Gaalkcyo ayaa ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Muqdisho looga yeeray, deg degna u aaday
- Aug 19, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa gelinkii dambe ee maanta safar deg deg ...
Daawo. Sawirrada;-Maamulka Degmada Gaalkcyo. Galmudug oo Ku Baaqay in laga Qeyb qaadto Hormarinta Degaanka. Qor,qoora.
- Aug 18, 2017
Xumno ka Socday. Maaulka degmada Gaalkcyo Galmudug ayaa kormeer ku tagay degaanka qor.qoora oo ...
Ugaaska Xawaadle oo shir deg deg ah isugu yeerey dhamaan Siyaasiyiinta Beesha
- Aug 18, 2017
Iyadoo Xiisad Siyaasadeed ay ka taagan tahay Maamul Gobeleedkii dhawaan lagu yegleeley Magaalada Jowhar ...
Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo laga dareemayo Godin-labe iyo Mareer-gur
- Aug 18, 2017
Ciidamo iyo Gaawaari Gaashaaman oo ka amar qaata Galmudug Kana yimid Magaalada Cadaado xarunta ...
SAWIRRO: Maxaad ka taqaan shanta dal ee caalamka dadkoodu ay ugu cimriga dheer yihiin ?
- Aug 18, 2017
Dalka Japan ayaa ka mid ah shanta dal ee caalamka dadkoodu ay ugu cimriga dheer yihiin ...
WARARKII ugu Dambeeyey Dagaalkii ugu cuslaa oo ka dhacay Xeraale iyo Ahlusuna oo laga saaray
- Aug 18, 2017
Dagaalkii ugu cuslaa ayaa shalay ka dhacay degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud, iyadoo qasaare ...
Sawiro-Qoraa Najax Aadan Farah oo buug cusub ku soo bandhigtay Gaalkacyo…..
- Aug 18, 2017
Caaawa iyo Qoraa.Najax Aadan Farah   Qoraa Najax Aadan Farah Oo Caawa Hotel Five Star ...
Sawiro-Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo shir deg deg ah la yeeshay Golaha wasiirada iyagoona ka wada hadlay…….
- Aug 17, 2017
Kulankii Khamiis laha ahay ee Golaha wasriirada Dowalada Galmudug ayaa lugu ansixiyay sharciga xanaanada ...
Dhageyso-Madaxweyne Xaaf oo ku eedeeyay in Ahlusuna ay dhibaatooyin ka wadaan Gobolada Dhexe
- Aug 17, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf,yaa sheegay in maalmihii uu ku sugnaa Magaalada ...
Sawirro: Booliiska Gaalkacyo oo qabtay howl aad iyo aad u muhiimsan
- Aug 17, 2017
Ciidamada Booliska Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan ...
XOG XASAASI AH: R/wasaare Kheyre oo Hormuud u ah Mooshinka laga wado Shariif Xasan
- Aug 17, 2017
Iyadoo xiisad siyaasadeed oo xoog leh ay ka jirto qaar ka mid Maamul Goboleedyada ...
Weerarradii Mareykanka ee Somaliya 2000-2016, Xogo iyo Howlgalo Qarsoon oo hada la ogaaday
- Aug 17, 2017
Aqristayaasheenna waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa tixane la xiriira weerarrada Mareykanka uu ka filyay ...
Cosoble Oo Kali Noqday Iyo Xildhibaanno Badan Oo Garabkiisa Ka Baxay
- Aug 17, 2017
Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ka soconaya kulamo siyaasadeed oo lagaga hadlayo ...
DEG DEG: Dagaal Laga Baqayo Inuu Ka Dhex Qarxo Puntland & Galmudug Iyo Warar Sheegaya In..
- Aug 17, 2017
Wararka saakay oo Khamiis ah ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ...
AKHRISO: Shacabka Galmudug oo Labo loo kala qeybinayo, kadibna…
- Aug 17, 2017
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay iney muhiim tahay tirakoob lagu ...
War Deg Deg ah:- Diyaarad Goor Dhow ku soo dhacday Duleedka Muqdisho
- Aug 16, 2017
Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goor Dhow Diyaarad Nuuca Duuliye ...

.