Madaxweynaha oo balan qaaday in isbedel weyn laga dareemi doono Muqdisho | Codkagalmudug isha Laga Helo Wararka Xaqiiqda

Madaxweynaha oo balan qaaday in isbedel weyn laga dareemi doono Muqdisho

Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa wuxuu sheegay in muddo afar sano gudahooda ah xamar laga dareemi doono isbedel ballaaran oo ku aadan dhanka horumarinta caasimadda iyo dhanka nadaafadda.

Farmaajo oo xalay ka hadlaayay xaflad lagu qabtay Aqalka dowladda hoose ee Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay inay ka go’an tahay soo celinta bilicdii ay lahaan jirtay Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay dhibaatada Qabyaaladda leedahay, waxa uu ummadda Soomaaliyeed u soo jeediyey in ay ka fogaadaan Qabyaaladda. Waayo Qarankeenna ma dhiso ee waa uu dumiyaa.

“Fadhiga ha laga kaco, dowladda diyaar ayeey u tahay in ay awood siiso dhallnyarada Soomaaliyeed,  dowladda iyo shacabka ma doonayo in  dhexdeena la gelo, si midnimadeena muuqata aan u xoojinn idinkana sii wada taageerada dowladdiina aad u heysaan, caasimadda Soomaaliya  afarta sanno gudaheed waxaa naga go’an inaa ka soo saarno magaalada Africa ugu quruxda badan uguna nadaafadda badan, sidoo kalena aan ka shaqeyno hirgelinta adeegyadiii bulshada, shacabka Somaliyed xoogga haa saaraan sidii aan uga guuleysan lahayn kooxahaan nabadda diiddaan, dhowaanna dalka oo dhan ayaaan ka saareynaa.” Ayuu yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda.

Madaxweynaha Somaliya, ayaa ugu baaqay shacabka in ay bixiyaan canshuurtaa, laakiin waxa uu xusay in magaca canshuur la badeli doono haddii uu Barlamaanka ogollaado oo aan u bixinno Qaaraan Qaran.

“Saddexda bilood ee aan joogno waxaan qabannay, inaan  bixinay mushaaraadka ciidammada iyo shaqaalaha Rayidka ee dowladda, waxaan bilowney inaan soo celinay Karaamadii ummaddeenna oo dalalka adduunka dhan ay noo muujiyeen in ay diyaar u yihiin u istaagidda wax wada qabsi buuxa, shacabka Soomaaliyeed dowladdaan waa middii shacabka, ugu dambeyn waxaan soo jeedinayaa magaalada markaa aragtaan meel walbaa wasakh ayaa taalla, waxaan bilaaabeynaaa ololaha dalkaaga wax u qabso, bishii laba saac kaliyah arrintaan aan ka shaqeynno anigaana bilaaabaya INSHA ALLAH, waxaan kaloo soo jeedinaayaa in maalinta 15-ka May loo asteeyo Maalin Qaran oo fasax ah.” ayuu ku dhammeeyey madaxweynaha hadalkiisa.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




http://mmma.org.uk/members/?co=aida-srl-uk-branch Alshabaab oo caawa soo galay deegaano Hoos yimaada Cadaado
- May 9, 2018
Rag katirsan Al Shabaab ayaa caawa lagu arkay gudaha magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud Magaalada ...
Sawiro-Xaaf iyo wasiirka qorsheynta Soomaliya oo kormeeray Halka laga dhisayo dakada Hobyo.
- May 8, 2018
Madaxda maanta soo gaartay ayaa waxaa ay kormeer ay ku tageen Halka laga dhisayo ...
buy provigil cheap online Sawiro-Madax badan oo gaartay Hobyo…
- May 8, 2018
Xarig jarka aargada iyo dhagax dhiga wajiga 2aad ee wadada. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ...
Madaxda Maanta la filayo iney gaaraan Hobyo iyo wararkii ugu dambeyay…
- May 8, 2018
Magaala xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug waxaa saakay  ka socda diyaargarowga munaasabadda xarigga looga ...
XOG: Xaaf Oo Sammeystay Gaashaan Adag Oo Uu Isaga Difaaco Duulaan Kaga Wajahan DFS
- May 8, 2018
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf aya sameystay awood aad u sareysa ...
Sawiro laga soo qaaday magalada Hobyo
- May 6, 2018

Raiisul wasaare Xasan kheyre oo Hobyo oo beri ku wajahan….
- May 6, 2018
  Raiisul wasaare Xasan Cali kheyre ayaa lagu wadaa in maalinta berito uu gaaro Magaalada ...
Xaaf oo Muqdisho u duulay
- May 6, 2018
Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ...
Hobyo Maanta wey Camiran Tahay?
- May 6, 2018
Hobyo Maanta wey Camiran Tahay Magalada Hobyo oo ah isha dhaqalaha Galmudug ayaa saacdihii ugu ...
Dad ku soo dhaawacmay Dagaal ka dhacay Galgaduud oo la gaarsiyay isbitaalka cadaado..
- May 6, 2018
Waxaa xalay isbitaalka guud ee magaalada Cadaado la keenay 13 qofood oo qaba dhaawacyo ...
Sawiro-Xildhibaanada Galmudug oo ansixiyay Dastuurka Baarlamaanka Galmudug…
- May 5, 2018
  xubnaha baarlamaanka galmudug ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansaxiyey Dastuurka Isku dhafka ah ...
Jahwareerkii ugu xooganaa oo haysta Gudoomiye Yariisow & Olalaha Xilka looga qaadayo oo socda…
- May 5, 2018
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo Xafiiska shaqada jooga muddo ku siman ...
AKHRISO: Dhaarinta Guddoomiye Mursal Kadib, Akhriso 10 Qodob uu Ka Ballanqaaday Golaha Shacabka
- May 3, 2018
Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Maxamed ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo war Cusub ka soo saaray isku darkii Galmudug iyo Ahlusuna waljeeca..
- Apr 29, 2018

XOG: Sababta uu Madaxweyne Farmaajo kaga qeyb gali waayay ciyaarta Finalka Somalia oo la ogaaday
- Apr 29, 2018
Waxaan maanta la filayaa in Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ...
XOG CUSUB: Kheyre iyo Fahad Yaasiin oo Lacago ku Iibsaday Codadka qaar ka mid ah Xildhibaanada
- Apr 29, 2018
Warar hoose oo ay heleyso Codkagalmudug  ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan ...
Galmudug oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo iyadoona sheegtay…..
- Apr 28, 2018
Galmudug Waxa Ay Cambaaresay Kana Tacsiyadeesay Weerarkii Qaraxa ah ee Saaka Lagu dilay Taliyihii ...
Deg Deg ah-Qarax ismiidamin ah oo gor dhow ka dhacay Gaalkacyo iyo Taliye lagu dilay…
- Apr 28, 2018
Qarax ismidaamin ah ayaa lala eegtay Taliyaha Ciidanka isku dhafka dowladda Federaalka usoo magacwday ...
Waa Imisa Tirada lacagta kasoo xarootay Diiwaan galinta Musharaxiinta Gudoomiyaha Golaha Shacabka?
- Apr 26, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu wado in la doorto 30-ka bishan waxaa isku soo ...
Hubkii laga boobay Xeradii Imaaraadka ee Gen. Gordan oo lagu kala iibsanayo Suuqyada Muqdisho (Wax badan ka Ogoow)
- Apr 26, 2018
Sida ay qortay wakaalada wararka ee Reuters ugu yaraan 600 oo hub ayaa laga ...

.