Deg Deg ah-Injineero Kenyan ah oo lagu dilay Degmada…………

Wararka naga soo gaaraya xadka kala qaybiya dalalka Somaliya iyo Kenya, ayaa sheegaya in qarax xoogan lala eegtay gaari ay saarnaayen Injineero Kenyan iyo Somali isugu jirta.

Injineeradan la qarxiyay ayaa ka shaqeynayay Deegaan lagu magacaabo Number City oo ka tirsan degmada Ceel-Waaq Kenya oo ay ugaareen maalmo ka hor howlo shaqo.

Dadkan la qarxiyay ayaa dhawaan ka soo gudbay Degmada Garissa, waxayna horey u soo mareen Wajeer, iyagoo maalmahanba ku sugnaa halka qaraxa gelinkii dambe ee maanta lagula eegtay, sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo.

Injineerada ayaa qaraxa loo dhigay ayaa la socday gaari uu noociisu ahaa Land Cruiser, waxayna la weeraray xilli ay sii caraabayeen.

Saraakiil ayaa Dhacdo.Com u xaqiijiyay in qaraxa lagu dilay lagu dilay laba Injineero ah, oo u dhashay Kenya, halka lagu dhaawacay laba kale oo Somali ah.

Dadka la qarxiyay ayaa deegaanka u tagey farsameynta tawaro ay leedahay Shirkadda Isgaarsiinta SafariCom.

Al-Shabaab ayaa qaraxyo la bartilmaameedsada gawaarida ay wataan Saraakiisha iyo Shaqaalaha Dowladda Kenya.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Daafaca Kooxda Chelsea & Qaranka Brazil David Luiz si dareen leh uga hadlay Qaraxii lagu hoobtay Muqdisho
- Oct 17, 2017
Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa ...
Daawo Sawirrada: Imisa qof oo American ah ayaa ku dhintay qaraxii Zoobe?
- Oct 17, 2017
Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa sii kordhaaya khasaaraha ka dhashay Qaraxii cuslaa ...
Sawirro: Dhismooyinkii ku burburay qaraxa Zoobe oo durba dib u dhis lagu billaabay
- Oct 17, 2017
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilowday dib u dhiska dhismayaasha ku yaalla Isgoyska Zoobe ...
XOG: Warbixin ku saabsan halkii uu ku socday Gaarigii ku qarxay KM5 & Sidee ayku badbaaday
- Oct 17, 2017
Warar kala duwan ayaa kasoo baxay goobta loogu taloglay in lagu qarxiyo gaarigii weynaa ...
XOG: Maxaadan Ogeyn Oo Caawa Ka Socda Villa Soomaaliya, Warar Sheegaya In Farmaajo Uu…
- Oct 17, 2017
Warar si hoose aan uga helnay goor dhow oo caawa ah ayaa waxay sheegayaan ...
Sawiro-Banaabax Looga Soo Horjeeda Qaraxii Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay…..
- Oct 16, 2017
Maamulka iyo Ardayda Jaamacada Gaalkacyo oo Galabta Muujiyay Sida ay ugu xun yihiin weerarkii ...
Daawo Muuqaal: Farmaajo Oo Xarunta Gurmad Qaran kaga jawaabayo Talefoonada Dadka Eheladooda Raadinaya
- Oct 16, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta sameeyey tallaabooyin uu ku muujinayo sida ay ...
Diyaaraddii Turkiga soo diray oo qaadday qaarka mid ah dhaawacyada (Sawirro)
- Oct 16, 2017
Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga qaaday qaar ka mid ah dhaawacyada halista ah ee ...
Wasiirka Caafimaadka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho
- Oct 16, 2017
Wasiirka Caafimaadka dowladda Turkiga iyo Wafdi la socda ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana ay ...
Gaalkacyo waxa lagu dilay Farsamo-yaqaan lagu magacaabo Aweys Daa’uud.
- Oct 16, 2017
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Kooxo ku hubeysnaa Toorey ay dileen ...
DAAWO: RW Kheyre oo Caawa Booqday Isgoyska Zoope & Hadal Qiiro leh oo uu ujeediyay Ciidamada Xasilinta..
- Oct 15, 2017
Ra’isul Wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre ayaa caawa mar kale booqday isgoyska Soobe oo ...
Meydadka ku dhowaad 200 oo ruux oo Galabta la aasay iyo Dhimashada oo sii korortay
- Oct 15, 2017
Waxaa sii kordhaya Khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay Qaraxii xooganaa ee ...
Akhriso Magacyada: Codkagalmudug oo heshay Liiska 127 dhaawac oo aanu ka warqabin ehelkooda oo ku kala jira Isbitaalada…
- Oct 15, 2017
Waxaa soo baxaaya warar dheeraad ah oo weli laga helaayo dhaawacyada la geeyay Isbitaalada ...
Sawirro: Muxuu Farmaajo kusoo arkay Isbitaalka Ordogaan & Isgooyska Soobe ee Muqdisho
- Oct 15, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan dadkii rayidka ...
Daawo Galmudug oo Dalbatay in ay Magdhow ay Sii so Dowlada Mareykanka, Werarkii Jeexdin, Mudug
- Oct 15, 2017
Kulan oo ahaa mid ay ka qeyb galeen Masulin ka Tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ...
Wararkii ugu dambeeyey qaraxa Muqdisho iyo dhimashada oo gaartay….
- Oct 14, 2017
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in ugu yaraan 30 ...
Madaxweynaha Galmudug oo ka Tacsiyeeyay Dadkii lagu xasuuqay Muqdisho,,,,
- Oct 14, 2017
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka #Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan ehelada,qaraabada ...
Mas’uul ka tirsan DF oo kamid noqday dadkii ku dhintay ismiidaamintii ka dhacday Muqdisho +Magaca
- Oct 14, 2017
War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay ...
Sawirro Cusub: Meydad ku hoos jira dhismooyinka ku dumay Qaraxii Soope & Khasaaraha oo kordhay
- Oct 14, 2017
Weerar ismiidaamin ahaa oo loo adeegsaday gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo ...
Thaabit: ” Gurmad deg deg ah baa loo baahanyahay, wax Alla waxaa itaal iyo agab heynay waa isugu keenay”
- Oct 14, 2017
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed oo tagay halka uu ka dhacay Qaraxii xoogaana ...

.