Galmudug iyo Puntland OO Mar kale muran xoogan uu soo kala dhax galay kadib markii shalay uu geystay……

Wararka naga soo gaaraya deegaanka sarjimaale ee bariga magaalada gaalkacyo ayaa kusoo waramaya in halkaasi laga dareemayo xiisad u dhaxaysa malayshiyaad xoola dhaqataa oo kasoo kala jeeda galmudug iyo puntland.

Xiisadaan ayaa salka ku haysa sida ay dadka deegaanku sheegeen geel ay kala dheceen labada dhinac taasi oo keentay in gacan ka hadal uu dhexmaro labada malayshiyo dadna ay ku dhaawacmeen.

Bariga gobalka mudug ayaa marar badan waxaa kusoo noq noqday xiisadaha aan dhamaadka lahayn ee u dhaxaeeya xoola dhaqatada reer galmudug iyo kuwa puntland oo inta badan isku haysta dhul daaqsimeed iyo xoolo la kala dhacay mana jirto cid ilaa iyo haatan arinkaasi xal waara ka gaadhay


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Daawo:Qaabka RW Abiy Ahmed loogala cararay goobta qaraxa kadhacay iyo goobta isku badashay…
- Jun 23, 2018
Ciidamada amniga ee gaarka aha ayaa isku wareejiyay oo goobta kala cararay R/wasaraha Itoobiya ...
R/wasaaraha Itoobiya oo si deg deg ah kaga hadlay Qaraxa lala Beegsaday
- Jun 23, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo goor dhow la hadlay Tv-ga Qaranka dowladda Itoobiya ...
DAAWO SAWIRRO: Haan looga Shashisan yahay inay ku jiraan Walxo Sun ah oo kusoo caarisay Xeebta Muqdisho
- Jun 21, 2018
Xeebta magaalada Muqdisho gaar ahaan Xeebta Sugunta Liido ee degmada Shingaani ayaa maalmo kahor ...
Maxaa keenay in Dowladda Somalia ay diido Macaamilkii Gaarka ahaa ee Somaliland & Beesha Caalamka (Akhriso 3 Qodob)
- Jun 21, 2018
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xaiijisay saxnimada tahay warqad deeq bixiyeyaasha looga codsanayey in ...
XOG: Damu-Jadiid oo hormuud ka ah Mooshin looga soo Horjeedo Heshiiska Dowlada Itoobiya
- Jun 21, 2018
Xog gaara oo ay heleyso Wakaalada Codkagalmudug  ayaa sheegeysa in Xildhibaano Mucaarad ku ah ...
Sawiro-Maxaa ka cusub Dhuusa mareeb iyo warar sheegaya….
- Jun 21, 2018
  Magaalada dhuusamareeb oo hormar xoog leh bilihii u dambeeyey ka sameysay dhanka dhismayaasha ayaa ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo xiisada dagaal ee ka taagan Balanbal
- Jun 21, 2018
Maxamed Xaashi Carabeey Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyey dagaal Beeleed ...
AKHRISO: Magacyada Xubno muhiim oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo iska dhiibay Kenya
- Jun 20, 2018
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in isku soo dhiibeen shaqsiyaad ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab ...
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe oo shaaciyey Nooca Lacagaha ugu badan ee Soomaaliya loo soo daabacayo
- Jun 20, 2018
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey lacagta cusub ...
AKHRISO; Isku-Shaandheyn & Isbedel Lagu Sameeyey Taliyayaasha Saldhigyada Booliska Muqdisho
- Jun 20, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyed Gen,Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko,ayaa isbedel iyo isku-shandheyn waxa uu ku ...
Faafaahin Dowlada Somaliya oo iskugu yeertay Madaxda Galmudug ee Khilaafka u dhaxeyo..
- Jun 20, 2018
Wararka dowlad laga helayo ayaa sheegaya  in dowladda Federaalka Soomaaliya ay haatan bilaabeyso dhex ...
Xogta: Gabadh u shaqeynaysay ICRC oo laga soo Afduubtay Muqdisho
- Jun 20, 2018
Sonja Nientiet oo ah gabadh u dhalay dalka jarmal ayaa 8-da Fiidnimo Arbaco 2 ...
Sawirro:-Maamulka G/Banaadir Oo Bur Buriyey Dhismooyin Sharcidarro Ahaa
- Jun 19, 2018
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa saakay gebi ahaanba waxa uu bur buriyey dhismaha Garoonkii Kubadda ...
GUUL: Diyaaradaha Hawada Somalia soo mara oo Feejigniin doona iyo Waji cusub oo Bilowday
- Jun 19, 2018
Guud ahaan Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa gacanta Dawlada Federaalka Soomaaliya soo gashay 100% waxaa ...
Akhrso Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Hogaanka Xukuumada Galmudug oo La Magacaabay.
- Jun 18, 2018
Agaasimaha Warfaafinta Madaxa Xukuumada Galmudug  Ayaa Loomagacaabay Ibraahim Xaashi Cosoble, Kaas oo Noqonaya Agaasimaha ...
XOG: Ka dib Itoobiya Madaxweyne Farmaajo oo Mashruucyo waa weyn siinaya Labo Dowladood kale
- Jun 18, 2018
Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Codkagalmudug ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi ...
SAWIRRO: Wararkii ugu Dambeeyay Weerar iyo Qarax lagu dilay Ciidamo Kenyaan ah
- Jun 18, 2018
Ugu yaraan 8 Askari ayaa lagu dilay qarax miino oo shalay lala beegsaday gaari ...
Xukuumada Somalia oo War kasoo saartay Xaqiiqada Heshiisyada Itoobiya lala galay & Hadal uu sheegay Abiy
- Jun 18, 2018
Kadib kulan muhiim ah oo maalin kahor Muqdisho ay ku yeesheen madaxda Dowladda Federaalka ...
Daawo Video : Warbixin Iskaashatada Anfac ee Beeraha & Xoolaha
- Jun 17, 2018
Daawo Video aan idinkaga diyaarinaya iskaashatada Anfac, oo ah iskaashato xoolo dhaqato- Beeraley. Gudoomiyaha ...
Qarax Iyo Weerar Toos Ah Oo Lagu Dilay Ciidamo Kenyan Ah
- Jun 17, 2018
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weerar gaadmo ah oo toos ah iyo mid ay u adeegsadeen ...

.