Maxaa kasoo baxay Kulankii Duqa Muqdisho ee Xildhibaanadda & Wasiirada Hawiye (Xalka G.Banaadir)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa magaaladda Muqdisho Taabit Maxamed ayaa kulan aan caadi aheyn la yeeshay qaar kamid ah wasiirada iyo xildhibaanada beelaha Hawiye ee DFS.

Kulankan oo ka dhacay guriga dowladda hoose ayaa looga hadlay qodobo xasaasi ah oo ay kamid tahay maqaamka gobolka Banaadir iyo dhanka awood qeybsiga degmooyinka.

Wararka ayaa sheegaya in kulankan uu yimid xili la ogaaday in wasiirada iyo xildhibaanada DFS ay si weyn udiideen isbadal la filayo inuu duqa Muqdisho ku sameeyo maamulka degmooyinka oo uu kusoo daro dad ka yimid deegaano kale.

Ilo wareedyo ku sugnaa kulankaas ayaa sheegaya in xildhibaanada iyo Wasiirada ay ugudbiyeen Duqa Muqdisho inuu dhowro awood qeybsiga beelaha si looga fogaado in dalka uu ku laabto xaalado qabiil.

Dhanka kale, wasiirada iyo xildhibaanada ayaa Gudoomiye Taabit u gudbiyay cabasho ay ka wadaan odayaasha dhaqana taas oo ah in la raadiyo maqaamka gobolka Banaadir.

Ugu dambeyn kulankan ayaa kusoo dhamaaday in xildhibaanada iyo wasiirada ay si wada jir ah ula shaqeeyaan maamulka gobolka isla markaana kulamo kala war qaadasho ah mar walba la sameeyo.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dhawaan sheegay inuu doonayo in Muqdisho uu ka dhigo meel qurux badan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




DHAGEYSO: Wasiir Banaanka soo dhigay Sir culus“Lacagaha laga qaado Shacabka Madaxdaa cunta”
- Jul 26, 2017
Wasiirka Amniga Dowlad Gobaleedka Jubaland C/rasiid Xasan nuur Janan ayaa sheegay in dadka kunool ...
Deg Deg ah-Ciidamada Puntland Oo Dad Barakacayaal ah ku xasuuqay Waqooyiga Gaalkacyo……
- Jul 26, 2017
Maleyshiyo hubaysanm yaa ayaa goor dhowayd oo ah weeraray xero barakacayaal ah oo kutaala ...
Ciidamo farabadan oo ku sii qul qulaya degmada Luuq iyada oo Dhaqdhaqaaqyo laga dareemayo
- Jul 26, 2017
Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa la ...
Barlamaanka Galmudug: Mooshin iyo Mushaar
- Jul 26, 2017
Qormadaan kooban oo aan ugu magacdaray BARLAMAANKA GALMUDUG: MOOSHIN IYO MUSHAAR, waxaan uga hadli ...
DEG DEG: Dagaal Rasaas culus la isku ridayo oo ka socda Muqdisho & Ciidamada Xasilinta oo….
- Jul 26, 2017
Dagaal ayaa haatan la sheegayaa in uu ka socdo qeybo ka mid ah degmada ...
Nin Jaceyl dartiis baaskiil ugu socdaalay Qaarada Aasiya ilaa Yurub!! (SAWIRRO)
- Jul 25, 2017
Bishii January 22, sanadkii 1977, 24-jir lagu magacaabo P.K. Mahanandia ayaa safar dhulka ah ...
DEG DEG: Dhac & Boob Layaab leh oo ka dhacay Bakaaraha & Carwo camirneyd oo Haawaneysa
- Jul 25, 2017
Rag  ku hubeysan Bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in dhac iyo boob baahsan ay ...
Dhageyso:- Puntland oo u Xiistay Dharbaaxadii Wiilasha Galmudug iyo Ganacsade ay Puntland Afduubatay
- Jul 25, 2017
Maleeshiyaadka Maamulka Puntland Ee PIS-ta loo yaqaano oo ay la socdaan Ciidamo Mareykan ah ...
XOG MUHIIM AH: DFS Oo Balaqeysa Albaabada Xalane, Ajaaniibta Ku Jirta Oo…
- Jul 25, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa hadda waxay waddaa qorshe ay gudaha ugu geli doonto xerada Xalane, ...
Sawirro: Dhisme Cusub oo lagu kordhiyey Madaxtooyada Galmudug iyo warar sheegaya ……
- Jul 25, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, Gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal , masuuliyiin kale, iyo ...
XOG: Dowladda Itoobiya oo dalab miisaan leh usoo jeedisay dowladda Federaalka
- Jul 25, 2017
Warar hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Codkagalmudug ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ...
DAAWO: Isticmaalka Lacagtii Shilin Soomaaliga oo laga joojiyay Goboladda qaar- maxaa la isticmaalaa?
- Jul 25, 2017
Lacagta Shilin Soomaaliga ah ayaa kasii dhamaaneysa gudaha Soomaaliya iyadoo gobolada qaar guud ahaanba ...
Xiisad laga soo sheegayo deegaanka Xeraale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.
- Jul 25, 2017
Waxaa Xiisad xoogan laga soo sheegayaa deegaanka Xeraale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee bartamaha ...
Deg Deg ah-Ciidamada Itoobiya Oo Xiray Mid Ka Mid Ah Wadooyinka Ugu Muhiimsan Gobolka Mudug
- Jul 25, 2017
Ciidamada liyuu Booliis ee Soomaalida dowla deeganka itoobiya ay xiray Wadada u dhxeysa Magaalooyinka  ...
Xog kugu cusub:MD Farmaajo iyo beesha hawiye khilaaf xoogan udhaxeeyo iyo sadax wasiir beelahooda kalsoonida kala laabteyn
- Jul 25, 2017
Madaxweynaha dalka soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lasheegayaa in cadaadis xoogan kala kulmaayo laba ...
XASAASI: Maamul Goboleedyada oo Fashiliyay Shir ay DFS ku Kismaayo & Shan Qodob oo la isku khilaafay
- Jul 25, 2017
Waxaa natiijo fashil leh kusoo dhamaaday Shirka magaalada Kismaayo uga socday dowlada Federaalka ah ...
WARBIXIN: Madaxweyne Farmaajo oo Ka Aamusan Khilaafka Barlamaanka & Maxkamadda oo heer xun gaaray (SABABTA)
- Jul 25, 2017
Khilaadka dastuuriga ah ee u dhaxeeya golaha shacabka iyo maxkamadda sare waxaa uu gaaray ...
Dhagayso: Xiisada udhaxeysa P/Land & Galmudug oo heer Culus gaartay & Digniin loo diray…
- Jul 25, 2017
Xiisadda udhaxeysa maamuladda Galmudug iyo Puntland ayaa gaartay heer culus kadib markii ay eedeyn ...
XOG CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo Isbitaal ubaahday & Warar sheegaya Inuu dibadda aadayo
- Jul 24, 2017
Xubno lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Villa Somalia ayaa sheegay in dhawaan madaxweynaha ...
Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf oo la Kulmay Xildhibaanada Labada Gole ee Galmudug laga soo doortay
- Jul 24, 2017
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Kulan qado ah u sameeyay ...

.