XOG DEG DEG AH: Xildhibaanadii Horu-socod oo Taageero ka raadiyay Itoobiya & Jawaab lama filaan ah oo…

Wararka naga soo gaaraya magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in Xildhibaanada sameystay Madasha Horusocod ay bilaabeen iney taageero ka raadsadaan wadamada deriska.

Gudi xildhibaano ah oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Xildhibaanadaas C/Rashiid Xidig ayaa kulamo la qaatay masuuliyiin ka tirsan Kenya iyo Itoobiya.

Gudigaas ayaa booqday safaarada Itoobiya ee magaaladda Nairobi si ay halkaas ugula kulmaan saraakiisha Itoobiya oo ay taageero ka raadsadaan.

Laakiin Warara la helayo ayaa sheegaya in safaarada Itoobiya ee Nairobi ay gabi ahaanba diiday iney xildhibaanadan ku garab siiso iney kala shaqeeyaan arimaha looga soo horjeedo madaxweynaha Soomaaliya.

“Waxaa ay la kulmeen Safiirka Itoobiya iyo saraakiil kale oo  socotay wasaaradaha dalkaas, waxaa ay ka dalbadeen iney ku taageeraan mowqifkooda, laakiin xubnihii ay la kulmeen waa ay ka cudur daarteed arimahaas”sidaas waxaa laga soo xigtay ilo wareedyo ka agdhow xildhibaanada.

Sidoo kale Saraakiisha Itoobiyaanka ah ayaa usheegay Xildhibaanadii Horusocod ineysan dooneyn iney fara gashtaan arimaha Soomaaliya taasna ay tahay heshiis ay gaareen madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya kuwaas oo kulan ku yeeshay Adis Ababa.

Warar horey loo helay ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay dhankeeda ogolaatay in xildhibaanadan ay shirar ku yeelan karaan Nairobi, laakiin aysan garab ku siin doonin in la raadiyo dowladda Soomaaliya.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIN NAXDIN LEH: Hooyo Soomaaliyeed oo Isku Dal-dashay Garoowe (SABABTA)
- May 27, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan ...
WAR DEG-DEG AH: DAAWO: Diyaaradaha dagaalka Imaaraatka ee ku sugan Berbera oo duqaynaya Yemen iyo Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliland oo fashiliyay sir culus.
- May 27, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=6zDTl9tRhP8
Deg Deg ah-Puntland oo shacab ka soo jeeda Galmudug caawa ku dishay deegaan ka Tirsan mudug iyo warar sheegaya in ay jiraan …..
- May 27, 2017
Labadaani qof ee geeriyootay ayaa waxaa ay ahayeen laba wiil oo walalaha oo ku ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay arin la sugayay kadib markii uu gaaray Magalada……
- May 27, 2017
Wafdi balaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug ayaa soo gaaray magaalada Cadaado ee Xaruunta Galmudug. Madaxweynaha ...
Bisha Ramadaan oo laga arkay deegaanada Galmudug.
- May 27, 2017
Ramadaan Kariim Dhammaan akhritayaasha sharafta leh, Sanad wanaag meel kasta oo aad joogtaan. Caawa waa ...
Sawiro-Madax ka Tirsan Galmudug oo Caawa ka qeyb Galay Furitaanka Madasha Cilmi Baarista iyo Aqoon isweydaariga Galmudug……
- May 25, 2017
Munaasabdani oo aheyd Mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamrkana lagu daah ...
Sawiro-Kulan looga Hadlayay Amaanka Xeebaha Galmudug Oo Gaalkacyo Lagu Qabtay
- May 25, 2017
Kulankaani oo ahaa mid looga Hadlayay Amaanka baddaha Hoos yimaada deganada Galmudug iyo sidii ...
Imisa wadan ayuu booqday Farmaajo tan iyo markii la doortay? (Aqri)
- May 25, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la doortay 08 February 2017 markaas oo uu ...
War Deg Deg ah:- Maleeshiyaad Saddex Ruux ku Dilay Gobolka Mudug
- May 25, 2017
Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyaad Hubeysan ay Weerar ku qaadeen ...
Wararkii ugu dambeeyey ee gobolka Mudug iyo qof ku dhintay is rasaasayn dhexmartay
- May 25, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degaanka Bacad-weyn ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ...
XASAASI: Maxay dhashay dowlad jacaylkii canshuur bixiyaasha gobalka Banaadir?
- May 25, 2017
Dowladnima jecaylka Canshuur bixyaasha degan Gobalka Banadir waxay dhalisay in Xuquuqdii matilaad 2da aqal ...
SAWIRRO: RW Kheyre & Shariif Xasan oo Arimo cajiib ah ku arkay Bali-doogle
- May 24, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka ...
SAWIRO: Daacisha oo soo bandhigtay magaca iyo Sawirka Ruuxii isku Qarxiyay Boosaaso..
- May 24, 2017
Kooxda Daacish ayaa sheegatay masuuliyada weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaaladda Boosaaso ee ...
Mooshinkii Dekadda Berbera oo loo gacan geliyay Madaxweyne Farmaajo (CADEYN)
- May 24, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa madaxweynaha iyo  Ra’iisal wasaaraha ...
Wararkii Ugu dambeeyay ee Qaraxii Muqdisho & Meydad banaanka yaala
- May 24, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay magaaladda ...
Sawiro-Wadadii Hobyo oo Wisil oo meel gaba gabo mareysa iyo Gudiga oo ku dhawaqay in wadada……
- May 24, 2017
Dhismahaan Lagu xagaajinaayo Wadada isku xirta Magalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo oo ka tirsan Gobolka ...
DFS Oo Ammar Degdeg Ah Lagu Siiyey Iney Wada Hadal La Gasho Al-shabaab
- May 24, 2017
Guddiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho waxay ...
War Deg Deg ah:- Qarax Xoog leh oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
- May 24, 2017
Qarax Gaari loo Adeegsaday ayaa Goor dhow ka dhacay Maqaayad ku taal Xerada Sheelare ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa la kulmay Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya.
- May 24, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa la kulmay Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya. Safiirka ...
WAR DEG-DEG AH: Nin waalan oo shacab ku laayay deegaanka Bacaad weyn, wuxuu tooganayaa cidii kasoo hor baxda.
- May 24, 2017
Wararka nagasoo gaaraya deegaanka Bacaadweyn ee koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ...

.