Warbixin;-Senator Cabdiraxmaan Faroole oo Afka Furtay Iyo wasiir Xoosh Oo Edeyn Loo Jediyay…

Senator Cabdiraxmaan Farole oo kamid ah Aqalka Sare Barlamanka Somalia, ayaa si faah faahsan uga hadlay marxaladihii uu soo maray Dastuurka dowladda Federaalka Somalia, xilli magaalada Garowe uu joog wafdi kasocda dowladda dhexe oo wada qorshayaal ku aadan dib u eegis lagu sameeyo Dastuurka dalka.

Farole, oo la hadlay warbahinta  ayaa sheegay in dastuurkan lagu saxiixay magaalada Nairobi kuwaasoo ay qalinka ku duugeen lix saxiixe oo kasocday dowladda dhexe, Puntland, Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaac, kaasoo damaanad qaade ka ahaa Wakiilkii markaas u joogay Qaramada Midoobay  Somalia Augustine Philip Mahiga.

Farole, ayaa Wasiir Xoosh ku eedeeyay inuu marin habaabiyay Dastuurka Somalia iyo saxiixayaashiisa, taasna ay tahay nasiib darro iyo been abuur loo gudbinayo shacabka.

Qodobka ku aadan wax ka badalka Dastuurka oo Wasiir Xoosh tilmaamay inaan waxba laga farogalin ayuu Farole ku tilmaamay mid aan waxba ka jirin isagoo xusay in qodobo badan faraha la galiyay oo sidii loo saxiixay qaab ka badalan loo gudbiyay, taasoo uu xusay inay ka sameeyeen qoraalo tiro badan.

 “Waxaan idiin sheegayaa Aflagaadada uu sameeyay Cabdiraxaam Jibriil oo uu leeyahay Conspiracy theory, ama ahayd Been abuur, waa aflagaado iyo Madaxgoosasho iyo wax sharci la isku gayn karo, waana qalad inuu saas yiraahdo iyo dambi loona masaabixi maayo,” Ayuu yiri Cabdiraxmaan Farole oo ku sugan Waddanka Australia.

Farole, ayaa Xoosh sidoo kale ku eedeeyay inuu marooqsaday shaqadii Barlamanka Somalia oo uu xuusay inay Guddiyo u xil saareen arrinta Dib u eegista Dastuurka Somalia islamarkaana dhawaan dooran doonaan Guddoomiye.

“Waxaan idiin sheegayaa oo kale, shaqada uu la soconayo oo meesha la wareegayo waa shaqadii Barlamanka, waana la sameeyay labadii Guddi ee Barlamanka oo fasax ku jira marka ay soo laabtaana dooranaya Guddoomiyihii Guddigaas,” Ayuu hadalkiisa ku daray Xildhibaan Farole.

Isagoo sii hadlaya, wuxuu maamullada uu la joogo u sheegay in Guddigaas Barlamanka ku leeyihiin labo xubnood, isagoo  uga digay marin habaabinta uu wado wasiir Xoosh oo sidoo kale ku sifeeyay shakhsi dhibaato badan u gaystay Dastuurkii waqtigii uu Farole ahaa Madaxweynaha Puntland.

Dowladda Somalia gaar ahaan Madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha ayuu ugu baaqay inay wax ka qabtaa arrinta Xoosh ee ku khusaysa Dastuurka dalka Somalia, taasoo walaac ka muujiyay natiijada kasoo bixi doonta hadii loo daayo sida hadda wax ku socdaan.

Hadalka Farole, ayaa yimid Xilli Wasiir Xoosh arrimo badan ka sheegay su’aalo lagu weydiiyay magaalada Garowe oo uu kula kulmay bulshada Rayidka ah, kuwaasoo ay ugu waaweynayaan inuu dafiray wax ka badalka lagu sameeyay Dastuurka iyo in waxa la saxiiyay uu ahaa Dastuur iyo in kale.

22 June, 2012 ayaa Dastuurka KMG ah ee dalka Somalia lagu ansixiyay magaalada Nairobi, waxaana Farole kamid ahaa shakhsiyaadkii doorka weyn ka cayaaray hirgalintiisa, xilli muddo badan Xukuumadihii Somalia soo maray ay isku qabteen farogalin lagu sameeyay Dastuurka.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Deegaan ka mid ah Maamulka Somaliland oo Laga Taageeray Musharaxnimada Gen,Morgan
- Apr 19, 2018
Shalay ayuu ku dhawaaqay in uu yahay musharax Madaxweynaha Maamulka Puntland Ge,Maxamed Siciid Xersi ...
Waa Kuma Musharaxa uu Shariif Xasan la rabo Xilka Gudoomiyaha Baarlaamnka?
- Apr 19, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dhawaan la filayaa in ay doortaan Gudoomiye, waxaana xilkan isku ...
WARARKA DEG DEG AH: Sh Shariif oo ka naxsaday Farmaajo, Xiisadda Imaaraadka, Go’aankii Gaas & Dhoolatuskii Qatar
- Apr 18, 2018
Xiisadda udhaxeysa DFS & Imaaraadka ayaa gaaray heerkii ugu sareysay iyadoo Imaaraadku ka baxay ...
XOG: Cabsi ka jirta Xarunta Xalane ee AMISOM iyo Amar Soomaalida looga Mamnuucayo oo soo baxay
- Apr 16, 2018
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Taliska Ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho uu amar dhanka galitaanka ...
DHAGEYSO: Guddoomiyihii G/Hiiraan oo sir Kashifay Shuruud adagna ku xiray wareejinta xilka laga qaaday
- Apr 16, 2018
Cali Jeyte Cusmaan Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee maamulka gobalka Hiiraan ayaa shalay ka ...
GOB-Hobyo Dhagaxdhiga dhismaha Aargada kusoo dhowow HOBYO
- Apr 15, 2018
GOB-Hobyo Dhagaxdhiga dhismaha Aargada kusoo dhowow HOBYO . 15 April,2018 ...
XOG: Beesha Cadaado oo go’aan lama filaan ka qaatay MD Xaaf & Xildhibaano loo yeeray
- Apr 15, 2018
Beesha Cadaado ayaa qorsheyneysa sidii ay xilka uga tuuri lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed ...
XOG: Puntland & Imaaraadka Carabta oo ka tafatay & Dowlada dhexe oo P/land ku cadaadineysa…
- Apr 15, 2018
Maamulka Puntland ayaa maalintii shalay ahayd magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku xanibay ...
Maxay Tahay Qorshaha Midowga Afrika Ku Yareynayaan Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya?
- Apr 15, 2018
AMISOM ayaa sheegtay in ay dhammeeyeen qorshaha xil wareejin ah ee ciidamadooda oo fulintiisa ...
Haweeney Isku Daldalashay Magaalada Muqdisho (Murugo)
- Apr 15, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen dadka kunool degmada Yaaqshiid Haweenay  lagu magacaabi jiray Xaawa Cali Maxamed ...
Doorashada kursigii ugu dambeeyay Golaha shacabka oo maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb
- Apr 15, 2018
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashadda ...
XOG: Dowlada Somalia oo Dagaal Siyaasadeysan ku Bilowday Imaaraadka & Falcelin Layaab leh
- Apr 15, 2018
Dowlada Somalia ayaa aamusnaan dheer kadib iminka ka fal celineysa dhagar Siyaasadeedka ay dowlada Imaaraadka Carabta la ...
Xiisad culus oo ka dhex taagan Baarlamaanka Hirshabeelle & Gudoomiyaha oo mari kara Wadadii Jawaari
- Apr 15, 2018
Waxaa soo if baxaya khilaaf u dhaxeeya mudanayaasha baarlamaanka Hirshabeelle, kuwaas oo ku ...
Sawiro-Sanator Qeybdiid oo boosaso gaaray iyo ujeedka socdalkiia……
- Apr 14, 2018
Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, Xildhibaan Maxamed Mashruuc & Cali Maxamed Geddi ayaa Ka ...
XOG XASAASI AH: Dowlada Somalia oo Dib u Celineysa Lacagtii Imaaraadka ee Aadan Cade lagu qabtay
- Apr 14, 2018
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay dib u celineyso lacag lagu qabtay garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ...
XOG: Farmaajo, Faarax C/qaadir, Fahad Yaasiin & Shariif oo kala wata Shaqsiyaadka u tartamaya bedelka Jawaari
- Apr 14, 2018
Iyadoo dhawaan uu xilkii iska casilay Pof: Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waxaa durba soo baxaya shaqsiyaad ay ...
Diyaarad laga leeyahay Imaaraadka oo loo Diiday inay ka duusho Boosaaso ka dib markii ay diideen in la baaro
- Apr 14, 2018
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ee magaaladaasi ay ku ...
Sawirro: Tiiceey oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Sweden
- Apr 14, 2018
Magaalada Stockhlom ee Dalka Swedan ayaa caawa munaasibad soo dhaweyn ah waxaa loogu sameeyay ...
Xaaf oo Shirkad cusub Heshiis kula galay Dhismaha Dekadda Hobyo
- Apr 14, 2018
Dekedda Hobyo oo ah isha dhaqaale ee ugu weyn Galmudug oo aan wali laga ...
XOG: Maxaadan ogeyn oo ka cusub Ololaha doorashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka?
- Apr 14, 2018
Iyadoo la guda galay labada todobaad ee la doonayo in lagu soo doorto xilka ...

.