Mombasa:-Booliska oo soo qabtay Rag Al-shabaab ah (Sawirro)

Booliska magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa xiray afar qof oo ay sheegen inay yihiin kuwo argagexiso ah waxaana lagu soo oogay dacwad ku aadan inay qorsheenayeen weeraro munaasabadaha iida inta lagu guda jiro inay ka geestaan dalkaasi Kenya.
3-kamid ah ayaa lagu qabtay degaanka Voi waxaana booliska oo soo bandhigay magacyadooda iyo sawiradooda ay faah faahin uga bixiyeen magacyada raga gacanta lagu soo dhigay.
3-daasi Qof ee degaanka Voi laga qabtay ayaa lagu kala magacaaba Yayha Salim Bakari – oo macalin ka ahaa masjidka majalis ee ku yaala xaafada Kikambala,ninka labaad ayaa lagu magacaba Julius Mwandenzi oo lagu naaneeso Zinde iyo Abdallah Ramadhan.
Booliska waxa ay sheegen in ragaan ay ka carareen magaalada Nairobi.

Qof kale oo lagu magacaabo Mohamed Anguzo ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi loomana kaxeen dhinaca Mombasa dacwadiisa Nairobi ayaa lagu qaadi doona.

Waxaa baxsaday qof shanaad oo ilaa hada aan la ogeyn meesha uu joogo,ciidamada la dagaalanka argagexida ayaa u dhacay guryo dadkaan ay ku jireen oo degaanka Voi ku yaala.

Sarkaal diiday magaciisa in warbaahinta loo adeegsado ayaa u sheegay wargeyska the Star in eedesanayasha 5ta ah ay askareeyen dhalinyaro da’dooda u dhaxeyso 16 ilaa 17sano kuwaasi oo ku biiray dhaq dhaqaqa Al-shabaab.
Sarkaalka ayaa sidoo kale sheegay in maclumaadka sirta ee horseeday ragaan in lasoo qabtay ay soo siyeen saraakisha Kenya ee Soomaaliya jooga uuna ka baxsaday mid kamid ah ragaasi inta uu howlgalka socday.
Saraakisha Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay maalmo qaadan donto suaal weydiinta eedesanayasha.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




War Deg Deg ah:- Ciidamada Galmudug oo Saakay Xoog ku qaaday Isbaarooyin Dhowr ah
- Jun 23, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanada uu Maamulo Maamulka Galmudug ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ...
Wasiirkii Dhalinyarada Jubbaland oo Maanta lagu Aasayo Magaalada Muqdisho
- Jun 23, 2017
Alle ha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku dhintay Wasiirkii ...
Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo Saakay Baaritaano Xoogan wada
- Jun 23, 2017
Ciidamada Xasilinta Caasimadda Muqdisho ayaa Saakay Degmooyinka Gobolka Banaadir intooda badan ka wada Baaritaano ...
Xiliga Uu Furmayo Kalfadhiga 2aad Ee Golaha Shacabka Oo La Go’aamiyey
- Jun 23, 2017
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku ...
WAR DEG DEG AH:- Wasiir Ku Dhintay Qaraxii dhiga Degmada Waabari,
- Jun 22, 2017
Sida uu Xaqiijiyay Maamulka Jubba-land waxaa qaraxii maanta ka dhacay Saldhiga Degmada Waabari ee ...
Wasiiro ka tirsan Galmudug iyo saraakiisha amaanka oo kulan deg deg ah ku leh Cadaado.
- Jun 22, 2017
Kulan deg deg ah oo u dhaxeeya Mas’uuliyiinta amaanka ee Galmudug ayaa hada ka ...
SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kampala
- Jun 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ...
DEG DEG: Meydadka Iyo Dhaawac Oo Is Dhex Daadsan Makka Al-mukarrama
- Jun 22, 2017
Wararka ka imaanaya Saldhigga Waaberi oo qarax xooggan goor dhow lagu weeraray ayaa sheegaya ...
SAWIRRO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Qaraxii Muqdisho & Shacab Badan oo ku dhamaaday
- Jun 22, 2017
Inta la xaqiijiyay lix ruux ayaa ku geeriyootay oo isugu jira askar iyo dad ...
Dhageyso:-Somaliland oo ka hadashay Diyaarado Duqeeyay Degaanadeeda
- Jun 22, 2017
Maamulka Somaliland ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Diyaarado Dagaal oo aan la Aqoon ...
War Deg Deg ah:- Askari Boolis ah oo Saakay lagu dilay Degmada Dharkeynley
- Jun 22, 2017
Askari Boolis ah oo lagu Magacaabo Maxamuud Axmed Toosoow ayaa Saakay lagu Dilay Xaafadda ...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Uganda uga qeyb galaya Shir Muhiim ah
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
War Deg Deg ah:- Kooxda Daacish oo Qarxisay Masaajid Caan ah
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Sheekh Caan ah oo Xalay lagu dilay Degmada Qoryooley
- Jun 22, 2017
Wararka ka imaanaya Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Kooxo Hubeysan ...
Daawo;Sawirada;- Wasiirka Arimaha Gudaha ;Juxa oo Gaalkacyo Lagu Soo Dhaweyey, Ujedka Socdalkiisa…….
- Jun 21, 2017
Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Fadraalka Somaliya ayaa manta soo gaaray Magalada Gaalkcyo ee Xarunta ...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta u Ambabaxaya wadanka Uganda
- Jun 21, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo iyo Wafdi la socda ayaa Maanta oo Arbaco ah ...
Akhriso:-Heshiiska Maamulada Puntland iyo Galmudug
- Jun 21, 2017
Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ku gaaray Heshiis ...
Dhageyso:- Ardayda Soomaalida ee ku nool Pakistan oo Cabanaya
- Jun 21, 2017
Qaar ka mida Ardayda Soomaalida ee ku nool Wadanka Pakistan ayaa ka Cabanaya Dhibaato ...
Dhageyso:-Maamulka Hirshabelle oo la sheegay in uusan shaqeyn 9-Bilood
- Jun 21, 2017
Wasiirka Wasaaradda Boostada Maamulka Hirshabelle ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in ...
Dhageyso:- Faah-faahin ku saabsan Qaraxii ka dhacay Wadada Warshadaha
- Jun 21, 2017
Qarax Miino oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa Xalay ka dhacay Wadada Warshadaha Ee ...

.