War Deg Deg ah:- M/weyne Xaaf oo sheegay in wada-hadalkii Ahlusunna uu biloowday

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca uu u biloowday Wada-hadal hoose oo aan Toos aheyn islamarkaana uu rajeynayo in wada-hadaladaasi ay miro dhalaan.

Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha Galmudug ayaa Xusay in aysan hadda jirin Wada-hadalo Toos ah oo u dhexeeya Labada Maamul,balse ay socdaan kuwo Hoose oo la doonayo in Labada Dhinac ay iskugu soo dhawaadaan.

Bishii April ee Sanadkaan ayey aheyd markii Ay Burbureen Wada-hadalkii Galmudug iyo Ahlusunna ee Dowladda dhexe ay garwadeenka ka aheyd,waxaana Doorashadii Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale uu sheegay in Muhiimadda Kowaad uu siin doono Wada-hadal uu la galo Ahlusunna.

Madaxweynaha Galmudug ma sheegin Waqtiga rasmiga ah ee uu furmayo Wada-hadalka Tooska ah ee Galmudug iyo Ahlusunna,waxaana Wada-hadalsiinta Ahlusunna iyo Galmudug in ay Biloowdaan qeyb ka ah Urur Goboleedka IGAD iyo Xafiiska QM ee Arrimaha Soomaaliya.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Daawo;-Sawirada;-Dhalinyarada isdhexgalka Gaalkcyo oo Kulan dhiiri Galin ah La Qaaday Ciidanka Isku Dhafka. Galmudug,Iyo Puntland.
- Aug 19, 2017
Kulankaan oo ahaa mid ay Soo Qaban Qabiyeen Madasha Isdhexaglka Dhalinyarada Degmada Gaalkcyo ayaa ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Muqdisho looga yeeray, deg degna u aaday
- Aug 19, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa gelinkii dambe ee maanta safar deg deg ...
Daawo. Sawirrada;-Maamulka Degmada Gaalkcyo. Galmudug oo Ku Baaqay in laga Qeyb qaadto Hormarinta Degaanka. Qor,qoora.
- Aug 18, 2017
Xumno ka Socday. Maaulka degmada Gaalkcyo Galmudug ayaa kormeer ku tagay degaanka qor.qoora oo ...
Ugaaska Xawaadle oo shir deg deg ah isugu yeerey dhamaan Siyaasiyiinta Beesha
- Aug 18, 2017
Iyadoo Xiisad Siyaasadeed ay ka taagan tahay Maamul Gobeleedkii dhawaan lagu yegleeley Magaalada Jowhar ...
Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo laga dareemayo Godin-labe iyo Mareer-gur
- Aug 18, 2017
Ciidamo iyo Gaawaari Gaashaaman oo ka amar qaata Galmudug Kana yimid Magaalada Cadaado xarunta ...
SAWIRRO: Maxaad ka taqaan shanta dal ee caalamka dadkoodu ay ugu cimriga dheer yihiin ?
- Aug 18, 2017
Dalka Japan ayaa ka mid ah shanta dal ee caalamka dadkoodu ay ugu cimriga dheer yihiin ...
WARARKII ugu Dambeeyey Dagaalkii ugu cuslaa oo ka dhacay Xeraale iyo Ahlusuna oo laga saaray
- Aug 18, 2017
Dagaalkii ugu cuslaa ayaa shalay ka dhacay degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud, iyadoo qasaare ...
Sawiro-Qoraa Najax Aadan Farah oo buug cusub ku soo bandhigtay Gaalkacyo…..
- Aug 18, 2017
Caaawa iyo Qoraa.Najax Aadan Farah   Qoraa Najax Aadan Farah Oo Caawa Hotel Five Star ...
Sawiro-Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo shir deg deg ah la yeeshay Golaha wasiirada iyagoona ka wada hadlay…….
- Aug 17, 2017
Kulankii Khamiis laha ahay ee Golaha wasriirada Dowalada Galmudug ayaa lugu ansixiyay sharciga xanaanada ...
Dhageyso-Madaxweyne Xaaf oo ku eedeeyay in Ahlusuna ay dhibaatooyin ka wadaan Gobolada Dhexe
- Aug 17, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf,yaa sheegay in maalmihii uu ku sugnaa Magaalada ...
Sawirro: Booliiska Gaalkacyo oo qabtay howl aad iyo aad u muhiimsan
- Aug 17, 2017
Ciidamada Booliska Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan ...
XOG XASAASI AH: R/wasaare Kheyre oo Hormuud u ah Mooshinka laga wado Shariif Xasan
- Aug 17, 2017
Iyadoo xiisad siyaasadeed oo xoog leh ay ka jirto qaar ka mid Maamul Goboleedyada ...
Weerarradii Mareykanka ee Somaliya 2000-2016, Xogo iyo Howlgalo Qarsoon oo hada la ogaaday
- Aug 17, 2017
Aqristayaasheenna waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa tixane la xiriira weerarrada Mareykanka uu ka filyay ...
Cosoble Oo Kali Noqday Iyo Xildhibaanno Badan Oo Garabkiisa Ka Baxay
- Aug 17, 2017
Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ka soconaya kulamo siyaasadeed oo lagaga hadlayo ...
DEG DEG: Dagaal Laga Baqayo Inuu Ka Dhex Qarxo Puntland & Galmudug Iyo Warar Sheegaya In..
- Aug 17, 2017
Wararka saakay oo Khamiis ah ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ...
AKHRISO: Shacabka Galmudug oo Labo loo kala qeybinayo, kadibna…
- Aug 17, 2017
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay iney muhiim tahay tirakoob lagu ...
War Deg Deg ah:- Diyaarad Goor Dhow ku soo dhacday Duleedka Muqdisho
- Aug 16, 2017
Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goor Dhow Diyaarad Nuuca Duuliye ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug Oo Dib ugu Soo laabtay Cadaado isagona sheegay in dhawaan ……..
- Aug 16, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa maanta dib ugu soo labtay magaalada Cadaado Caasimada ...
XOG: Fadeexo ka dhex taagan Wasaarada arimaha Gudaha & Wasiir Juxa oo Qabiilkiisa isku wacay
- Aug 16, 2017
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Cabdi Faarax Saciid Juxa iyo wasaaradda iyo ...
MUHIIM: Shariif Xasan oo qorshe Cajiib ah ka damacsan ciidanka Mukhtaar Roobow
- Aug 16, 2017
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hadda gacanta ku haya ciidanka Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ...

.