M/weynihii Galmudug Cabdikariin Guuleed oo Dab ku shiday Xiisada u dhaxeysa Sheekh Nuur Baaruud & Xildhibaanada

Madaxweynihii hore ee Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay hadaladii lagu eedeeyay Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ee uu u jeediyay xildhibaano la sheegay inay mooshin wadaan, hadalkaasi oo habeen hore uu ka jeediyay munaasabad lagu taageerayay ciidamada qalabka sida.

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa hadal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu ku tilmaamay hadalka Sh. Nuur mid xanaf leh oo meel ku dhac ku ah xildhibaanada baarlamaanka, ayna haboon tahay in madaxweynaha uu raali gelin ka bixiyo.

Hadaba C/kariin Guuleed ayaa bartiisa Facebook soo dhigay fal celin arrintaasi ku saabsan waxayna u qorneyd sidaan:.

Wadaadka ha laga Xishoodo:­

Sheekh Nuur Baaruud oo ah Caalim Cimrigiisa ku soo dhameystay Fidinta Diinta iyo Garab istaagga Umadda hadalka uu jeediyey uma maleynayo inuu ahaa hadal uu cid gaar ah ku taageerayey cid gaar ahna uu kaga soo horjeeday sidaas markaan leeyahay waxaan eegayaa aqoonta dheer ee aan Sheekh Nuur u leeyahay iyo mowqifyadiisii marxaladihii la soo maray tusaale ahaan:

1.Xiligii Kacaankii Maxamed Siyaad Barre Waxuu ka mid ahaa Sheekhu dadkii hor istaagay oo si cad oo aan dhuumasho laheyn uga horyimid Siyaasadahii qaldana ee Kacaanka xili waliba aan lagu dhicin in lagu dhiirado Kacaankaas, asagoo ku muteysyay in lagu xukumo DIL TOOGASHO AH.

  1. Xiligii Hogaamiye Kooxeedyada waxuu ka mid ahaa Sheekh Nuur dadkii Calanka u siday wax ka badalka Xaaladaas.

3.Xiligii Maamulkii Cabdulaahi Yuusuf Sheekhu sidoo kale waxuu ahaa dadkii sida Cad oga hor yimid soo galinta Ciidamadii Itoobiyo gudaha Dalka Soomaaliya, waxuu ka mid ahaa Culumadii Muqaawamada iyo Kacdoonka Bulsho hogaaminaysay.

  1. Xiliyadii Maamulkii Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh sidoo kale Sheekhu had iyo jeer waxuu sheegi jiray waxa uu u arko inay sax tahay asagoon cidna ugu aabo yeelaynin waxaana u maleynayaa in aad loo wada xusuusto hadlkii uu Sheekhu ka yiri Madaxweyne Xasan Sheekh hortiisa oo ahaa ” Madaxweyne Doorashadaada iyo Doogaaga Masuuliinta ayaa xun” Waxaana hubaa dad maanta Sheekha arinkan ku dhaleecaynaya inay maalintaa kale u riyaaqsanaayen hadalkiisa.

Haddaba Sheekh Nuur Baaruud waa qofkaas ee ma shalay ayuu qaldanaa mase maanta, waxaan u arkaa in mar kasta waxa uu sax u arko qof sheego uu ahaa, tan haddana sidaa ayey ila tahay Waxaana hubaa in haddii uu Maamulka Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu qalad ku arkana uu tilmaamayo fartana ku fiiqayo.

Marka Sheekha ha laga xishoodo hana laga leexdo, mana filaayo inuu Dastuur meel oga dhacay Xildhibaanada Sharafta lehna u gafay.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Afar qalad oo waaweyn oo ku jiro xil ka qaadistii lagu sameeyey Thaabit
- Jan 21, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray qoraal xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ...
Billow illaa Dhammaad: Heerarka Uu Soo Maray Khilaafka Thabit iyo Dowladda Federaalka
- Jan 21, 2018
Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ...
Aqriso: Shaqsiyaadkii Xilalka laga qaaday & kuwii iscasilay Xukuumadda Kheyre
- Jan 21, 2018
Tan iyo markii la magacaabay Xubnaha Golaha Wasiirada Somaliya waxaa soo maray isbedelo kala ...
XOG CUSUB: Kulamo Muqdisho ka socda & Beelaha daga oo isku yimid
- Jan 21, 2018
Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Codkagalmudug  ayaa sheegeya in kulamo ay ka socdaan ...
XOG CUSUB: Kheyre oo Wasiiro badan Xilalka ka qaadaya & Xiisad ka dhex jirta Xukuumada
- Jan 21, 2018
Xog gaara oo ay heshay Codkagalmudug  ayaa sheegeysa in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane ...
Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Gudoonka Cusub ee saakay loo magacaabay Gobolka Banaadir
- Jan 21, 2018
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Banaadir Taabit ...
Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Magaalada Hobyo
- Jan 21, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ...
Deg Deg ah-Gudoomiyaha Gobolka banaadir oo gor dhow la magacabay
- Jan 21, 2018
WAR DEG DEG AH:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Ku Xigeennadiisa Wareegto kasoo ...
Golayaasha Degmooyinka G/Banaadir Guddoomiye Caawa u doortay Taabit Cabdi Maxamed [SAWIRRO]
- Jan 20, 2018
Waxaa caawa kulan deg deg ah oo ka dhacay xarunta Dowlada Hoose ee Xamar ...
XOG: Afar Amar oo Ra’iisal Wasaare Kheyre u qorsheeyay Xil ka qaadista Guddoomiye Thaabit oo fuli waayey [Akhriso]
- Jan 20, 2018
24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka socday olole ku saabsan xil ...
Xildhibaannada Beesha Mudullood oo Go’aan ka soo saaray xiisadda Siyaasadeed ee G/Banaadir
- Jan 20, 2018
Xildhibaannada kasoo jeeda beesha Muddulood ayaa shir degdeg ka yeeshay xaaladdam agaalada Muqdisho, iyagoo ...
XOG: C.C.Sharmarke oo bedelay siyaasidiisa kagana dhawaaqaya Muqdisho Qorshe Cajiib ku ah Shacabka
- Jan 20, 2018
Warar aan heleyno ayaa sheegaya in Senator Cumar C/rashiid oo horay u soo noqday ...
XASAASI: Xiisada Muqdisho oo wali Kacsan & Banaanbaxii weynaa oo la Fashiliyay
- Jan 20, 2018
Ciidamada amaanka ee magaalada Muqdisho ayaa maanta xiray qaar ka mid ah wadooyinka Gobalka ...
Mahad Salaad oo Xog lama filaan ah kasoo Bandhigay waxa uu salka ku hayo khilaafka Farmaajo, Kheyre & Thaabit
- Jan 20, 2018
Taabid Cabdi waa nin dhalinyaro, kuna soo biiray Siyaasada Soomaaliya xiligii Madaxweyne Hassan Sheikh, isaga ...
XOG: Kheyre oo Amar culus siiyay Ciidamada Nabad sugida si ay kaga hortagaan banaanbaxa laga cabsi qabo
- Jan 20, 2018
Xog gaara oo ay heleyso Codkagalmudug ayaa sheegeysa in Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan ...
Sawiro-Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeysay gaaray D/ Balanbal kadib Madaxweyne Siyaad Barre.
- Jan 20, 2018
Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hadda gaaray Deegaanka Balanbale ee Gobolka ...
Deg Deg ah-Laba wiil oo ku geeriyootay hobyo kadib markii….
- Jan 20, 2018
Maxaa ka cusub Hobyo Wararka Naga soo gaaray xeebta Dagmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa ...
XOG CULUS: Kheyre oo Khadka Telfoonka ugu sheegay Farmaajo inuusan la shaqeyneyn….
- Jan 20, 2018
Xog gaara oo ay heleyso Codkagalmudug  ayaa sheegeysa in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Xiisad ka taagan Muqdisho, Wadooyinka oo xiran & Banaanbax looga careysan arinta Tbaabit oo…
- Jan 20, 2018
Inta badan waddooyinka Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo ciidamo fara badan la soo dhoobay, ...
DEG DEG+SAWIRRO: Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Muqdisho & Xog laga helay Sababta keentay
- Jan 20, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ...

.