Xeerilaaliyaha Qaranka oo si kulul uga hadlay Maqnaashaha Internetka, Hanjabaad-na diray

Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa si kulul uga hadlay Maqnaanshaha Internet-ka Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

 Waxaa uu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in muddo ka badan 15 maalmood in uu internet-ku ka maqan yahay qeybo ka mid ah Soomaaliya, islamarkaana ilaa iyo hadda aysan jirin tilaabo horay loo qaaday.

Waxaa uu sheegay in lala xisaabtami doono kuwii Gooyay qadka Internet-ka iyo sidoo kale cidii horay maamulka  Internetka u haysay.

Xeerilaaliyaha Qaranka ayaa sidoo kale tilmaamay in aan looga hari doonin dadka maamula Internet-ka Khasaarihii soo gaaray Bulshadda Soomaaliyeed intii uu maqnaa Internet-ka.

Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay in ay wax ka qabtaan Maqnaanshaha internet-ka oo uu sheegay in uu caqabad ku yahay Bulshadda Soomaaliyeed.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Deegaan ka mid ah Maamulka Somaliland oo Laga Taageeray Musharaxnimada Gen,Morgan
- Apr 19, 2018
Shalay ayuu ku dhawaaqay in uu yahay musharax Madaxweynaha Maamulka Puntland Ge,Maxamed Siciid Xersi ...
Waa Kuma Musharaxa uu Shariif Xasan la rabo Xilka Gudoomiyaha Baarlaamnka?
- Apr 19, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dhawaan la filayaa in ay doortaan Gudoomiye, waxaana xilkan isku ...
WARARKA DEG DEG AH: Sh Shariif oo ka naxsaday Farmaajo, Xiisadda Imaaraadka, Go’aankii Gaas & Dhoolatuskii Qatar
- Apr 18, 2018
Xiisadda udhaxeysa DFS & Imaaraadka ayaa gaaray heerkii ugu sareysay iyadoo Imaaraadku ka baxay ...
XOG: Cabsi ka jirta Xarunta Xalane ee AMISOM iyo Amar Soomaalida looga Mamnuucayo oo soo baxay
- Apr 16, 2018
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Taliska Ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho uu amar dhanka galitaanka ...
DHAGEYSO: Guddoomiyihii G/Hiiraan oo sir Kashifay Shuruud adagna ku xiray wareejinta xilka laga qaaday
- Apr 16, 2018
Cali Jeyte Cusmaan Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee maamulka gobalka Hiiraan ayaa shalay ka ...
GOB-Hobyo Dhagaxdhiga dhismaha Aargada kusoo dhowow HOBYO
- Apr 15, 2018
GOB-Hobyo Dhagaxdhiga dhismaha Aargada kusoo dhowow HOBYO . 15 April,2018 ...
XOG: Beesha Cadaado oo go’aan lama filaan ka qaatay MD Xaaf & Xildhibaano loo yeeray
- Apr 15, 2018
Beesha Cadaado ayaa qorsheyneysa sidii ay xilka uga tuuri lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed ...
XOG: Puntland & Imaaraadka Carabta oo ka tafatay & Dowlada dhexe oo P/land ku cadaadineysa…
- Apr 15, 2018
Maamulka Puntland ayaa maalintii shalay ahayd magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku xanibay ...
Maxay Tahay Qorshaha Midowga Afrika Ku Yareynayaan Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya?
- Apr 15, 2018
AMISOM ayaa sheegtay in ay dhammeeyeen qorshaha xil wareejin ah ee ciidamadooda oo fulintiisa ...
Haweeney Isku Daldalashay Magaalada Muqdisho (Murugo)
- Apr 15, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen dadka kunool degmada Yaaqshiid Haweenay  lagu magacaabi jiray Xaawa Cali Maxamed ...
Doorashada kursigii ugu dambeeyay Golaha shacabka oo maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb
- Apr 15, 2018
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashadda ...
XOG: Dowlada Somalia oo Dagaal Siyaasadeysan ku Bilowday Imaaraadka & Falcelin Layaab leh
- Apr 15, 2018
Dowlada Somalia ayaa aamusnaan dheer kadib iminka ka fal celineysa dhagar Siyaasadeedka ay dowlada Imaaraadka Carabta la ...
Xiisad culus oo ka dhex taagan Baarlamaanka Hirshabeelle & Gudoomiyaha oo mari kara Wadadii Jawaari
- Apr 15, 2018
Waxaa soo if baxaya khilaaf u dhaxeeya mudanayaasha baarlamaanka Hirshabeelle, kuwaas oo ku ...
Sawiro-Sanator Qeybdiid oo boosaso gaaray iyo ujeedka socdalkiia……
- Apr 14, 2018
Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, Xildhibaan Maxamed Mashruuc & Cali Maxamed Geddi ayaa Ka ...
XOG XASAASI AH: Dowlada Somalia oo Dib u Celineysa Lacagtii Imaaraadka ee Aadan Cade lagu qabtay
- Apr 14, 2018
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay dib u celineyso lacag lagu qabtay garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ...
XOG: Farmaajo, Faarax C/qaadir, Fahad Yaasiin & Shariif oo kala wata Shaqsiyaadka u tartamaya bedelka Jawaari
- Apr 14, 2018
Iyadoo dhawaan uu xilkii iska casilay Pof: Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waxaa durba soo baxaya shaqsiyaad ay ...
Diyaarad laga leeyahay Imaaraadka oo loo Diiday inay ka duusho Boosaaso ka dib markii ay diideen in la baaro
- Apr 14, 2018
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ee magaaladaasi ay ku ...
Sawirro: Tiiceey oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Sweden
- Apr 14, 2018
Magaalada Stockhlom ee Dalka Swedan ayaa caawa munaasibad soo dhaweyn ah waxaa loogu sameeyay ...
Xaaf oo Shirkad cusub Heshiis kula galay Dhismaha Dekadda Hobyo
- Apr 14, 2018
Dekedda Hobyo oo ah isha dhaqaale ee ugu weyn Galmudug oo aan wali laga ...
XOG: Maxaadan ogeyn oo ka cusub Ololaha doorashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka?
- Apr 14, 2018
Iyadoo la guda galay labada todobaad ee la doonayo in lagu soo doorto xilka ...

.