Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre oo baaq u diray Culimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa ugu baaqay Culimada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Hormarka Dalka islamarkaana ay sameeyaan Barnaamijyo lagu wacyigalinayo Dhalinyarada u dagaalanta Al-shabaab.

“Culimada Soomaaliyeed waxaa laga doonayaa in ay Kaalintooda ka qaataan Wacyigelinta Dhalinyarada ay qaldeen Al-shabaab si ay ugu soo laabtaan Waalidkooda oo ay Mudo ka maqnaayeen”ayuu yiri Kheyrre.

Al-shabaab ayaa waxaa u dagaalama dhalinyaro badan,kuwaas oo intooda badab la sheegay in ay Xoog Ciidamo ugu qortaan Al-shabaab.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Dhageyso:-Siideynta Dad Iyo Gawaari Lagu Kala Heystay Cadaado Iyo Cabuduwaaq Oo Lagu Guuleystay
- Nov 17, 2017
Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,Kah ee Maamulka Galmudug waxaa Galabta kulan ku yeeshay ...
SAWIRRO: Kenya oo Xaalad Cusub gashay & Xiisado uu horkacayo Raila Odinga oo ka bilowday Nairobi
- Nov 17, 2017
Dibad-baxyo looga soo horjeeday natiijada doorashada Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee ...
Deg deg-Shacabka wisil oo caawa qaaday tilaabo faraxad galisay reer galmudug…
- Nov 17, 2017
Waxgaradka iyo Culumada Wisil oo kaa shanaya Maamulka Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in ...
Deg Deg ah-Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Galmudug oo caawa Gaalkacyo soo gaaray kadib markii….
- Nov 17, 2017
Gudoomiyaha Ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa Galinkii Dambe Maanta ...
Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo Kenya kuwa sugan iyo Raja muuqaneys
- Nov 17, 2017
Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo Kenya kuwa sugan iyo Raja muuqaney. Waxaa Shalay Nairobi ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo safar deg deg ah ku gaaray kenya
- Nov 17, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Galinkii dambe ee Maanta Gaaray Magalada Neyroobi ...
DEG DEG+DAAWO: Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Ku Baaqay Shaqa Joojin, Fariina u Diray Taagerayaasha Xisbiga Wadani
- Nov 16, 2017
Musharaxa Xisbiga Wadani Cabdiraxman Ciro oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka ...
Daawo Warbixin:- Bulshada Galmudug oo Bilaabay Qorshayaal Lagu Hormarinaayo Beerahooda
- Nov 16, 2017
Wey Adag tahay in aad Beerley noqataa adi oo joga Mudug sidaas oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta lagu wado inuu tago Magaalada Baydhabo
- Nov 16, 2017
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu wadaa ...
Xog Culus Dhageyso: Jubbaland & Galmudug Oo Isku Khilaafsan Qodob Uu Ku Farxay Farmaajo
- Nov 15, 2017
Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxa la sheegayaa in hadda uu khilaaf ka dhex ...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Erdogan oo booqday Ciidamada dalkiisa ee jooga Qadar
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tegay dalka Qatar, isagoo wadahada la ...
(Dhagayso) Galmudug oo IGAD ku eedeysay In ay Colaad ka Abuurayso Gobolka Mudug
- Nov 15, 2017
Xirsi Yuusuf Bare Duqa Dagmada Galkacyo ee Galmudug oo Waraysi siiyay Caawa Barnaamijka Xulashada ...
Sawirro:-Madaxweyne Xaaf Oo Markale Ku Celiyay In Xal Laga Gaaro Khilaafka Kala Dhaxeeya Ahlusuna
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta gurigiisa waxa uu qado ugu ...
RW. Kheyre “Baraawe waxay ahayd magaaladii aan ka dhoofay 1989-kii”+SAWIRRO
- Nov 15, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ...
XOG: Maxay isu Casishay Wasiir Maryan Qaasim..? (Akhriso Jawaab ay bixisay)
- Nov 15, 2017
Wasiikii Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim ayaa sheegtay sababtii ay isaga casishay xilka ...
DEG DEG:-Wasiir Maryan Qaasim Oo Is Casishay
- Nov 15, 2017
Waxaa Goordhow ku dhawaaqday in ay iscasishay Wasiirkii Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ...
IGAD Oo War Ka Soo Saartay Xal U Helista Colaadda Magaalada Gaalkacyo
- Nov 15, 2017
War-saxaafadeedka IGAD waxaa lagu sheegay in loo baahan yahay in loo istaago Xalinta Khilaafka ...
Shabaab oo goor-dhaw duqeyn ku Garaacay degmada Baraawe iyo Ra’iisal Wasaaraha ku wajahan Goobaha la duqeeyay.
- Nov 15, 2017
Wararka naga soo gaarayo degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegayo in ...
Golaha Amaanka ee QM oo cusbooneeysiiyay Fududeeynta Cune-qabateeynta dhinaca hubka ee saaran Soomaaliya
- Nov 15, 2017
Golaha Amaanka ee QM ayaa Talaadadii cusbooneeysiiyay Fududeeynta Cune qabateeynta saaran Soomaaliya ee dhinaca ...
XOG: Suurtagalnimada In Doorashada Somaliland ku guuleysto Xisbiga Kulmiye Iyo Sadaasha Oo La Sheegayo In..
- Nov 15, 2017
Wakaaladda wararka Codkagalmudug ayaa wadday maalmahan oo dhan baaritaan ku aadan cidda ku horreysa ...

.