War Deg Deg ah:- Farmaajo oo Qabiilkiisa siiyay Malaayiin Dollar iyo Beelaha Hawiye,Digil iyo Mirifle oo Hubka qaadan doona

Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee Sanadka 2017 ayaa hor taalla Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas oo heesta mudo 3 maalmood ah in ay soo aqriyaan waxayna sanadkaan ka badan tahay miisaaniyadda Sanadihii hore.

Kulamada Golaha shacabka ee looga doodayo Miisaanadda ayaa suurta gal ah in uu hareeyo dooda kulul iyo buuq ku saabsan qaladaad la sheegay in uu ka jiro lacago loo qoray Maamul Gobaleedyada iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliya.

Xildhibaano kala duwan oo aan lahadalnay ayaa KNN u sheegay in aysan Marna suurta gal aheyn sida loo diyaariyay lacagaha ay qaadanayan Maamul Gobaleedyada oo ay ka muuqato cadaalad daro iyo ukala ee xasho.

Idaacadda Kulmiye ayaa heshay Xog ku saabsan sida loo diyaariyay lacagaha loo qoondeeyay in la siiyo Maamul Gobaleedyada.

  • Puntland $ 4,675,000
  • Jubbaland $ 2,695,000
  • Galmudug $ 1,425,000
  • Koofur Galbeed 1,425,000
  • Hirshabeelle 750,000
  • G/Banaadir $ 7,000,000

Lacagaha aan kor ku soo sheegnay oo hadii baarlamaanka meel mariyaan la siin doono Maamul Gobaleedyada ayaa maamul walba waxaa u sii dheer Canshuurta uga soo xaroota Dekadaha iyo Airboorada ay Maamulaan lamina cadeyn lacagtaan waxa lagu bas gareeay.

Xildhibaan C/raxmaan Xaaji aadan Ibbi oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in arintaan ay tahay mid aan cadaalad aheyn loona baahan yahay in dib loogu laabto                                                                                              

Maxamed Xasan Ibraahim oo ah Mudane ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in loo baahan yahay faah faahin dhab ah in ay ka bixiso Wasaaradda Maaliyadda ujeedada ay ka  leeydahay in si aan cadaalad aheyn loo qeybiyo  Miisaaniyadda Maamul Gobaleedyada Dalka ee ka imaaneysa Dowladda                                                                                                                                                    

Dhinaca kale Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo laba garab ukala jaban ayaa miisaaniyada sanadkaan qeyb ka ah hadii ay Golaha shacabka ay meel mariyaan waxayna heli doonaan lacag dhowr milyan oo doolar.

Qaar ka mid ah Ganacsatada la hadlay KNN ayaa sheegay in ay Arintaan ay muujineyso la isu gacan qabanayo Ganacsato tartan ka dhaxeeyo lagana dhaxli doono cawaaqib xun.

Xildhibaan C/raxmaan Xaaji aadan Ibbi ayaa sheegay in Arintaan ay tahay mid aan sharci aheyn oo aysan Golaha shacabka Marna ogolaan doonin in loo kala eexdo


Fikradaha Akhristayaasha (0)




DHAGEYSO: Shil Khasaare badan geystay oo ka dhacay gobolka Mudug
- Nov 18, 2017
Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka ...
DAAWO:-Odowaa oo mushaarkiisa ugu deeqay caruurtii uu dhalay qalbi Dhagax.
- Nov 18, 2017
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xusein Odowaa oo ka mid ahaa Xubnaha Is qoray ee maantay ...
AKHRISO;- Warmurtiyeed;- Dhiibista Qalbi Dhagax; & Farmaajo oo Lagu Edeyey…..
- Nov 18, 2017
WARBIXINTA BAARLAMANKA EE QALBI DHAGAX! KA BAARAANDAGIDDA IYO QIIMEYNTA QADIYADDA 1. Xiriirka arrintan la leedahay siyaasadda ...
DEG DEG: Guddigii Baarista kiiska Qalbi Dhagax oo Qalad ku Tilmaamay in Itoobiya loo dhiibay
- Nov 18, 2017
Guddigii loo xil saaray Baaritaanka Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo maanta Baarlamaanka ...
Dhageyso+Sawirro+ Maamulka Degmada Gaalkcyo Ee Galmudug ayaa Bulshada Magalada Ku dhiiri Galiyay Hormarinta Gaalkacyo
- Nov 18, 2017
Mamaulka Degmada Gaalkcyo ee Galmudug Oo Maalmihii igu Danbeyey Ku guda jiray Dar.dari Galinta ...
DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Dhageyso:-Siideynta Dad Iyo Gawaari Lagu Kala Heystay Cadaado Iyo Cabuduwaaq Oo Lagu Guuleystay
- Nov 17, 2017
Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,Kah ee Maamulka Galmudug waxaa Galabta kulan ku yeeshay ...
SAWIRRO: Kenya oo Xaalad Cusub gashay & Xiisado uu horkacayo Raila Odinga oo ka bilowday Nairobi
- Nov 17, 2017
Dibad-baxyo looga soo horjeeday natiijada doorashada Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee ...
Deg deg-Shacabka wisil oo caawa qaaday tilaabo faraxad galisay reer galmudug…
- Nov 17, 2017
Waxgaradka iyo Culumada Wisil oo kaa shanaya Maamulka Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in ...
Deg Deg ah-Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Galmudug oo caawa Gaalkacyo soo gaaray kadib markii….
- Nov 17, 2017
Gudoomiyaha Ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa Galinkii Dambe Maanta ...
Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo Kenya kuwa sugan iyo Raja muuqaneys
- Nov 17, 2017
Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo Kenya kuwa sugan iyo Raja muuqaney. Waxaa Shalay Nairobi ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo safar deg deg ah ku gaaray kenya
- Nov 17, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Galinkii dambe ee Maanta Gaaray Magalada Neyroobi ...
DEG DEG+DAAWO: Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Ku Baaqay Shaqa Joojin, Fariina u Diray Taagerayaasha Xisbiga Wadani
- Nov 16, 2017
Musharaxa Xisbiga Wadani Cabdiraxman Ciro oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka ...
Daawo Warbixin:- Bulshada Galmudug oo Bilaabay Qorshayaal Lagu Hormarinaayo Beerahooda
- Nov 16, 2017
Wey Adag tahay in aad Beerley noqataa adi oo joga Mudug sidaas oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta lagu wado inuu tago Magaalada Baydhabo
- Nov 16, 2017
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu wadaa ...
Xog Culus Dhageyso: Jubbaland & Galmudug Oo Isku Khilaafsan Qodob Uu Ku Farxay Farmaajo
- Nov 15, 2017
Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxa la sheegayaa in hadda uu khilaaf ka dhex ...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Erdogan oo booqday Ciidamada dalkiisa ee jooga Qadar
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tegay dalka Qatar, isagoo wadahada la ...
(Dhagayso) Galmudug oo IGAD ku eedeysay In ay Colaad ka Abuurayso Gobolka Mudug
- Nov 15, 2017
Xirsi Yuusuf Bare Duqa Dagmada Galkacyo ee Galmudug oo Waraysi siiyay Caawa Barnaamijka Xulashada ...
Sawirro:-Madaxweyne Xaaf Oo Markale Ku Celiyay In Xal Laga Gaaro Khilaafka Kala Dhaxeeya Ahlusuna
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta gurigiisa waxa uu qado ugu ...
RW. Kheyre “Baraawe waxay ahayd magaaladii aan ka dhoofay 1989-kii”+SAWIRRO
- Nov 15, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ...

.