War Deg Deg ah:- Madaxtooyada Puntland oo Korontadii iyo Biyihii laga Goostay

Sida ay noo Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug dhanka Waqooyi waxaa Maanta Xarunta Madaxtooyada Gaalkacyo laga goostay Korontadii iyo Biyihii,iyadoo aysan jirin wax Shaqo ah oo ka socota Xarunta Madaxtooyada.

Wararka ayaa sheegaya in Dhowr Bilood aan wax lacag ah laga dhiibin Madaxtooyada Puntland islamarkaana Shirkaddii Korontada siin jirtay iyo mida Biyaha Siin jirtay intaba ay Goosteen Korantadii iyo Biyihii intaba.

Waxaa ay Arrintaan ku soo aaday iyadoo Magaalada Gaalkacyo uu joogo Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Puntland C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar Cameey oo ay saameysay Korinto la’aanta ka jirta Madaxtooyada Magaalada Gaalkacyo ee Puntland.

Waxii ku soo Kordha Dib kala soco Insha Allah


Fikradaha Akhristayaasha (0)




AKHRISO;- Warmurtiyeed;- Dhiibista Qalbi Dhagax; & Farmaajo oo Lagu Edeyey…..
- Nov 18, 2017
WARBIXINTA BAARLAMANKA EE QALBI DHAGAX! KA BAARAANDAGIDDA IYO QIIMEYNTA QADIYADDA 1. Xiriirka arrintan la leedahay siyaasadda ...
DEG DEG: Guddigii Baarista kiiska Qalbi Dhagax oo Qalad ku Tilmaamay in Itoobiya loo dhiibay
- Nov 18, 2017
Guddigii loo xil saaray Baaritaanka Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo maanta Baarlamaanka ...
Dhageyso+Sawirro+ Maamulka Degmada Gaalkcyo Ee Galmudug ayaa Bulshada Magalada Ku dhiiri Galiyay Hormarinta Gaalkacyo
- Nov 18, 2017
Mamaulka Degmada Gaalkcyo ee Galmudug Oo Maalmihii igu Danbeyey Ku guda jiray Dar.dari Galinta ...
DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Dhageyso:-Siideynta Dad Iyo Gawaari Lagu Kala Heystay Cadaado Iyo Cabuduwaaq Oo Lagu Guuleystay
- Nov 17, 2017
Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,Kah ee Maamulka Galmudug waxaa Galabta kulan ku yeeshay ...
SAWIRRO: Kenya oo Xaalad Cusub gashay & Xiisado uu horkacayo Raila Odinga oo ka bilowday Nairobi
- Nov 17, 2017
Dibad-baxyo looga soo horjeeday natiijada doorashada Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee ...
Deg deg-Shacabka wisil oo caawa qaaday tilaabo faraxad galisay reer galmudug…
- Nov 17, 2017
Waxgaradka iyo Culumada Wisil oo kaa shanaya Maamulka Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in ...
Deg Deg ah-Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Galmudug oo caawa Gaalkacyo soo gaaray kadib markii….
- Nov 17, 2017
Gudoomiyaha Ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa Galinkii Dambe Maanta ...
Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo Kenya kuwa sugan iyo Raja muuqaneys
- Nov 17, 2017
Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo Kenya kuwa sugan iyo Raja muuqaney. Waxaa Shalay Nairobi ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo safar deg deg ah ku gaaray kenya
- Nov 17, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Galinkii dambe ee Maanta Gaaray Magalada Neyroobi ...
DEG DEG+DAAWO: Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Ku Baaqay Shaqa Joojin, Fariina u Diray Taagerayaasha Xisbiga Wadani
- Nov 16, 2017
Musharaxa Xisbiga Wadani Cabdiraxman Ciro oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka ...
Daawo Warbixin:- Bulshada Galmudug oo Bilaabay Qorshayaal Lagu Hormarinaayo Beerahooda
- Nov 16, 2017
Wey Adag tahay in aad Beerley noqataa adi oo joga Mudug sidaas oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta lagu wado inuu tago Magaalada Baydhabo
- Nov 16, 2017
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu wadaa ...
Xog Culus Dhageyso: Jubbaland & Galmudug Oo Isku Khilaafsan Qodob Uu Ku Farxay Farmaajo
- Nov 15, 2017
Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxa la sheegayaa in hadda uu khilaaf ka dhex ...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Erdogan oo booqday Ciidamada dalkiisa ee jooga Qadar
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tegay dalka Qatar, isagoo wadahada la ...
(Dhagayso) Galmudug oo IGAD ku eedeysay In ay Colaad ka Abuurayso Gobolka Mudug
- Nov 15, 2017
Xirsi Yuusuf Bare Duqa Dagmada Galkacyo ee Galmudug oo Waraysi siiyay Caawa Barnaamijka Xulashada ...
Sawirro:-Madaxweyne Xaaf Oo Markale Ku Celiyay In Xal Laga Gaaro Khilaafka Kala Dhaxeeya Ahlusuna
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta gurigiisa waxa uu qado ugu ...
RW. Kheyre “Baraawe waxay ahayd magaaladii aan ka dhoofay 1989-kii”+SAWIRRO
- Nov 15, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ...
XOG: Maxay isu Casishay Wasiir Maryan Qaasim..? (Akhriso Jawaab ay bixisay)
- Nov 15, 2017
Wasiikii Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim ayaa sheegtay sababtii ay isaga casishay xilka ...
DEG DEG:-Wasiir Maryan Qaasim Oo Is Casishay
- Nov 15, 2017
Waxaa Goordhow ku dhawaaqday in ay iscasishay Wasiirkii Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ...

.