War Deg Deg ah:- Meydka Wiil yar oo laga helay Xeebta Degmada Xamar-weyne

Maydka Wiil yar oo badda ay soo tuftay ayaa laga helay Xeebta Geel Laq ee Degmada Xamar weyne sida uu xaqiijiyay Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Xamar weyne.

 Xasan Duulane Xersi Taliyaha Saldhiga Degmada Xamar weyne, ayaa sheegay Wiilkaasi oo illaa hadda aanan la aqoonsan maydkiisa inay geeyeen Xarunta Dambi Baarista ciidanka Booliska Somaliyed ee CID.Taliyaha ayaa sheegay da’da wiilkaasi inay ku qiyaasayaan 10 sano jir, cidii uu ka maqan yahayna ay tagaan xarunta Dambi Baarista ciidanka Booliska Somaliyed, maadaama aanan la garaneyn magaca wiilkaasi iyo ehelkiisa intaba.“Qofkii uu ka maqan yahay wiilkaasi maydkiisa Booliska ayaa gacanta ku haayo Finijeer ayaan galinay, CID ha tagaan Waalidiinta caruurta ay ka maqan yihiin.” Ayuu yiri Taliyaha.

Xasan Duulane Xersi Taliyaha Saldhiga Booliska Xamar weyne, ayaa intaasi ku daray Waalidiinta Somaliyed inuu fariin u diraayo, taasi oo ah in caruurtooda ay ceshtaan si aysan badda ugu dhicin, maadaama qatar badan ay ka jirto badda.

Caruur badan oo waalidiintooda ka soo dhuunta ayaa taga Badda si ay ugu dabaashaan, waxaana xilliyada qaar caruurtaasi ay la kulmaan inay ku dhintaan badda, iyaga oo aan waalidkooda ka warqabin.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WAR DEG DEG AH:-Maleeshiyaad Puntland oo Dad Xoola Dhaqataa ku laayey Bariga Gobolka Mudug.
- Sep 21, 2017
Wararka hadda naga soo gaaraya bariga gobolka mudug ayaa sheegeya in maleeshiyaad ka soo ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf”Dowladda Federaalka Faragelinta Hanaga Deyso”
- Sep 21, 2017
Axmed Geelle Ducaale Xaaf Madaxweynaha dowlad Goboledka Galmudug ayaa ka jawaabay hadal ka soo ...
Sawirro: Wasiir Juxa iyo UN-ka oo kawada hadlay dhaqaajinta heshiisyadii Galmudug iyo Puntland
- Sep 21, 2017
Wasiirka Wasaardda Arrimaha Gudaha iyo Federaal mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa xafiiskiisa  ku ...
XOG: Puntland, Galmudug, Hirshabelle iyo K/galbeed Oo Lagu Qiyaanay Taageeriddoodii Xulufada Sacuudiga
- Sep 21, 2017
Maamullada Puntland Galmudug, Hirshabelle iyo K/galbeed ayaa ku fashilmay qorshe ay ku taageereen xulufada ...
War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug iyo Ku Xigeenkiisa oo Khilaaf ka dhax qarxay”Akhriso”
- Sep 21, 2017
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey, Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo Guddoomiye kuxigeenka ...
Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka
- Sep 21, 2017
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu ...
Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo lagu Weeraray Gobolka Shabellaha Dhexe
- Sep 21, 2017
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Qarax Miino ...
Al-shabaab oo la sheegay in ay isku balaariyeen Degaanada Kooxda Suffa ay Maamusho
- Sep 21, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanada Ahlusunna ee Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Degaanno hoosyimaada Magaalada ...
Aamusnaanta Dowladda Dhexe iyo go’aanada Maamul Goboleedyada
- Sep 21, 2017
Dowladda Dhexe Somaliya, ayaa weli ka aamusan go’aanada isa soo taraya, ee ay Maamul ...
War Cusub-Shabaab oo sheegay inay dilayan Sheekh C/weli Sheekh Cali Cilmi
- Sep 21, 2017
Ururka Al Shabaab, ayaa waxa uu ku hanjabay inay dilayan Sheekh C/weli Sheekh Cali ...
Human Rights Watch Oo Ka Hadashay Qaxootiga Ethiopianka Ee Laga Masaafuriyey Somalia Iyo Kenya
- Sep 21, 2017
Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ...
Madaxweynaha Cusub ee H/Shabelle oo maanta Tijaabadii ugu adkeyd ku maraya Beled-weyne
- Sep 21, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa la filayaa in Saacadaha nasoo ...
Dhageyso:-Galmudug Oo Amar Dul Dhigtay Hay’addaha Iyo Shirkadaha Ka Howlgala Deegaanadeeda
- Sep 21, 2017
Kulan gaar ah oo ay Magaalada Cadaado ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka ...
Maxaa sababay arrinta ninka lagu eedeeyey in uu nabiga u gafey & Qaabkii looga jawaabay & Baraha Bulshadda?
- Sep 21, 2017
Waxay ahayd dhacdadii ugu saamaynta badnayd ee diin la xiriirta, dadkana isku mid ah ...
Dhageyso:-Galmudug Oo Cadeysay Sababta Ay U Taageertay Xulufada Sacuudiga
- Sep 21, 2017
War qoraal ah oo ka soo baxay dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu taageray ...
XASAASI: Galmudug oo Caawa Go’aan ka nixiyay DFS ka qaatay Khilaafka Xulifadda Sacuudiga & Qatar
- Sep 20, 2017
Maamulka Galmudug ayaa noqday maamulkii 4aad ee ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya ee ...
SAWIRRO: Galmudug oo soo dhowayn gobeed u sameysay Maryan Mursal
- Sep 20, 2017
Fanaanada caankaa ee maryan mursal ciise bootaan oo dhawaan soo gaartay magaalada gaalkacyo ee ...
Galmudug oo War Xasaasi ah ka soo saartay inay raacday Go’aanka Shariif Xasan & Gaas
- Sep 20, 2017
Maamulka Galmudug ayaa been abuur ku tilmaamay warqad lagu faafiyay baraha bulshada, taasi oo ...
Culimada Soomaaliyeed oo Shaaciyey inuu diinta ka baxay Ninkii u gefay Nebi Muxamed NNKH (BAYAAN)
- Sep 19, 2017
Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inuu diinta islaamka ka ...
Al-shabaab oo soo Bandhigay Magacyada Ajaanib Kenyan ah
- Sep 19, 2017
Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa soo bandhigay Muuqaalada Saddex Nin oo u dhashay Wadanka Kenya islamarkaana ...

.