Guddiga Doorashada Kenya : Waan baari doonaa in la jabsaday habka doorashada

Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya Wafula Chebukati oo shir jaraa’id ka hadlay ayaa sheegey in natiijada kama dambeysta ah lagu shaacin doono muddo 7 maalmood ah.

Waxa uu sheegey in natiijooyinka hadda lasoo gudbiyey aysan ahayn kuwa rasmi ah, kuwa rasmigana ay yihiin kuwa ku qoran foomamka gacanta ku qoran ee laga soo gudbin doono goobaha codka laga dhiibtey.

Mar wax laga weeydiiyey eedeynta hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ee ah in la jabsaday habka electaroonika ee guddiga, kadibna lagu shubtey codadka ayaa waxa uu yiri “Waan baari doonaa sheegashaadaasi, balse hadda waxbo kama oran karo”.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Daawo Sawirada;- Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Gaaray Cabduwaaq. iyo Ujeedka Safarkiisa
- Dec 13, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Madaxwayne kuxigeenka Galmudug #Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo soo gaarey Degmooyinka #Bangeelle iyo #Caabudwaaq Wafdiga Madaxwayne kuxigeenka ...
Dhageyso-Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Galmudug oo gaalkacyo soo gaaray iyagona ka yimid
- Dec 13, 2017
Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Deegaanada Galmudug kana soo kicitamay magaalda muqdisho ayaa ...
Dhageyso-Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay in Gaalkacyo aysan noqon doonin mid ……
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geell xaaf oo safar dhinac lugta ah kaga soo amababaxay ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo soo gaaray kuna dhawaaqay in Gaalkacyo…..
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa Galinkii dambe ee Maanta soo gaaray magalada ...
Madaxweyne Muuse Biixi oo la Dhaariyay & Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Qudbad ka jeediyay Xaflad lagu ...
DEG DEG: Diyaarado Goordhow Gantaalo ku garaacay Gobalka Hiiraan
- Dec 13, 2017
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan Duleedka Degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in Diyaarado ...
Faduma oo ka shekeysay arrin fool xun ay kula keceen Shabaab iyo HIV laga helay
- Dec 13, 2017
Haweeney kasoo baxsatay AlShabaab ayaa ka sheekeysay sida loogu qasbay inay isticmaasho dawooyin daroogo ah isla markaana ...
XOG: Xoogaga Mukhtaar Roobow & Hubkooda oo lala damacsan yahay qorsho cusub ﴾Muxuu yahay﴿
- Dec 13, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed, ayaa sheegaya in maamulka uu darees gaara ...
Deg Deg ah-Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo ku soo wajahan iyo warar sheegay…
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu Hogaaminaya ayaa maanta lagu wadaa ...
Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliland Oo Maanta Ka Dhaceysa Hargeysa
- Dec 13, 2017
Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland Maanta waxaa la filayaa in ay ka dhacdo ...
XOG CUSUB: Yaa Loo xiray Qarixii lagu dilay Weriye Maxamed Ibraahim Gaabow?
- Dec 12, 2017
Wararka laga helayo laamaha Amniga ayaa sheegaya in dhowr qof loo xirxiray qarixii lagu ...
DAAWO MUUQAALKA: Qaban Qaabada Xaflada Xil Wareejinta Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
- Dec 12, 2017
Waxa Madaxtoyada Somaliland iminka ka socota qaban qaabada munaasabad ay xilka kula kala waregayaan ...
WARARKA DEG DEG: Masuul Qarax lagu Dilay & Xog deg deg ah oo laga helayo
- Dec 12, 2017
Wararka Buuraha Galgala ee Gobolka Bari ee degaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in maanta ...
Sawiro-Golaha Wasiirada Galmudug oo cadaado ku yeeshay kulan deg deg ah iyagona ku ansxiyay….
- Dec 12, 2017
Golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta cod buuxa ku taageeray heshiiskii Dowlada Galmudug iyo Ahlusuna ...
Horumarinta dhulkeennu waa hal aan tabeynay
- Dec 12, 2017
Ugu horreyn waxaan u mahad celinayaa allah SW oo inagu galladay diinteenna suuban ee ...
DEG DEG: Toogasho iyo Kala carar Goordhow ka dhacay Muqdisho
- Dec 12, 2017
  Koox hubeysan ayaa goor-dhaw Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyar ah ...
XOG: Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Soo Celiyey 6 Arrin Oo Soomaaliya Muddo Laga Weysanaa
- Dec 12, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib ...
XOG: Xasan Sheekh & Cumar C/rashiid oo Imaaraadka ka iibiyay Somalia
- Dec 12, 2017
Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ka haysta heshiis u saamaxaya waxyaabo badan oo danahooda Soomaaliya ku saabsan, sida ...
Sheekh Nuur Baaruud “Dad Badan Ayaa Dhahaya Wadaadka Hala Tarxiilo Goormeen Ajnabi Noqday Xageesa La”Ii Tarxiilayaa?
- Dec 12, 2017
Sheekh Nuur Baruud Gurxan oo ka mid ah Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ahna gudoomiye ku ...
Dowladda Somaliya oo si kulul u cambaareysay dilka Wariye Maxamed Ibraahim
- Dec 12, 2017
Dowladda Somaliya, ayaa si kulul u cambaareysay dilkii caawa Magaalada Muqdisho loogu gaystay Wariye ...

.