DAAWO Xildhibaan Fiqi oo si adag uga hadlay Siyaasada Dowlada Farmaajo & Arimo Kale

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo katirsan xildhibaanadda barlamaanka dowladda Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan dalka Norwey ka hadlay arimo xasaasi ah.

Qodobada uu ka hadlay waxaa kamid ah Doorashadii C/Qeybdiid ee gudoomiyaha gudiga dastuurka labada aqal ee baarlamaanka oo uu kaga adkaaday C/Raxmaan Faroole.

Sidoo kale Xildhibaan Fiqi ayaa ka hadlay xukunkii dilka ahaa ee maxkamadda ciidamadu ku xakuntay Askarigii dilay Wasiir Cabaas Siraaji.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Dhanka kale, waxaa uu ka hadlay sida uu u arko sawiradda madaxda DFS oo lagu dhajiyay bar koontartool oo laga raaco gaadiidka dowladda Soomaaliya


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Madaxweyne Muuse Biixi oo la Dhaariyay & Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Qudbad ka jeediyay Xaflad lagu ...
DEG DEG: Diyaarado Goordhow Gantaalo ku garaacay Gobalka Hiiraan
- Dec 13, 2017
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan Duleedka Degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in Diyaarado ...
Faduma oo ka shekeysay arrin fool xun ay kula keceen Shabaab iyo HIV laga helay
- Dec 13, 2017
Haweeney kasoo baxsatay AlShabaab ayaa ka sheekeysay sida loogu qasbay inay isticmaasho dawooyin daroogo ah isla markaana ...
XOG: Xoogaga Mukhtaar Roobow & Hubkooda oo lala damacsan yahay qorsho cusub ﴾Muxuu yahay﴿
- Dec 13, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed, ayaa sheegaya in maamulka uu darees gaara ...
Deg Deg ah-Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo ku soo wajahan iyo warar sheegay…
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu Hogaaminaya ayaa maanta lagu wadaa ...
Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliland Oo Maanta Ka Dhaceysa Hargeysa
- Dec 13, 2017
Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland Maanta waxaa la filayaa in ay ka dhacdo ...
XOG CUSUB: Yaa Loo xiray Qarixii lagu dilay Weriye Maxamed Ibraahim Gaabow?
- Dec 12, 2017
Wararka laga helayo laamaha Amniga ayaa sheegaya in dhowr qof loo xirxiray qarixii lagu ...
DAAWO MUUQAALKA: Qaban Qaabada Xaflada Xil Wareejinta Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
- Dec 12, 2017
Waxa Madaxtoyada Somaliland iminka ka socota qaban qaabada munaasabad ay xilka kula kala waregayaan ...
WARARKA DEG DEG: Masuul Qarax lagu Dilay & Xog deg deg ah oo laga helayo
- Dec 12, 2017
Wararka Buuraha Galgala ee Gobolka Bari ee degaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in maanta ...
Sawiro-Golaha Wasiirada Galmudug oo cadaado ku yeeshay kulan deg deg ah iyagona ku ansxiyay….
- Dec 12, 2017
Golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta cod buuxa ku taageeray heshiiskii Dowlada Galmudug iyo Ahlusuna ...
Horumarinta dhulkeennu waa hal aan tabeynay
- Dec 12, 2017
Ugu horreyn waxaan u mahad celinayaa allah SW oo inagu galladay diinteenna suuban ee ...
DEG DEG: Toogasho iyo Kala carar Goordhow ka dhacay Muqdisho
- Dec 12, 2017
  Koox hubeysan ayaa goor-dhaw Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyar ah ...
XOG: Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Soo Celiyey 6 Arrin Oo Soomaaliya Muddo Laga Weysanaa
- Dec 12, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib ...
XOG: Xasan Sheekh & Cumar C/rashiid oo Imaaraadka ka iibiyay Somalia
- Dec 12, 2017
Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ka haysta heshiis u saamaxaya waxyaabo badan oo danahooda Soomaaliya ku saabsan, sida ...
Sheekh Nuur Baaruud “Dad Badan Ayaa Dhahaya Wadaadka Hala Tarxiilo Goormeen Ajnabi Noqday Xageesa La”Ii Tarxiilayaa?
- Dec 12, 2017
Sheekh Nuur Baruud Gurxan oo ka mid ah Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ahna gudoomiye ku ...
Dowladda Somaliya oo si kulul u cambaareysay dilka Wariye Maxamed Ibraahim
- Dec 12, 2017
Dowladda Somaliya, ayaa si kulul u cambaareysay dilkii caawa Magaalada Muqdisho loogu gaystay Wariye ...
XOG CUSUB: C/llahi Sambaloolshe oo shaaca ka qaaday Arin lama filaan ah & Beelaha Muqdisho oo hor istaagay…
- Dec 12, 2017
Taliyihii Hore ee Hay’ada NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambalolshe ayaa waxa uu ka hadlay ...
Jawaari oo si Kulul uga hadlay Arinta Qudus & Amar uu faray Guddiga A/Dibadda ee Baarlamaanka
- Dec 11, 2017
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si kulul ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo cadaado ku laabtay isagona ka hadlay qorshihiisa ku aadan….
- Dec 11, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta dib ugu ...
Miinooyin Laga Soo Saaray Garoonka Kubada Cagta Banaadir Oo Galabta Ciyaar Ka Dhici Laheyd
- Dec 11, 2017
Ciidamada Xasilinta iyo kuwa Booliiska Soomaaliya ayaa wxa ay baaritaano ka sameeyeen Garoonka Kubadda ...

.