Dhageyso;Sawirro;-Gaalkcyo. Galmudug oo Lagu Qabtay Kulan looga Hadlaayo Nabada & isdhex galka Bulshada…

Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay nabad iyo isdhex gala Bulshada isla markana lagu qabtay Hotel empass Gaalkcyo ayaa waxa  soo qaban qabiyeen Ururka Dhalinyarada Gobolka Mudug

Ee Galmduug ayadoona ay ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Gaalkcyo Ururrada dhalinyarada Galmudug iyo Puntland.  Aqoonyahano Abwaanno Ururada Haweenka iyo qeybaha kale ee Bulshsda Gaalkcyo .
Kulan ayaa inta uu soocday waxaa Laga Shekeyey Muhiimad ay Nabad uleedahay Bulshada Gaalkacyo waxaana Lagu Bogaadiyay in Bulshasda ay qeyb Lixaad leh ka qaatan Sidii ay nabad oga wadda shaqeyn lahyeen

Waxaana sidokale Kulanka qeyb ka ahaa soo dhaweynta Abwaan Cabdirisaaq hogal caafi

oo dhawaan soo gaaray magalad gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.
qaar ka mid Xunaha Dhalinyarad Gobolka Mudug ayaa Kalmado dar,daaran ah ka u jeediyay Dadkii Kulanka ka soo qeyb galay

Abwaan cabdirisaaq hogal caafi oo ka mid ahaa abwanitii lagu Casumay Kulan ayaa Gobta ka jeediyay Tix Sugaan

Duqa Degmad Gaalkcyo Ee Galmudug Xirsi ysusuf Barre aya sheegay in ay wadaan diidaalo badan oo ay ku donayaan in Bulshada Galkcyo ay ku mideyaan . Wuxuna Bulshada Ugu Baaqay in markasta ay qeyb ka qaadan Nabad Iyo Dhex galka Bulshaad madaama inta badan Gaalkcyo ay ka taagan Xiisada Dagaal oo Sameyn ku yeesha Bulshda.

Kulamadaani inta baadn looga hadlaayo nabad iyo isdhex gala Bulshada ayaa ah kuwo Bulshaad niyadooda looga Saraayo Hadafka Xanbaarsan Arimaha Colaada ee isku laabbata Degaanka.

Halkaan ka DAAWO. SAWIRADDA 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Sawiro-Reer Galmudug oo Mudda kadib Rajada ay qabeen u rumoobi rabta kadib markii….
- Aug 19, 2017
Wafdi Ka Socda Dowlada Galmudug Ganacsato iyo Ganacsato Maalgeshan Raba Hobyo ayaa Maante Soo ...
SAWIRRO: Gudoomiyaha iyo ku xigeenka Ururada Bulshadda Rayidka ah ee Galmudug oo Cadaado lagu doortay
- Aug 19, 2017
Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado uga ka qeyb galay ...
DEG DEG: Madaafiic lagu Garaacay Xeraale & Dhacdo xanuun badan oo ka dhalatay
- Aug 19, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maanta Maleeshiyaad Taabacsan ...
Daawo;-Sawirada;-Dhalinyarada isdhexgalka Gaalkcyo oo Kulan dhiiri Galin ah La Qaaday Ciidanka Isku Dhafka. Galmudug,Iyo Puntland.
- Aug 19, 2017
Kulankaan oo ahaa mid ay Soo Qaban Qabiyeen Madasha Isdhexaglka Dhalinyarada Degmada Gaalkcyo ayaa ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Muqdisho looga yeeray, deg degna u aaday
- Aug 19, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa gelinkii dambe ee maanta safar deg deg ...
Daawo. Sawirrada;-Maamulka Degmada Gaalkcyo. Galmudug oo Ku Baaqay in laga Qeyb qaadto Hormarinta Degaanka. Qor,qoora.
- Aug 18, 2017
Xumno ka Socday. Maaulka degmada Gaalkcyo Galmudug ayaa kormeer ku tagay degaanka qor.qoora oo ...
Ugaaska Xawaadle oo shir deg deg ah isugu yeerey dhamaan Siyaasiyiinta Beesha
- Aug 18, 2017
Iyadoo Xiisad Siyaasadeed ay ka taagan tahay Maamul Gobeleedkii dhawaan lagu yegleeley Magaalada Jowhar ...
Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo laga dareemayo Godin-labe iyo Mareer-gur
- Aug 18, 2017
Ciidamo iyo Gaawaari Gaashaaman oo ka amar qaata Galmudug Kana yimid Magaalada Cadaado xarunta ...
SAWIRRO: Maxaad ka taqaan shanta dal ee caalamka dadkoodu ay ugu cimriga dheer yihiin ?
- Aug 18, 2017
Dalka Japan ayaa ka mid ah shanta dal ee caalamka dadkoodu ay ugu cimriga dheer yihiin ...
WARARKII ugu Dambeeyey Dagaalkii ugu cuslaa oo ka dhacay Xeraale iyo Ahlusuna oo laga saaray
- Aug 18, 2017
Dagaalkii ugu cuslaa ayaa shalay ka dhacay degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud, iyadoo qasaare ...
Sawiro-Qoraa Najax Aadan Farah oo buug cusub ku soo bandhigtay Gaalkacyo…..
- Aug 18, 2017
Caaawa iyo Qoraa.Najax Aadan Farah   Qoraa Najax Aadan Farah Oo Caawa Hotel Five Star ...
Sawiro-Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo shir deg deg ah la yeeshay Golaha wasiirada iyagoona ka wada hadlay…….
- Aug 17, 2017
Kulankii Khamiis laha ahay ee Golaha wasriirada Dowalada Galmudug ayaa lugu ansixiyay sharciga xanaanada ...
Dhageyso-Madaxweyne Xaaf oo ku eedeeyay in Ahlusuna ay dhibaatooyin ka wadaan Gobolada Dhexe
- Aug 17, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf,yaa sheegay in maalmihii uu ku sugnaa Magaalada ...
Sawirro: Booliiska Gaalkacyo oo qabtay howl aad iyo aad u muhiimsan
- Aug 17, 2017
Ciidamada Booliska Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan ...
XOG XASAASI AH: R/wasaare Kheyre oo Hormuud u ah Mooshinka laga wado Shariif Xasan
- Aug 17, 2017
Iyadoo xiisad siyaasadeed oo xoog leh ay ka jirto qaar ka mid Maamul Goboleedyada ...
Weerarradii Mareykanka ee Somaliya 2000-2016, Xogo iyo Howlgalo Qarsoon oo hada la ogaaday
- Aug 17, 2017
Aqristayaasheenna waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa tixane la xiriira weerarrada Mareykanka uu ka filyay ...
Cosoble Oo Kali Noqday Iyo Xildhibaanno Badan Oo Garabkiisa Ka Baxay
- Aug 17, 2017
Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ka soconaya kulamo siyaasadeed oo lagaga hadlayo ...
DEG DEG: Dagaal Laga Baqayo Inuu Ka Dhex Qarxo Puntland & Galmudug Iyo Warar Sheegaya In..
- Aug 17, 2017
Wararka saakay oo Khamiis ah ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ...
AKHRISO: Shacabka Galmudug oo Labo loo kala qeybinayo, kadibna…
- Aug 17, 2017
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay iney muhiim tahay tirakoob lagu ...
War Deg Deg ah:- Diyaarad Goor Dhow ku soo dhacday Duleedka Muqdisho
- Aug 16, 2017
Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goor Dhow Diyaarad Nuuca Duuliye ...

.