Ciidamada Ahlu sunna oo isaga baxay Xeraale ka dib Duulaanka Galmudug | Codkagalmudug isha Laga Helo Wararka Xaqiiqda

Ciidamada Ahlu sunna oo isaga baxay Xeraale ka dib Duulaanka Galmudug

Maamulka Ahlu Sunna ee Gobollada dhexe ayaa Ciidamadooda kala baxay dhamaan degaannada ay ka joogeen degaanka Xeraale.

Go’aankan waxaa uu yimid kaddib markii Ciidamo ka socda Maamulka Galmudug ay la wareegeen degaanka Mareergur oo 30km u jira Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ugu weyn Ahlu sunna ee hadda,sidoo kalena ah caasimadda Maamulka Galmudug.

Saraakiil ka tirsan Ahlu Sunna ayaa sheegay in Ciidamada Ahlu Sunna ee laga soo saaray Xeraale la doonayo in ay dib u qabsadaan degaanka Mareergur oo ay hadda gacanta ku hayaan Maamulka Galmudug.

Ahlu Sunna ayaa dhawaan la wareegtay degaanka Xeraale kaddib dagaal ay la galeen Maleeshiyo degaanka ah oo taabacsan Galmudug,waxaana ay taas keentay in Galmudug ay dhaq dhaqaaq ciidan ka billaabaan Gobolka.

Maamullada Ahlu Sunna iyo Galmudug ayaa waxaa u dhaxeeya khilaaf Siyaasadeed,waxaana wadahadallo ka dhacay Muqdisho ayaa ku dhamaaday guul darro.

Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale ayaa ballan qaaday in maamulka Ahlu Sunna uu la gelayo wadahadallo nabadeed oo lagu dhameynayo khilaafka siyaasadeed ee ka jira Galguduud una dhaxeeya labada Maamul,hayeeshee waxaa ay u muuqataa arrintaas mid aan suuragalin wali.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




http://allweatherfencing.com/wp-json/oembed/1.0/embed?url=http://allweatherfencing.com/ Alshabaab oo caawa soo galay deegaano Hoos yimaada Cadaado
- May 9, 2018
Rag katirsan Al Shabaab ayaa caawa lagu arkay gudaha magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud Magaalada ...
http://modul.nl/uncategorized/what-write-my-coursework-is-and-what-it-is-not-37/ Sawiro-Xaaf iyo wasiirka qorsheynta Soomaliya oo kormeeray Halka laga dhisayo dakada Hobyo.
- May 8, 2018
Madaxda maanta soo gaartay ayaa waxaa ay kormeer ay ku tageen Halka laga dhisayo ...
http://flyingsquidstudios.com/files/”http://twitter.com/flyingsquidla Sawiro-Madax badan oo gaartay Hobyo…
- May 8, 2018
Xarig jarka aargada iyo dhagax dhiga wajiga 2aad ee wadada. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ...
Madaxda Maanta la filayo iney gaaraan Hobyo iyo wararkii ugu dambeyay…
- May 8, 2018
Magaala xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug waxaa saakay  ka socda diyaargarowga munaasabadda xarigga looga ...
XOG: Xaaf Oo Sammeystay Gaashaan Adag Oo Uu Isaga Difaaco Duulaan Kaga Wajahan DFS
- May 8, 2018
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf aya sameystay awood aad u sareysa ...
Sawiro laga soo qaaday magalada Hobyo
- May 6, 2018

Raiisul wasaare Xasan kheyre oo Hobyo oo beri ku wajahan….
- May 6, 2018
  Raiisul wasaare Xasan Cali kheyre ayaa lagu wadaa in maalinta berito uu gaaro Magaalada ...
Xaaf oo Muqdisho u duulay
- May 6, 2018
Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ...
Hobyo Maanta wey Camiran Tahay?
- May 6, 2018
Hobyo Maanta wey Camiran Tahay Magalada Hobyo oo ah isha dhaqalaha Galmudug ayaa saacdihii ugu ...
Dad ku soo dhaawacmay Dagaal ka dhacay Galgaduud oo la gaarsiyay isbitaalka cadaado..
- May 6, 2018
Waxaa xalay isbitaalka guud ee magaalada Cadaado la keenay 13 qofood oo qaba dhaawacyo ...
Sawiro-Xildhibaanada Galmudug oo ansixiyay Dastuurka Baarlamaanka Galmudug…
- May 5, 2018
  xubnaha baarlamaanka galmudug ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansaxiyey Dastuurka Isku dhafka ah ...
Jahwareerkii ugu xooganaa oo haysta Gudoomiye Yariisow & Olalaha Xilka looga qaadayo oo socda…
- May 5, 2018
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo Xafiiska shaqada jooga muddo ku siman ...
AKHRISO: Dhaarinta Guddoomiye Mursal Kadib, Akhriso 10 Qodob uu Ka Ballanqaaday Golaha Shacabka
- May 3, 2018
Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Maxamed ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo war Cusub ka soo saaray isku darkii Galmudug iyo Ahlusuna waljeeca..
- Apr 29, 2018

XOG: Sababta uu Madaxweyne Farmaajo kaga qeyb gali waayay ciyaarta Finalka Somalia oo la ogaaday
- Apr 29, 2018
Waxaan maanta la filayaa in Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ...
XOG CUSUB: Kheyre iyo Fahad Yaasiin oo Lacago ku Iibsaday Codadka qaar ka mid ah Xildhibaanada
- Apr 29, 2018
Warar hoose oo ay heleyso Codkagalmudug  ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan ...
Galmudug oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo iyadoona sheegtay…..
- Apr 28, 2018
Galmudug Waxa Ay Cambaaresay Kana Tacsiyadeesay Weerarkii Qaraxa ah ee Saaka Lagu dilay Taliyihii ...
Deg Deg ah-Qarax ismiidamin ah oo gor dhow ka dhacay Gaalkacyo iyo Taliye lagu dilay…
- Apr 28, 2018
Qarax ismidaamin ah ayaa lala eegtay Taliyaha Ciidanka isku dhafka dowladda Federaalka usoo magacwday ...
Waa Imisa Tirada lacagta kasoo xarootay Diiwaan galinta Musharaxiinta Gudoomiyaha Golaha Shacabka?
- Apr 26, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu wado in la doorto 30-ka bishan waxaa isku soo ...
Hubkii laga boobay Xeradii Imaaraadka ee Gen. Gordan oo lagu kala iibsanayo Suuqyada Muqdisho (Wax badan ka Ogoow)
- Apr 26, 2018
Sida ay qortay wakaalada wararka ee Reuters ugu yaraan 600 oo hub ayaa laga ...

.