Deg Deg ah-Sheikh Shaakir Oo Mudda kadib hadal aan looga Baran sheegay kadib Markii Ciidamada Galmudug ay gaareen…… | Codkagalmudug isha Laga Helo Wararka Xaqiiqda

Deg Deg ah-Sheikh Shaakir Oo Mudda kadib hadal aan looga Baran sheegay kadib Markii Ciidamada Galmudug ay gaareen……

Janaraal Maxamad Nuur Galaal ayaa sheegay in labada madaxweyne ee Galmudug iyo Ahlu-Sunna Waljamaaca ay mabda’ahaan isku raaceen in la mideeyo labada maamul isla markaana uu madaxweyne u noqdo Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Janaraal ,

Galaal oo waraysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in sidoo kale mabda’ahaan la isku raacay xarumaha hay’adaha dawladda la kala qaado, tusaale ahaan in xukuummaddu ku shaqayso magaalada caasimada ah ee Dhuusamareeb, halka baarlamankuna ku shaqeynayo magaalada Cadaado, Garsoorkana loo wareejiyo magaalada Caabudwaaq.

Janaraal Galaal waxa kale oo uu sheegay in Madaxweyne Xaaf oo uu la socdo Sheekh Maxamad Shaakir uu kormeer ku mari doono Dhuusamareeb illaa Matabaan.
Sheekh Maxamad Shaakir-na uu booqan doono magaalada Cadaado.

Janaraal Galaal oo ka hadlayay ciidamo Galmudug ah oo saaka qabsaday deegaanka Mareergur, waxa uu sheegay inaanay ciidankaasi ka amar qaadan Madaxweyne Xaaf, isla markaana ay yihiin haraadigii waxa uu ugu yeeray Damjadiid.

XIGASHO:Ibrahim Adam


Fikradaha Akhristayaasha (0)




buy canibus Lyrical law Alshabaab oo caawa soo galay deegaano Hoos yimaada Cadaado
- May 9, 2018
Rag katirsan Al Shabaab ayaa caawa lagu arkay gudaha magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud Magaalada ...
get link Sawiro-Xaaf iyo wasiirka qorsheynta Soomaliya oo kormeeray Halka laga dhisayo dakada Hobyo.
- May 8, 2018
Madaxda maanta soo gaartay ayaa waxaa ay kormeer ay ku tageen Halka laga dhisayo ...
buy prednisone online for dogs Sawiro-Madax badan oo gaartay Hobyo…
- May 8, 2018
Xarig jarka aargada iyo dhagax dhiga wajiga 2aad ee wadada. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ...
Madaxda Maanta la filayo iney gaaraan Hobyo iyo wararkii ugu dambeyay…
- May 8, 2018
Magaala xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug waxaa saakay  ka socda diyaargarowga munaasabadda xarigga looga ...
XOG: Xaaf Oo Sammeystay Gaashaan Adag Oo Uu Isaga Difaaco Duulaan Kaga Wajahan DFS
- May 8, 2018
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf aya sameystay awood aad u sareysa ...
Sawiro laga soo qaaday magalada Hobyo
- May 6, 2018

Raiisul wasaare Xasan kheyre oo Hobyo oo beri ku wajahan….
- May 6, 2018
  Raiisul wasaare Xasan Cali kheyre ayaa lagu wadaa in maalinta berito uu gaaro Magaalada ...
Xaaf oo Muqdisho u duulay
- May 6, 2018
Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ...
Hobyo Maanta wey Camiran Tahay?
- May 6, 2018
Hobyo Maanta wey Camiran Tahay Magalada Hobyo oo ah isha dhaqalaha Galmudug ayaa saacdihii ugu ...
Dad ku soo dhaawacmay Dagaal ka dhacay Galgaduud oo la gaarsiyay isbitaalka cadaado..
- May 6, 2018
Waxaa xalay isbitaalka guud ee magaalada Cadaado la keenay 13 qofood oo qaba dhaawacyo ...
Sawiro-Xildhibaanada Galmudug oo ansixiyay Dastuurka Baarlamaanka Galmudug…
- May 5, 2018
  xubnaha baarlamaanka galmudug ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansaxiyey Dastuurka Isku dhafka ah ...
Jahwareerkii ugu xooganaa oo haysta Gudoomiye Yariisow & Olalaha Xilka looga qaadayo oo socda…
- May 5, 2018
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo Xafiiska shaqada jooga muddo ku siman ...
AKHRISO: Dhaarinta Guddoomiye Mursal Kadib, Akhriso 10 Qodob uu Ka Ballanqaaday Golaha Shacabka
- May 3, 2018
Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Maxamed ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo war Cusub ka soo saaray isku darkii Galmudug iyo Ahlusuna waljeeca..
- Apr 29, 2018

XOG: Sababta uu Madaxweyne Farmaajo kaga qeyb gali waayay ciyaarta Finalka Somalia oo la ogaaday
- Apr 29, 2018
Waxaan maanta la filayaa in Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ...
XOG CUSUB: Kheyre iyo Fahad Yaasiin oo Lacago ku Iibsaday Codadka qaar ka mid ah Xildhibaanada
- Apr 29, 2018
Warar hoose oo ay heleyso Codkagalmudug  ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan ...
Galmudug oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo iyadoona sheegtay…..
- Apr 28, 2018
Galmudug Waxa Ay Cambaaresay Kana Tacsiyadeesay Weerarkii Qaraxa ah ee Saaka Lagu dilay Taliyihii ...
Deg Deg ah-Qarax ismiidamin ah oo gor dhow ka dhacay Gaalkacyo iyo Taliye lagu dilay…
- Apr 28, 2018
Qarax ismidaamin ah ayaa lala eegtay Taliyaha Ciidanka isku dhafka dowladda Federaalka usoo magacwday ...
Waa Imisa Tirada lacagta kasoo xarootay Diiwaan galinta Musharaxiinta Gudoomiyaha Golaha Shacabka?
- Apr 26, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu wado in la doorto 30-ka bishan waxaa isku soo ...
Hubkii laga boobay Xeradii Imaaraadka ee Gen. Gordan oo lagu kala iibsanayo Suuqyada Muqdisho (Wax badan ka Ogoow)
- Apr 26, 2018
Sida ay qortay wakaalada wararka ee Reuters ugu yaraan 600 oo hub ayaa laga ...

.