LA OGAADAY: Xiriirkii Maraykanka iyo Puntland oo meel xun gaaray iyo warar sheegaya in ciidamada..

Sida ay xogtan ku heshay wakaaladda wararka ee Warqaad.com, waxaa meel xun gaaray xiriirka ka dhaxeeya maamulka Puntland iyo sidoo  kale dowladda Maraykanka, cabaqadabo badan oo yimid kadib.

Dowladda Maraykanka gaar ahaan ciidankeeda ka jooga Puntland ayaa la sheegay iney go’aansadeen ineysan la shaqeyn ciidamada Puntland sababhan soo socda.

1- In Puntland ay howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab u adeegsadeen dano kale oo gaar ah, sida iney ciidamo Galmudug ah ka been sheegaan, kana faa’ideysteen aaminaaddii loo qabay.

2- In Puntland ay ka gaabisay bixinta xogaha dagaalyahannada kasoo jeeda beelaha Puntland iyo kuwa ku sugan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo sida buuraha Galgala.

3- in Mararka qaar ciidanka PIS-ta ee Maraykanka la shaqeeyo loo diro dano gaar ah oo aan ahayn middii loo diyaariyey.

Hadaba arrintaan ayaa waxay tahay mid aad u culus, waxaana socda dedaal lagu xalinayo khilaafkan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




DHAGEYSO: Shil Khasaare badan geystay oo ka dhacay gobolka Mudug
- Nov 18, 2017
Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka ...
DAAWO:-Odowaa oo mushaarkiisa ugu deeqay caruurtii uu dhalay qalbi Dhagax.
- Nov 18, 2017
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xusein Odowaa oo ka mid ahaa Xubnaha Is qoray ee maantay ...
AKHRISO;- Warmurtiyeed;- Dhiibista Qalbi Dhagax; & Farmaajo oo Lagu Edeyey…..
- Nov 18, 2017
WARBIXINTA BAARLAMANKA EE QALBI DHAGAX! KA BAARAANDAGIDDA IYO QIIMEYNTA QADIYADDA 1. Xiriirka arrintan la leedahay siyaasadda ...
DEG DEG: Guddigii Baarista kiiska Qalbi Dhagax oo Qalad ku Tilmaamay in Itoobiya loo dhiibay
- Nov 18, 2017
Guddigii loo xil saaray Baaritaanka Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo maanta Baarlamaanka ...
Dhageyso+Sawirro+ Maamulka Degmada Gaalkcyo Ee Galmudug ayaa Bulshada Magalada Ku dhiiri Galiyay Hormarinta Gaalkacyo
- Nov 18, 2017
Mamaulka Degmada Gaalkcyo ee Galmudug Oo Maalmihii igu Danbeyey Ku guda jiray Dar.dari Galinta ...
DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Dhageyso:-Siideynta Dad Iyo Gawaari Lagu Kala Heystay Cadaado Iyo Cabuduwaaq Oo Lagu Guuleystay
- Nov 17, 2017
Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,Kah ee Maamulka Galmudug waxaa Galabta kulan ku yeeshay ...
SAWIRRO: Kenya oo Xaalad Cusub gashay & Xiisado uu horkacayo Raila Odinga oo ka bilowday Nairobi
- Nov 17, 2017
Dibad-baxyo looga soo horjeeday natiijada doorashada Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee ...
Deg deg-Shacabka wisil oo caawa qaaday tilaabo faraxad galisay reer galmudug…
- Nov 17, 2017
Waxgaradka iyo Culumada Wisil oo kaa shanaya Maamulka Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in ...
Deg Deg ah-Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Galmudug oo caawa Gaalkacyo soo gaaray kadib markii….
- Nov 17, 2017
Gudoomiyaha Ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa Galinkii Dambe Maanta ...
Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo Kenya kuwa sugan iyo Raja muuqaneys
- Nov 17, 2017
Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo Kenya kuwa sugan iyo Raja muuqaney. Waxaa Shalay Nairobi ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo safar deg deg ah ku gaaray kenya
- Nov 17, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Galinkii dambe ee Maanta Gaaray Magalada Neyroobi ...
DEG DEG+DAAWO: Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Ku Baaqay Shaqa Joojin, Fariina u Diray Taagerayaasha Xisbiga Wadani
- Nov 16, 2017
Musharaxa Xisbiga Wadani Cabdiraxman Ciro oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka ...
Daawo Warbixin:- Bulshada Galmudug oo Bilaabay Qorshayaal Lagu Hormarinaayo Beerahooda
- Nov 16, 2017
Wey Adag tahay in aad Beerley noqataa adi oo joga Mudug sidaas oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta lagu wado inuu tago Magaalada Baydhabo
- Nov 16, 2017
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu wadaa ...
Xog Culus Dhageyso: Jubbaland & Galmudug Oo Isku Khilaafsan Qodob Uu Ku Farxay Farmaajo
- Nov 15, 2017
Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxa la sheegayaa in hadda uu khilaaf ka dhex ...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Erdogan oo booqday Ciidamada dalkiisa ee jooga Qadar
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tegay dalka Qatar, isagoo wadahada la ...
(Dhagayso) Galmudug oo IGAD ku eedeysay In ay Colaad ka Abuurayso Gobolka Mudug
- Nov 15, 2017
Xirsi Yuusuf Bare Duqa Dagmada Galkacyo ee Galmudug oo Waraysi siiyay Caawa Barnaamijka Xulashada ...
Sawirro:-Madaxweyne Xaaf Oo Markale Ku Celiyay In Xal Laga Gaaro Khilaafka Kala Dhaxeeya Ahlusuna
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta gurigiisa waxa uu qado ugu ...
RW. Kheyre “Baraawe waxay ahayd magaaladii aan ka dhoofay 1989-kii”+SAWIRRO
- Nov 15, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ...

.