XOG CUSUB: RW Kheyre oo Cadaadis xoogan ka helaya Xildhibaanadda, Beelaha Hawiye & Xafiiska Madaxweynaha (SABABTA)

Xildhibaanadda aqalka sare ayaa ku dhegan Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya iyo afar kamid ah wasiiradiisa.

Senetor Muuse Suudi Yalaxow ayaa hogaaminaya Mooshinka ka dhanka ah Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaana uu ku eedeeyay inuu ka dambeeyay in la rido madaxweynaha Hiirshabelle.

Hadaba, Shabakadda Codkagalmudug.com ayaa ogaatay sedex qodob oo cabsi gelineysa Ra’isul Wasaare Kheyre.

1- Waxaa uu ka cabsanayaa Beeshiisa: Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa aad loogu eedeeyay inuu kasoo bixi waayay booska uu beesha Hawiye ku matalo waxaana uu marar badan sameeyay go’aano aysan ku farxin.

Arrinta ugu xoogan waxaa ay ka taagan tahay Hiirshabelle oo uu mucaarad xoogan ugala helayo Beelaha Abgaal iyo Xawaadle.

2- Cadaadiska Madaxtooyadda: Sidoo kale Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa cadaadis xoogan kala kulmaya xafiiska madaxweynaha gaar ahaan agaasime Fahad Yaasiin oo la aamisan yahay inuu yahay maskaxda ka dambeysa arrinta Hiirshabelle ee keentay in mooshin laga keeno Kheyre.

Xog la helay ayaa muujineysa in Madaxweyne Farmaajo uusan wax badan kala socon arrintan, laakiin Fahad Yaasiin uu bixiyay amarkii lagu riday Cosoble, waxaana ay arrintaas wel wel xoogan ku keentay RW Kheyre maadaama uusan awoodin inuu qaato go’aan gaar ah.

3- Xildhibaanada oo Midooba: Xildhibaano katirsan golaha shacabka ayaa xili hore ku dhaganaa RW Kheyre, laakiin waxaa haatan ku biiray xildhibaanadda aqalka sare.

RW Kheyre ayaa aad uga wal walsan in labada xildhibaan ay mideeyaan mooshinadda ay uga soo horjeedaan xukuumadiisa taas oo halis gelineysa jagadda uu hayo.

Si kastaba waxaa marar badan guul dareystay wadahadalo uu RW Kheyre ku doonayay inuu ku xaliyo xiisadahan ku hareereysan xafiiskiisa.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Dhalinyaro kasoo jeeda Galgaduud kasoo cararay & Sababtii Muqdisho keentay oo la ogaaday
- Sep 22, 2017
Barakac dhallinyaro oo aad u ballaaran ayaa ka soconaya deegaanno ay ka mid yihiin ...
Sawiro-Banaanbax lagu taageerayo Madaxweyne Xaaf loogana soo horjeedo DFS oo ka dhacay Cadaado & Gaalkacyo
- Sep 22, 2017
Dadweyne taageersan madaxweynaha Galmudug ayaa maanta bannanbax ka dhigay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta ...
Shir degdeg ah oo magaalada Cadaado uga socda Wasiirada maamulka Galmudug
- Sep 22, 2017
War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in shir degdeg ah uu iminka magaalada Cadaado ...
WAR DEG DEG AH:-Maleeshiyaad Puntland oo Dad Xoola Dhaqataa ku laayey Bariga Gobolka Mudug.
- Sep 21, 2017
Wararka hadda naga soo gaaraya bariga gobolka mudug ayaa sheegeya in maleeshiyaad ka soo ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf”Dowladda Federaalka Faragelinta Hanaga Deyso”
- Sep 21, 2017
Axmed Geelle Ducaale Xaaf Madaxweynaha dowlad Goboledka Galmudug ayaa ka jawaabay hadal ka soo ...
Sawirro: Wasiir Juxa iyo UN-ka oo kawada hadlay dhaqaajinta heshiisyadii Galmudug iyo Puntland
- Sep 21, 2017
Wasiirka Wasaardda Arrimaha Gudaha iyo Federaal mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa xafiiskiisa  ku ...
XOG: Puntland, Galmudug, Hirshabelle iyo K/galbeed Oo Lagu Qiyaanay Taageeriddoodii Xulufada Sacuudiga
- Sep 21, 2017
Maamullada Puntland Galmudug, Hirshabelle iyo K/galbeed ayaa ku fashilmay qorshe ay ku taageereen xulufada ...
War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug iyo Ku Xigeenkiisa oo Khilaaf ka dhax qarxay”Akhriso”
- Sep 21, 2017
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey, Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo Guddoomiye kuxigeenka ...
Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka
- Sep 21, 2017
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu ...
Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo lagu Weeraray Gobolka Shabellaha Dhexe
- Sep 21, 2017
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Qarax Miino ...
Al-shabaab oo la sheegay in ay isku balaariyeen Degaanada Kooxda Suffa ay Maamusho
- Sep 21, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanada Ahlusunna ee Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Degaanno hoosyimaada Magaalada ...
Aamusnaanta Dowladda Dhexe iyo go’aanada Maamul Goboleedyada
- Sep 21, 2017
Dowladda Dhexe Somaliya, ayaa weli ka aamusan go’aanada isa soo taraya, ee ay Maamul ...
War Cusub-Shabaab oo sheegay inay dilayan Sheekh C/weli Sheekh Cali Cilmi
- Sep 21, 2017
Ururka Al Shabaab, ayaa waxa uu ku hanjabay inay dilayan Sheekh C/weli Sheekh Cali ...
Human Rights Watch Oo Ka Hadashay Qaxootiga Ethiopianka Ee Laga Masaafuriyey Somalia Iyo Kenya
- Sep 21, 2017
Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ...
Madaxweynaha Cusub ee H/Shabelle oo maanta Tijaabadii ugu adkeyd ku maraya Beled-weyne
- Sep 21, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa la filayaa in Saacadaha nasoo ...
Dhageyso:-Galmudug Oo Amar Dul Dhigtay Hay’addaha Iyo Shirkadaha Ka Howlgala Deegaanadeeda
- Sep 21, 2017
Kulan gaar ah oo ay Magaalada Cadaado ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka ...
Maxaa sababay arrinta ninka lagu eedeeyey in uu nabiga u gafey & Qaabkii looga jawaabay & Baraha Bulshadda?
- Sep 21, 2017
Waxay ahayd dhacdadii ugu saamaynta badnayd ee diin la xiriirta, dadkana isku mid ah ...
Dhageyso:-Galmudug Oo Cadeysay Sababta Ay U Taageertay Xulufada Sacuudiga
- Sep 21, 2017
War qoraal ah oo ka soo baxay dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu taageray ...
XASAASI: Galmudug oo Caawa Go’aan ka nixiyay DFS ka qaatay Khilaafka Xulifadda Sacuudiga & Qatar
- Sep 20, 2017
Maamulka Galmudug ayaa noqday maamulkii 4aad ee ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya ee ...
SAWIRRO: Galmudug oo soo dhowayn gobeed u sameysay Maryan Mursal
- Sep 20, 2017
Fanaanada caankaa ee maryan mursal ciise bootaan oo dhawaan soo gaartay magaalada gaalkacyo ee ...

.