DAAWO: RW Kheyre oo Caawa Booqday Isgoyska Zoope & Hadal Qiiro leh oo uu ujeediyay Ciidamada Xasilinta..

Ra’isul Wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre ayaa caawa mar kale booqday isgoyska Soobe oo uu ka dhacay qaraxii lagu xasuuqay  shacab badan.

RW Kheyre oo ay wehliyeen xubno kale oo dowlada katirsan ayaa markii uu goobta tagay waxaa uu la hadlay ciidamada dowlada kuwaas oo ilaa markii uu dhacay qaraxa ku howlanaa samata bixinta dadka dhaawacmay ee guryaha hoostooda ku jira iyo daabulida meydadka.

“Aad baad uga mahadsan tihiin sidii aad ugu damqateen dadkiina”ayuu yiri Ra’isul Wasaare Kheyre oo tilmaamay in ciidamada dowlada ay yihiin kuwa wax dhisa kana hortagaya kuwa wax dumiya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Mudane Kheyre ayaa dhanka kale ciidamada dowlada ka dalbaday iney ka qeyb qaataan sidii qarax ama dhibaato noocaan oo kala ah shacabka loogu geysan lahaa.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Maxaa ka cusub Isku shaandheynta Golaha Wasiirada..? (Akhriso Xaalad adag soo wajahday)
- Jan 22, 2018
Qorashe lagu doonayay isku-shandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada ayaa dib loo dhigay kadib caqabado ...
Safarka MD Farmaajo ee Hobyo (Sawirada Diyaargarowga)
- Jan 22, 2018
Magaala xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug waxaa ka socda diyaargarowga Booqashada la filayo inuu ...
XOG: Thaabit oo lagu amray inuusan ka bixin karin dalka,Baaritaan ku socda(Maxaadan ogeyn oo cusub)
- Jan 22, 2018
Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in Xafiiska Hanti dhowraha Guud ee Qaranka ...
Xogo muhiim ay tahay inaad ka ogaato Ujeedka magacaabista & xil ka qaadista Wasiirada & Shaqsiyaadka RW Kheyre looga digay inuu ku soo daro Liiska Wasiirada cusub
- Jan 22, 2018
Kadib markii wareegto kasoo baxday madaxweyne Farmaajo lagu eryay gudoomiyihii gobolka Banaadir ayaa warar ...
DAAWO: MD Geelle” Sawirada Shabaab oo darees xiran markaan Arko waa ka Argagaxaa kana cabsadaa”
- Jan 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlayay dagaalka Al-Shabaab iyo kaalinta ay ...
DEG DEG: Xiisada oo sii Xoogeysatay & Somaliland oo Ciidamadii ugu badnaa geysay Ceel Afweyn
- Jan 22, 2018
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay dagaal shalay labo beeleed ku dhexmaray degaanka ...
Faa’iso oo Fariin Qiiro leh usoo dirtay Thaabit ka dib markii xilka laga qaaday
- Jan 22, 2018
Faa’iso ayaa waxaa xabad kaga dhuftay qeybta hoose ee jirkeeda askari ka tirsanaa Maamulka ...
XOG BUUXDA: Shaqsiyaadka loo kala Magacaabi doono Wasaaradaha Warfaafinta, Amniga & Ganacsiga, Tuuryare oo ku jira
- Jan 22, 2018
Warar hoose oo ay heshay Wakaalada Codkagalmudug ayaa sheegaya in Dhawaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda ...
Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalo ka dhacay Sool & Ku dhawaad 20-ruux oo Geeriyootay
- Jan 22, 2018
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dagaallo u abaabulan qaab beeleed ...
XOG: Hotelada Muqdisho oo Warqado loo qeybiyay & Ciidamada Nabad sugida oo Waji cusub lasoo baxay
- Jan 22, 2018
Xog gaara oo ay heshay Codkagalmudug  ayaa sheegeysa in Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya ay ...
WAR CUSUB: In Ka Badan 300 oo Qoys oo Habeenkii Hurdo la’aan ku heyso Muqdisho
- Jan 22, 2018
  In ka badan 300 oo qoys oo ka soo bara -kacay abaaraha ka jira ...
Akhriso Wararkii ugu dambeeyay Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Hobyo
- Jan 22, 2018
Sida qorshaha uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa lagu wadaa maanta oo ...
XOG CUSUB: Qorshihii Iscasilaada R/wasaare Kheyre oo War lama filaan ah laga soo saaray
- Jan 22, 2018
Xog gaara oo ay heshay Wakaalada Codkagalmudug ayaa sheegeysa in qorshihii iscasilaada Ra’iisul wasaaraha ...
War Cusub:- Taabid oo Aqbalay Xilka Qaadista iyo R/Wasaare Kheyrre oo Difaac galay
- Jan 22, 2018
Gudoomiyahii hore  Gobalka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo lahadlay warbaahinta ayaa ...
Warar Cusub oo ka soo kordhacay Magaalada Cadaado ee Galmudug
- Jan 22, 2018
Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado Ee Caasimadda Labaad ee Dowladda Galmudug ayaa sheegaya in ...
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Galmudug oo Maanta tagaya Magaalada Hobyo
- Jan 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxda Sare ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa ...
Afar qalad oo waaweyn oo ku jiro xil ka qaadistii lagu sameeyey Thaabit
- Jan 21, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray qoraal xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ...
Billow illaa Dhammaad: Heerarka Uu Soo Maray Khilaafka Thabit iyo Dowladda Federaalka
- Jan 21, 2018
Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ...
Aqriso: Shaqsiyaadkii Xilalka laga qaaday & kuwii iscasilay Xukuumadda Kheyre
- Jan 21, 2018
Tan iyo markii la magacaabay Xubnaha Golaha Wasiirada Somaliya waxaa soo maray isbedelo kala ...
XOG CUSUB: Kulamo Muqdisho ka socda & Beelaha daga oo isku yimid
- Jan 21, 2018
Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Codkagalmudug  ayaa sheegeya in kulamo ay ka socdaan ...

.