Waa Imisa Tirada lacagta kasoo xarootay Diiwaan galinta Musharaxiinta Gudoomiyaha Golaha Shacabka?

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu wado in la doorto 30-ka bishan waxaa isku soo sharaxay  11-Musharax , Musharaxiinta ayaana dhamaantood isku diiwaan galiyay in doorashadaasi ka qeyb galaan.

Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa musharax kasta oo u tartamayo kursiga Gudoomiyaha Golaha Shacabka waxa ay ka qaadeen lacag dhan 15-Kun oo Dollar, waxaana isku geynta lacagtaasi noqoneysa 165-kun oo Dollar.

Lacagta ay bixiyeen Musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha golaha Shacabka ayaa lagu shubay akoon uu bangiga dhaxe ku leeyahay Baarlamaanka, lamana shaacin lacagtaasi waxa lagu qaban doono.

Waxaa horey u jiray lacago aad u badan oo Malaayiin dollar ah oo laga qaaday Musharaxiintii Baarlamaanka labada Aqal iyo Gudoonkooda iyo sidoo kale Musharaxiintii u tartameysay xilka Madaxweynaha.

Lacagahaasi tirada badnaa ee kasoo xarooday Doorashooyinkii dalka ka dhacay ayaa intooda badan la ogeyn halka ay ka baxeen,  mana jirto ilaa hada cid dabagal ku sameysay lacagahaasi oo laga qaaday Musharaxiin.

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in dagaal kula jirto Musuq maasuqa ayaan inta badan dabagal ku sameyn lacaga iyo waxyaabaha kale ee la musuq maasuqo, inkastoo ay xusid mudan tahay in uu hada sii yaraanayo Musuq maasuqii dalka horey uga jiray.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




DAAWO SAWIRRO: Haan looga Shashisan yahay inay ku jiraan Walxo Sun ah oo kusoo caarisay Xeebta Muqdisho
- Jun 21, 2018
Xeebta magaalada Muqdisho gaar ahaan Xeebta Sugunta Liido ee degmada Shingaani ayaa maalmo kahor ...
Maxaa keenay in Dowladda Somalia ay diido Macaamilkii Gaarka ahaa ee Somaliland & Beesha Caalamka (Akhriso 3 Qodob)
- Jun 21, 2018
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xaiijisay saxnimada tahay warqad deeq bixiyeyaasha looga codsanayey in ...
XOG: Damu-Jadiid oo hormuud ka ah Mooshin looga soo Horjeedo Heshiiska Dowlada Itoobiya
- Jun 21, 2018
Xog gaara oo ay heleyso Wakaalada Codkagalmudug  ayaa sheegeysa in Xildhibaano Mucaarad ku ah ...
Sawiro-Maxaa ka cusub Dhuusa mareeb iyo warar sheegaya….
- Jun 21, 2018
  Magaalada dhuusamareeb oo hormar xoog leh bilihii u dambeeyey ka sameysay dhanka dhismayaasha ayaa ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo xiisada dagaal ee ka taagan Balanbal
- Jun 21, 2018
Maxamed Xaashi Carabeey Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyey dagaal Beeleed ...
AKHRISO: Magacyada Xubno muhiim oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo iska dhiibay Kenya
- Jun 20, 2018
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in isku soo dhiibeen shaqsiyaad ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab ...
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe oo shaaciyey Nooca Lacagaha ugu badan ee Soomaaliya loo soo daabacayo
- Jun 20, 2018
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey lacagta cusub ...
AKHRISO; Isku-Shaandheyn & Isbedel Lagu Sameeyey Taliyayaasha Saldhigyada Booliska Muqdisho
- Jun 20, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyed Gen,Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko,ayaa isbedel iyo isku-shandheyn waxa uu ku ...
Faafaahin Dowlada Somaliya oo iskugu yeertay Madaxda Galmudug ee Khilaafka u dhaxeyo..
- Jun 20, 2018
Wararka dowlad laga helayo ayaa sheegaya  in dowladda Federaalka Soomaaliya ay haatan bilaabeyso dhex ...
Xogta: Gabadh u shaqeynaysay ICRC oo laga soo Afduubtay Muqdisho
- Jun 20, 2018
Sonja Nientiet oo ah gabadh u dhalay dalka jarmal ayaa 8-da Fiidnimo Arbaco 2 ...
Sawirro:-Maamulka G/Banaadir Oo Bur Buriyey Dhismooyin Sharcidarro Ahaa
- Jun 19, 2018
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa saakay gebi ahaanba waxa uu bur buriyey dhismaha Garoonkii Kubadda ...
GUUL: Diyaaradaha Hawada Somalia soo mara oo Feejigniin doona iyo Waji cusub oo Bilowday
- Jun 19, 2018
Guud ahaan Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa gacanta Dawlada Federaalka Soomaaliya soo gashay 100% waxaa ...
Akhrso Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Hogaanka Xukuumada Galmudug oo La Magacaabay.
- Jun 18, 2018
Agaasimaha Warfaafinta Madaxa Xukuumada Galmudug  Ayaa Loomagacaabay Ibraahim Xaashi Cosoble, Kaas oo Noqonaya Agaasimaha ...
XOG: Ka dib Itoobiya Madaxweyne Farmaajo oo Mashruucyo waa weyn siinaya Labo Dowladood kale
- Jun 18, 2018
Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Codkagalmudug ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi ...
SAWIRRO: Wararkii ugu Dambeeyay Weerar iyo Qarax lagu dilay Ciidamo Kenyaan ah
- Jun 18, 2018
Ugu yaraan 8 Askari ayaa lagu dilay qarax miino oo shalay lala beegsaday gaari ...
Xukuumada Somalia oo War kasoo saartay Xaqiiqada Heshiisyada Itoobiya lala galay & Hadal uu sheegay Abiy
- Jun 18, 2018
Kadib kulan muhiim ah oo maalin kahor Muqdisho ay ku yeesheen madaxda Dowladda Federaalka ...
Daawo Video : Warbixin Iskaashatada Anfac ee Beeraha & Xoolaha
- Jun 17, 2018
Daawo Video aan idinkaga diyaarinaya iskaashatada Anfac, oo ah iskaashato xoolo dhaqato- Beeraley. Gudoomiyaha ...
Qarax Iyo Weerar Toos Ah Oo Lagu Dilay Ciidamo Kenyan Ah
- Jun 17, 2018
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weerar gaadmo ah oo toos ah iyo mid ay u adeegsadeen ...
AKHRISO: Maxaa ka jira in Imaaraadka ay Itoobiya u adeegsatay sharciyeynta Heshiiskii Berbera? (Sawirro)
- Jun 17, 2018
Kadib booqashadii saacadaha qaadatay ee Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ku tegay magaalada Muqdisho Sabtidii 16-ka ...
DEG DEG: Nin Hubeysan oo Caawa dil wadareed naxdin leh ka geystay Muqdisho
- Jun 17, 2018
Nin hubeysan ayaa caawa garaash ku yaalla xaafada Al-Cadaala oo ka tirsan degmda Kaaraan ...

.