Banaadir

Dhageyso;-Sawirro;- Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtoyada Gaalkacyo Kula Kulamay Saraakiil ka Socotay Hay,adaha…..

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle ayaa manta Maglada Gaalkcyo Kula Kulmay Saraakil Ka Socotay Hay,adaha Wfb iyo Uncr, Waxaana Sidokale Kulan Goobjoog Ka

Continue Reading »

Qeybta Banaadir

War Deg Deg ah:- Wafdigii C/kariin Guuleed oo loo diiday in ay Cadaado ka degaan

Wafdi ka kooban Siyaasiin iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee Galmudug dhawaan lagu soo doortay oo Maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya islamarkaana Cadaado

Continue Reading »

Banaadir Archives

Dhageyso:- Wasiirkii uu Madaxweyne Guuleed Xilka ka qaaday oo ka soo horjeestay
- Jan 14, 2017
Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Jaamac Xasan Salaad oo Shalay Madaxweyne Guuleed uu sheegay inuu Xilka ka qaaday ayaa ka Horyimid Xilka qaadista lagu sameeyay. Jaamac Xasan Salaad ...
Madaxweynaha Galmudug oo Xalay la sheegay in Weerar lagu qaaday
- Nov 19, 2016
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay Koox Hubeysan oo la sheegay in ay Xirnaayeen Deriiska Ciidanka ayaa Weerar ku soo qaday Dhanka Koofureed ...
War Deg Deg ah:- Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo Goor dhaw Heshiis gaaray
- Nov 1, 2016
Madaxweyneyaasha Puntland iyo Galmudug  ee kala C/kariin Xuseen Guuleed iyo C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa  Heshiis hor dhac ah ku gaaray Wadanka Imaaraadka Carabta. Heshiiska ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Madaxda ...
Galmudug oo Ciidan badan Geysay Waqooyi Bari Gobolka Mudug
- Oct 19, 2016
Dowladda Galmudug ayaa Ciidamo badan geysay Degaano dhaca Waqooyi Bari Gobolka Mudug oo u dhaw Deganada Godod ee Gobolka Mudug. Ciidamada oo ah kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa la sheegay in ay ...
Daawo Sawirada Qaraxa ka Dhacay Hotelka Naasa Hablood one Magaalada Muqdisho oo Sawiro Laga Helay”
- Jun 25, 2016
Waxaa Wali Socda Weerarka lagu Qaaday Hotelka Naasa Hablood one ee Magaalada Muqdisho kaasi oo Gudaha leeskugu Galay, Waxaa Noo Suura Gashay Helitaanka Sawiro Ku Aadan Qaabka Weerarka u Dhacay iyo ...
Alshabaab oo la wareegay degmada Ruunar Good Ee Shabelaha Dhaxe.
- May 1, 2016
Ciidamo ka tirsan kuwa alshabaab ayaa weerar ku qaaday degmada ruunir good oo ka tirsan shabeelaha dhaxe shalayna kala wareegeen alshabaab ciidanka dowlada soomaaliya. Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday alshabaab dib ...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Dhismaha Qaar ka mid ah Wasaaradaha.
- May 1, 2016
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka rajay xarumaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada iyo tan howlaha guud oo dhawaan dib u dhis ...
Wasiir Xilka Laga Qaaday iyo Mid Kale Oo La Magacaabay.
- Apr 25, 2016
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa xilka qaadis ku sameeyey wasiirkii wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Guuleed Xuseen Qaasim, iyadoo xilkaas loo magacaabay mudane  ...
DAAWO Sawirada Muujado Ka Dhashay Xeebta Liido.
- Apr 20, 2016
Halkaan ka daawo sawirada Muujado ka dhashay xeebta muqdisho oo cabsib gelisay dad badan oo ku nool magaalada muqdisho. Muujadahaan ayaa sababay in ay isku dhacaan laba markab oo ku sugnaa ...
Golaha ammaanka Oo shir gaar ah ka yeeshay Xaalada Soomaaliya Iyo Madawayne Xasan Oo Ka Hadalay Xalada Dalka.
- Apr 20, 2016
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo shir gaar ah ku yeeshay magaalada New York, ayaa ka shiray xaaladda Soomaaliya, shirka ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynah jamhuuriyadda Soomaaliya iyo madax kale ...
Dhagayso Xildhibaanada Oo Baroor Diiq Ku Baaqay.
- Apr 18, 2016
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta ku baaqay in baroor diiq qaran loo sameeyo dadkii ku dhintay Bada iyagoo ku sii jeeda yurub. Qaar Ka mid ah xildhibaanada baaralamaanka dalka ...
Dhagayso Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Ka Hadlay Gaarigii Xalay Muqdisho Lagu qabtay
- Apr 18, 2016
Gudoomiyaha Gobalka banaadir ahna duqa muqdisho ayaa ka hadlay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo xalay lagu qabtay magaalada muqdisho. yuusuf xuseen jimcaale oo halkaasi gaaray ayaa maanta saxaafad usheegay ...
Wasiir Maareeye iyo Safiirka Sweden oo ka wadahadlay horumarinta Warbaahinta Soomaaliya
- Apr 18, 2016
Wasrka Warfaafinta soomaaliya Maxamed Cabdi Xayi (Maareeye) ayaa maanta Muqdisho kulan la yeeshay H.E. Mikael Lindvall, Safiirka Sweden ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen dhaqangelinta Istraatejiyada warbaahinta dalka, xeerka ...
Madaxweynaha oo shacabka uga tacsiyeeyay geerida ku timid dhalinyaro Soomaali ah oo tahriib ugu socday Yurub
- Apr 18, 2016
Istanbul, 18 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsiu u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo doon ay ...
Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Ku Dhintay Dooni Ku Degtay Badda Masar.
- Apr 18, 2016
Warar laga helayo Masar ayaa sheegaya in doon ay la socdeen in ka badan 400-qof oo tahriibayaal ah oo tagtay dalka Masar ay ku dagtay badda Mediterranean-ka, iyadooaan la ogeyn ...
Ciidamada Dowlada Oo Gacanta Ku Dhigay Gaari Walxaha Qarxa Siday.
- Apr 18, 2016
Ciidanka NISA ayaa Xalay Xaafad Ka Mid ah Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ku qabtay Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in Ciidanka NISA oo ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia oo ka wadahadley iskaashiga dhaqaalaha labada dal iyo gobolka
- Apr 17, 2016
Bahir Dar, 17 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa maanta kulan ay kaga hadlayaan iskaashiga labada dal ...
Munaasabada todobaadka dhirbeerista Qaranka Oo Muqdisho lagu qabtay.
- Apr 17, 2016
Munaasabadaan lagu daah furay todobaadka dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan tahay Maalintii Qaranku u asteeyay ee 17-ka April ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha, Dhirta ...

Next Page »