News English

Dhageyso-Cabdi Qeybdiid oo ka mid ah aqalka sare oo ka hadlay sida u arko madaxweynaha cusub ee hirshabelle…..

Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah aqalka sare ee baarlamaanka dfs ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo madaxweynaha cusub ee maamulka hirshabelle cali

Continue Reading »

Qeybta News English

{DAAWO SAWIRADA} Qaabkii Ay U Dhacday Madaxweynaha Maamulka Hiiraan Iyo Shabelle

Waxaa goordhaw soo gabo gabowday tirinta codadka doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle ay ku tartamayeen labada musharax ee kala ah Cali Cabdullaahi Cosobe, iyo Maxamed Cabdi

Continue Reading »

News English Archives

Dhageyso-Madaxweynaha Galmudug Oo Soo Dhaweyay Madaxweynaha Cusub ee Hirshabelle…..
- Oct 17, 2016
Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin xuseen Guuleed ayaa soo dhaweyay madaxweynaha cusub ee maamulka hirshabelle Cali Cabdulahi Cosoble isagoona sheegay in galmudug ay taageryso maamulka cusub. Hoos ka Dhageyso codka madaxweynaha galmudug [audio mp3="http://codkagalmudug.com/wp-content/uploads/2016/10/guleed.mp3"][/audio] Dhinac ...
War Deg Deg Ah :Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle oo goordhaw la doortay
- Oct 17, 2016
Waxaa goordhaw soo gabo gabowday tirinta codadka doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle ay ku tartamayeen labada musharax ee kala ah Cali Cabdullaahi Cosobe, iyo Maxamed Cabdi Waare. Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa ...
War Deg Deg Ah Madaxweynaha Galmudug iyo Xubno katirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka oo goordhaw gaaray Magaalada..
- Oct 17, 2016
Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle soo gaaray Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ay wehliyaan Xubnaha aqalka sare ee dhawaan lagu doortay magaalada Cadaado. Masuuliyiintan waxaa garoonka ...
War Deg-deg ah;Musharax Cali Maxamed Caraale oo ka tanasulay musharaxnimada shirka Hirshabeelle
- Oct 17, 2016
Musharaxa Cali Maxamed Caraale oo ka mid ah musharixiinta madaxweynaha ayaa ku dhowaaqay in uu iska casilay musharaxnimadiisa. Doorashada ayaa lagu wadaa in ay hadda bilaabato iyadoo doorashada ay tahay mid ...
Qiimaha Lagu Kala Iibsanayo Xildhibaannada Hirshabelle (Akhriso)
- Oct 17, 2016
Waxaa daqiiqadihii ugu dambeeyay maraya suuqa kala iibsiga xilidhibaannada Hirshabelle, iyadoo qiimaha uu haatan kor uga kacay halkii uu joogay shalay iyo maalintii ka horreysay. Hadda Halkii cod ee xildhibaanka Hirshabelle ...
WARBIXIN: Gaas oo joojinaya Maxjarka iyo heshiish uu galay Dowlada Galmudug kadib jabkii loo geystay…..
- Oct 17, 2016
Madaxweynaha Puntland ayaa heshiis KMG ah la galey Dowlada  Galmudug kaasoo ka kooban Afar qodob oo aad xasaasi u ah. Heshiiskaan ayaa waxaa u xaqiijiyey  Warsidaha Codkagalmudug.com Madaxweynihii hore ee Puntland Dr ...
Galmudug:- “Dadka ka Barakacay Magaalada Gaalkacyo Waa 100,000 Waxaa u Badan Haween, Caruur”
- Oct 17, 2016
Warsaxaafadeed kasoo Maamulka Galmudug ayaa lagu  shaaciyay  tirada dadka shacab ah ee ku barakacay dagaalada maalmihii dambe ka dhacayay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Deg deg ah-Galmudug iyo Puntlad oo gudi wasiiro ah u saaray xiisad Gaalkacyo…..
- Oct 17, 2016
Madaxweynaha Galmudug cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka hadly munsaabad lagu qabtay magalada cadaado ee xarunta Kmg Galmudug ayaa waxaa uu sheegay in maamulada Galmudug iyo puntland ay soo magacbeen gudiyo ...
Deg deg ah-Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo ku wajahan Jowhar halkaasi oo gor dhow ay ka bilaaban….
- Oct 17, 2016
Madaxweynaha Dowlada Galmudug Cabdikariin xuseen Guuled iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gor dhow lagu wadaa in uu u ambabaxay magaalda jowhar ee xarunta gobolka sh dhaxe halkasi oo gor dhow ...
Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Magaalada Gaalkacyo
- Oct 17, 2016
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaaladu ay saaka tahay mid degan. Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa isku horfadhiya Galbeedka ...
Sawiro-Xaflada lagu soo dhaweynayo xubnaha Aqalka sare u matalaya galmudug oo cadaado ka socota……
- Oct 17, 2016
Xaflad lagu soo dhaweynayo xubnaha Galmudug ay u dooratay in ay u matalaan Aqalka Sare ee Barlamanka Soomaliya ayaa Cawa ka dhacday Magalada Cadaado taasi oo Goob joog ah ahayeen ...
Sawiro-sida maanta loo soo gaba gabeyay doorshada xubnaha aqalka sare ee galmudug matalaya ……
- Oct 16, 2016
Xumnaha Aqalka Sare Ee Somaliya u matalaya Galmudug Oo Maanta Lagu Doortay Magaaladda Cadaado, Xumnaha La doortay Shalay iyo Maanta Waxaa Kamid Ahaa : 1.Abshir Maxamed Axmed 2.Gen Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) 3.Cabdi Axmed ...
Doorashada Aqalka Sare ee ka socotay Cadaado oo lasoo gaban-gabeeyay.
- Oct 16, 2016
Waxaa Goordhaw lasoo gaban-gabeeyay Doorashada Musharaxiinta Aqalka Sare ee ka Imaanaya Maamulka Galmudug oo Bilaabatay Shalay waxana Jawi Nabad ah lagu doortay 8 Xubnood ee Aqalka Sare ee Qoondada ay ...
Deg Deg:- Bankiga Maamulka Puuqland ee Magaalada Gaalkacyo oo lala wareegay
- Oct 16, 2016
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Bankiga Maamulka Puuqland ee Magaalada Gaalkacyo ay la wareegeen Maleeshiyaad ka tirsan Maamulkaas oo Gaajo iyo Lacag la'aan ka Cabanaya. Horjooge u ...
Maamulka Puuqland oo War Been abuur ah Warbaahinta ku Faafiyay iyo Runta Warkaas oo la helay
- Oct 16, 2016
Maamulka Puuqland ayaa War Been abuur ah ku Faafiyay Websetyada ay ku Qoraan Wararka Cadiifada iyo Qabiilka ku saleysan,waxaana ay doonayaan in ay ku Qaldaan Beesha Caalamka. Puuqland ayaa Warkaan soo ...
XOG:- Madaxweynaha Soomaaliya oo tagaya Magaalada Gaalkacyo si loo joojiyo Dagaalka
- Oct 16, 2016
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehiliyaan Xubno ka kala socda QM,IGAD, Ururka Midawga Afrika iyo Wasiiro ka soo kala Jeeda Galmudug iyo Puntland ayaa tagaya Saacadaha soo ...
Dhageyso-Sarakiisha Galmudug oo ka shifay cida ay kula dagalamayan Galbeedka Gaalkacyo iyo daan dansiga Puntland…
- Oct 16, 2016
Xasan Faarax kaarshe oo ah taliyaha ciidamada darwiishta gobolka mudug oo gor dhow la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in galabta ay fashiliyeen weerar ay soo qaaden ciidamada maamulka ...
Maxaa ka ka socda Gaalkacyo….
- Oct 16, 2016
Waxaa caawa dagan xaalada guud ee magaalda gaalkacyo kadib markii galinkii dambe ee maanta uu ka dhacay iska horimaad kooban ee u dhaxeyay mamulada galmudug iyo puntland islamrkana salka ku ...

« Previous PageNext Page »