Wararka Dalka

Cabdi Samad Macalin Maxamud oo loo magacaabay……

Siyaasi Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa loo magacaabay Madaxa wadahadalada Galmudug, Warqad ka soo baxday wasaaradda arimaha gudaha dowladda federaalka ayaa lagu sheegay in Cabdisamad uu

Continue Reading »

Qeybta Wararka Dalka

Dhageyso-Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Galmudug oo gaalkacyo soo gaaray iyagona ka yimid

Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Deegaanada Galmudug kana soo kicitamay magaalda muqdisho ayaa maanta soo gaaray magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug. Odayaashan iyo

Continue Reading »

Wararka Dalka Archives

Dhageyso-Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay in Gaalkacyo aysan noqon doonin mid ……
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geell xaaf oo safar dhinac lugta ah kaga soo amababaxay magalada cadaado ee xarunta KMG Galmudug ayaa galinkii dambe ee manta soo gaaray magalada gaalkacyo ee ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo soo gaaray kuna dhawaaqay in Gaalkacyo…..
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa Galinkii dambe ee Maanta soo gaaray magalada Gaalkacyo iyadoona duleedka Gaalkacyo ay ku soo dhaweyeen Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug iyo qeybaha Bulshada . Xaaf ...
Madaxweyne Muuse Biixi oo la Dhaariyay & Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Qudbad ka jeediyay Xaflad lagu Caleemasaaray ayaa ugu horeyn ka hadlay Xaaladda Degaanada Somaliland,waxaana uu u Mahad celiyay Musharaxiintii kula Tartamay ...
DEG DEG: Diyaarado Goordhow Gantaalo ku garaacay Gobalka Hiiraan
- Dec 13, 2017
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan Duleedka Degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in Diyaarado Dagaal ay Duqeeyeen Degaan u dhow Degmada Jalalaqsi,waxaana la sheegay in Diyaaraduhu ay beegsadeen Fariisimo Al-shabaab ...
Faduma oo ka shekeysay arrin fool xun ay kula keceen Shabaab iyo HIV laga helay
- Dec 13, 2017
Haweeney kasoo baxsatay AlShabaab ayaa ka sheekeysay sida loogu qasbay inay isticmaasho dawooyin daroogo ah isla markaana loogu galmood si adoonsi ah keynta Boni ee dalka Kenya. Faduma “ma ahan ma ahan mageceeda saxda ah” waxa ay ...
XOG: Xoogaga Mukhtaar Roobow & Hubkooda oo lala damacsan yahay qorsho cusub ﴾Muxuu yahay﴿
- Dec 13, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed, ayaa sheegaya in maamulka uu darees gaara siinaayo Xoogaga daacada u ah wadaadka dhawaan kasoo goostay alShabaab Mukhtaar Roobow ‘’Abuu Mansuur’’. Maamulka ayaa la xaqiijiyay inuu qorsheynaayo in ...
Deg Deg ah-Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo ku soo wajahan iyo warar sheegay…
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu Hogaaminaya ayaa maanta lagu wadaa in uu soo gaaro Magalada Gaalkacyo . Madaxweyne Xaaf ayaa safar Dhinac lugta an Ku imaan doona ...
Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliland Oo Maanta Ka Dhaceysa Hargeysa
- Dec 13, 2017
Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland Maanta waxaa la filayaa in ay ka dhacdo Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynha Cusub ee Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi. Diyaar Garoow ayaa haatan laga dareemayaa ...
XOG CUSUB: Yaa Loo xiray Qarixii lagu dilay Weriye Maxamed Ibraahim Gaabow?
- Dec 12, 2017
Wararka laga helayo laamaha Amniga ayaa sheegaya in dhowr qof loo xirxiray qarixii lagu dilay weriye Maxamed Ibraah m Gaabow. Hay’adaha Ammaanka ay gacanta ku dhigayn afar qof oo lala xiriiriyey ...
DAAWO MUUQAALKA: Qaban Qaabada Xaflada Xil Wareejinta Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
- Dec 12, 2017
Waxa Madaxtoyada Somaliland iminka ka socota qaban qaabada munaasabad ay xilka kula kala waregayaan Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud {Siilanyo}. Munaasabadan ...
WARARKA DEG DEG: Masuul Qarax lagu Dilay & Xog deg deg ah oo laga helayo
- Dec 12, 2017
Wararka Buuraha Galgala ee Gobolka Bari ee degaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in maanta uu qarax ku dhintay Madaxii Miino Baarista Puntland Kornayl Cisman Abshir (Kabayare). Korneylka ayaa la sheegay inuu ...
Sawiro-Golaha Wasiirada Galmudug oo cadaado ku yeeshay kulan deg deg ah iyagona ku ansxiyay….
- Dec 12, 2017
Golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta cod buuxa ku taageeray heshiiskii Dowlada Galmudug iyo Ahlusuna ay wada gaareen isla markaana ugu baaqay labada dhinacba in lagawada shaqeeyo taabagalin heshiiskaan. Sidoo ...
Horumarinta dhulkeennu waa hal aan tabeynay
- Dec 12, 2017
Ugu horreyn waxaan u mahad celinayaa allah SW oo inagu galladay diinteenna suuban ee islaamka , waxayna nabad gelyo iyo naxariisi u sugnaatay rasuulkeenna muxammed SCW . Marka xigta waxaan aad ...
DEG DEG: Toogasho iyo Kala carar Goordhow ka dhacay Muqdisho
- Dec 12, 2017
  Koox hubeysan ayaa goor-dhaw Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyar ah sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha. Dilka ayaa ka dhacay Gudaha Suuqa ...
XOG: Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Soo Celiyey 6 Arrin Oo Soomaaliya Muddo Laga Weysanaa
- Dec 12, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib usoo celiyey 6 arrin oo muddo dalka ugu dambeysay, islamarkaana dadku raadinayeen.9 Waxay dowladdan noqotay mid rajo ...
XOG: Xasan Sheekh & Cumar C/rashiid oo Imaaraadka ka iibiyay Somalia
- Dec 12, 2017
Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ka haysta heshiis u saamaxaya waxyaabo badan oo danahooda Soomaaliya ku saabsan, sida ay ogaatay Warbaahinta xilli Imaaraadka ay dagaal xooggan ku hayaan dowladda dhexe ee Soomaaliya. Heshiiskan ayaa horey ugu saamaxay Imaaraadka inay ...
Sheekh Nuur Baaruud “Dad Badan Ayaa Dhahaya Wadaadka Hala Tarxiilo Goormeen Ajnabi Noqday Xageesa La”Ii Tarxiilayaa?
- Dec 12, 2017
Sheekh Nuur Baruud Gurxan oo ka mid ah Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ahna gudoomiye ku xigeenka Guddiga taakuleynta Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in hadalo kala duwan oo uu Munaasabado ka ...
Dowladda Somaliya oo si kulul u cambaareysay dilka Wariye Maxamed Ibraahim
- Dec 12, 2017
Dowladda Somaliya, ayaa si kulul u cambaareysay dilkii caawa Magaalada Muqdisho loogu gaystay Wariye Maxamed Ibraahim Gaabow, oo qarax miino loogu soo xiray gaarigiisii. Wasiirka Warfaafinta Somaliya, C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), ...

Next Page »