Wararka Dalka

Deg Deg ah-Madaxweyne Xaaf iyo Gen-Galaal oo kulan ku leh Cadaado kadib Markii….

Wararka naga so Gaaray Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee cadaado ayaa sheegaya in hadda halkaasi uu kulan ugu socdo madaxweynaha Dowlada Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf

Continue Reading »

Qeybta Wararka Dalka

AKHRISO: Magacyada iyo Beelaha Wasiirada Galmudug ee la magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shalay magacaabay wasiiro ka kooban ilaa 22 wasiir oo isugu jiray kuwa cusub iyo kuwa horey xilal

Continue Reading »

Wararka Dalka Archives

War Deg Deg ah:- Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo Goor Dhow Magacaabay Wasiir Cusub
- Aug 22, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow u magacaabay Saadaq C/llaahi Cabdi xilka Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska, kaasoo uu ka geeriyooday Cabaas Siraaji. Wareegto ka soo ...
War Deg Deg ah:- Sheekh Shaakir oo Maleeshiyaad farabadan u diray Degaanka Xeraale”Sawiro”
- Aug 22, 2017
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Hogaanka Maleeshiyada Suffa ee dhibaatada ka wada Gobolada Dhexe ee Dalka ayaa Maanta Tababar u soo xiray Tiro Maleeshiyo ah oo loo geliyay ...
War Deg Deg ah:- Ahlusunna oo ku kala qeybsantay Wadahadalka Galmudug
- Aug 22, 2017
Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta isku Khilaaftay wadahal ay la galaan Maamulka Galmudug kaas oo ka furmi lahaa deegaanka Mareer-gur ee gobalka Galgaduud sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug. Madaxda ugu ...
Dagaal Maanta mar kale dib uga biloowday Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud
- Aug 22, 2017
Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa soo sheegaya in maanta mar kale dagaal culus oo ku bilaawaday deegaankaasi. Dagaalka ayaa daba jooga dagaalo mudooyinkii la ...
Al-shabaab oo Weeraray Saldhigga Degmada Afgooye
- Aug 22, 2017
Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Xalay Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Saldhigga Booliska Degmada Afgooye. Weerarka ay Al-shabaab ku qaadeen Saldhigga ...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Qudbad saameyn leh u jeediyay Jaaliyadda Soomaalida ee Masar
- Aug 22, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Xalay Jaamacadda Al-Azhar Ee Dalka Masar kula kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee Wadankaasi ku nool. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Qudbad u jeediyay Jaaliyadda ...
War Deg Deg ah oo hadda na soo gaaray Madaxweynaha oo sheegay in Ciidamada ….
- Aug 22, 2017
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in degdeg ku saaridda ciidanka dalkiisa ee ku sugan Afghanistan ay fursad siineyso ururada argagixisada ah. Waxa uu intaa ku daray in markii hore uu ...
War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo Saakay tagaya Degaanada Ahlusunna lana kulmi doona Madaxda Ahlusunna
- Aug 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle iyo Wafdi la socda ayaa Maanta oo Talaado ah tagi doona Degaanka Mareergur Ee Gobolka Galgaduud islamarkaana u dhexeeya Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Godinlabe. Agaasimaha Madaxtooyada ...
Akhriso Golaha Wasiirada Cusub ee Mamul goboleedka Galmudug & Madaxweyne Xaaf oo sameeyay…
- Aug 21, 2017
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkiisa. Xaaf ayaa golaha wasiirada uu magacaabay waxay ka kooban yihiin 22 wasiir, 22 wasiir ku-xigeen ...
Waa Maxay Sababta Horjoogayaasha Al-shabaab Dawladdu Roogga-Cas Ugu Dhigtaa,Dhalinyaradana Tiirka Toogashada Lootagaa?
- Aug 21, 2017
Waxaa wakhti aan sidaasi usii fogayn garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyey iyada oo Diyaarad khaas ah lagu sido ,Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) Afhayeenkii ...
Waa Sidee saakay Xaalad Magaalada Cadaado?
- Aug 21, 2017
Warar saakay naga soo gaarayo magaalada Cadaado ee xarunta KMG Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xaalada ay tahay mid ka dib markii maalintii shalay shaqaaqo ay magaaladaasi ka dhacday. Iska horimaadkan, ...
Sedex Masuul oo ka dambeysay in la rido Madaxwyenihii Hiirshabelle & Doorkii MD Farmaajo.
- Aug 21, 2017
Xukuumadda Soomaaliya  ayaa taageertay go’aankii ay barlamaanka Hiirshabelle xilka uga qaadeen madaxweynihii maamulkaas Cali Cabdullahi Cosoble. Wasaaradda arimaha gudaha ayaa sheegtay iney ugu baaqeyso baarlamaanka Hiirshabelle iney doortaan madaxweyne cusub mudo ...
Faafaahin dagaal kooban oo ka dhacay duleedka Cadaado
- Aug 20, 2017
Waxaa dagan xaaladda goobihii ay galabta ku dagaalameen ciidamada Maamulka Galmudug iyo maaliyeeshiyo uu horkacayey Cabdulqaadir Afweyne, dagaalka ayaa ka dhacay meel 5km waqooyi kaga beegan Magaalada Cadaado. Meel u dhow ...
Cali Cabdulaahi Cosoble”Madaxweynaha Hirshabelle ee Saxda ah waa aniga”
- Aug 20, 2017
Cali Cabdulaahi Cosoble oo ay dhowaan xilka ka qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in uusan xoog ku qabsan Hirshabelle si sharci ahna uu ku yimid sharcina uu uga tegeyo ...
War Deg Deg ah:- Ciidamada Ammaanka Galmudug iyo Maleeshiyaad ku Dagaalamay Cadaado
- Aug 20, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ammaanka Galmudug iyo Maleeshiyaad Isbaaro dhigtay uu ka soconayo  Dhanka Waqooyi Magaalada Cadaado. Dagaalka ...
War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Dagaalka Xeraale
- Aug 20, 2017
Kulan aan caadi aheyn oo ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay Xiisadda Siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ...
DEG DEG: Dowladda oo go’aan ka qaadatay Cosoble, ammarna ku bixisay in..
- Aug 20, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan degdeg ah ka gaartay muranka Hirshabelle iyo Madaxweyne Hore Cosoble. Hoos ka akhriso:
War Deg Deg ah:- Ra’iisul Wasaare Kheyrre Dhabarka ka Toogtay M/weyne Cosoble iyo Madaxweyne Cusub oo Hirshabelle
- Aug 20, 2017
Kulan aan caadi aheyn oo ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay Xiisadda Siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ...

« Previous PageNext Page »