Wararka Galmudug

Madaxweyne Farmaajo & RW Kheyre oo Xaalad xun dhexda ugu jira, Maqaamka Muqdisho & Wasiir Beyle oo…

Maqaamka magaalada Muqdisho ayaa noqday caqabada ugu weyn ee haatan haysata madaxweynaha DFS sidaas waxaa laga soo xigtay ilo wareedyo ku dhow Villa Somalia. Wararka

Continue Reading »

Qeybta Wararka Galmudug

Xilka Qaadistii Thaabit, Magacaabida Yariisow & Siyaasadda Dalka (Kheyre Vs Farmaajo)

Tan iyo markii xilka laga qaaday duqii Muqdisho Thaabit Cabdi, waxaa magaalada laga dareemayay dhaq dhaqaaq cusub oo dhanka siyaasadda ah. Thaabid Cabdi oo ahaa

Continue Reading »

Wararka Galmudug Archives

Maxaa ka cusub Isku shaandheynta Golaha Wasiirada..? (Akhriso Xaalad adag soo wajahday)
- Jan 22, 2018
Qorashe lagu doonayay isku-shandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada ayaa dib loo dhigay kadib caqabado dhowr ah oo soo wajahay. Arintan ayaa saameyn ku yeelan lahayd ilaa 6 wasaaradood oo qaarkood ay ...
Safarka MD Farmaajo ee Hobyo (Sawirada Diyaargarowga)
- Jan 22, 2018
Magaala xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug waxaa ka socda diyaargarowga Booqashada la filayo inuu ku yimaado Madaxweynaha Jamhuuriyadd Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo kan Galmudug ayaa lagu ...
XOG: Thaabit oo lagu amray inuusan ka bixin karin dalka,Baaritaan ku socda(Maxaadan ogeyn oo cusub)
- Jan 22, 2018
Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in Xafiiska Hanti dhowraha Guud ee Qaranka uu Guddoomiyihii  hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ku amartay inuusan amar ...
Xogo muhiim ay tahay inaad ka ogaato Ujeedka magacaabista & xil ka qaadista Wasiirada & Shaqsiyaadka RW Kheyre looga digay inuu ku soo daro Liiska Wasiirada cusub
- Jan 22, 2018
Kadib markii wareegto kasoo baxday madaxweyne Farmaajo lagu eryay gudoomiyihii gobolka Banaadir ayaa warar aynu heleyno oo lagu kalsoon yahay sheegayaan in Xassan Cali Kheyrre uu isna doonayo inuu isku ...
DAAWO: MD Geelle” Sawirada Shabaab oo darees xiran markaan Arko waa ka Argagaxaa kana cabsadaa”
- Jan 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlayay dagaalka Al-Shabaab iyo kaalinta ay AMISOM ka qaadaneyso ayaa sheegay in hadda Al-Shabaab laga saaray meelo badan oo ka tirsan Soomaaliya,islamarkaana ...
DEG DEG: Xiisada oo sii Xoogeysatay & Somaliland oo Ciidamadii ugu badnaa geysay Ceel Afweyn
- Jan 22, 2018
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay dagaal shalay labo beeleed ku dhexmaray degaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, waxaana sidoo kale jira dhaawacyo ka dhashay dagaalkaasi. Degaanka Ceelafweyn ayaa dhowr ...
Faa’iso oo Fariin Qiiro leh usoo dirtay Thaabit ka dib markii xilka laga qaaday
- Jan 22, 2018
Faa’iso ayaa waxaa xabad kaga dhuftay qeybta hoose ee jirkeeda askari ka tirsanaa Maamulka Puntland oo hada la sheegay inuu ku xeran yahay xabsi ku yaalla Magaalada Garoowe. Thaabid ayaa bixiyay ...
XOG BUUXDA: Shaqsiyaadka loo kala Magacaabi doono Wasaaradaha Warfaafinta, Amniga & Ganacsiga, Tuuryare oo ku jira
- Jan 22, 2018
Warar hoose oo ay heshay Wakaalada Codkagalmudug ayaa sheegaya in Dhawaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu isku shaandheyn ku sameyn doono golahiisa wasiirada. Codkagalmudug ayaa ogaatay in ...
Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalo ka dhacay Sool & Ku dhawaad 20-ruux oo Geeriyootay
- Jan 22, 2018
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dagaallo u abaabulan qaab beeleed ay dib uga bilowdeen deegaanka Ceel-afweyn ee gobolkaasi, waxaana dagaalladan ka dhashay khasaare kala duwan. Goob joogayaal ...
XOG: Hotelada Muqdisho oo Warqado loo qeybiyay & Ciidamada Nabad sugida oo Waji cusub lasoo baxay
- Jan 22, 2018
Xog gaara oo ay heshay Codkagalmudug  ayaa sheegeysa in Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya ay digniintii ugu dambeysay siiyeen Hotelada waa weyn ee ku yaala magaalada Muqdisho. Digniintan loo jeediyay Hotelada ugu ...
WAR CUSUB: In Ka Badan 300 oo Qoys oo Habeenkii Hurdo la’aan ku heyso Muqdisho
- Jan 22, 2018
  In ka badan 300 oo qoys oo ka soo bara -kacay abaaraha ka jira gobollada dalka gaar ahaan shabeelooyinka hoose iyo dhexe ayaa ku sugan “Kaam-wanaagsan” oo ka tirsan degmada ...
Akhriso Wararkii ugu dambeeyay Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Hobyo
- Jan 22, 2018
Sida qorshaha uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa lagu wadaa maanta oo Isniin ah inuu safar ku tago Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Safarka Madaxweynaha uu ku tagaayo Magaalada ...
XOG CUSUB: Qorshihii Iscasilaada R/wasaare Kheyre oo War lama filaan ah laga soo saaray
- Jan 22, 2018
Xog gaara oo ay heshay Wakaalada Codkagalmudug ayaa sheegeysa in qorshihii iscasilaada Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya dib looga noqday, ka dib markii lasoo gaba gabeeyay xiisada siyaasadeed ee gobalka Banaadir. Warkan ...
War Cusub:- Taabid oo Aqbalay Xilka Qaadista iyo R/Wasaare Kheyrre oo Difaac galay
- Jan 22, 2018
Gudoomiyahii hore  Gobalka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo lahadlay warbaahinta ayaa fafaahin kabixiyay khilaafkii soo kala dhex galay isaga iyo reysal wasaaraha dowladda soomaliya kaasi oo markii ...
Warar Cusub oo ka soo kordhacay Magaalada Cadaado ee Galmudug
- Jan 22, 2018
Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado Ee Caasimadda Labaad ee Dowladda Galmudug ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo uu tagi doono islamarkaana uu dhageysan doono Tabashada Dadka Reer Cadaado. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Galmudug oo Maanta tagaya Magaalada Hobyo
- Jan 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxda Sare ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa Maanta tagaya Magaalada Hobyo. Qaban Qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Galmudug ayaa si weyn uga ...
Afar qalad oo waaweyn oo ku jiro xil ka qaadistii lagu sameeyey Thaabit
- Jan 21, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray qoraal xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed   Madaxweynaha ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. ...
Billow illaa Dhammaad: Heerarka Uu Soo Maray Khilaafka Thabit iyo Dowladda Federaalka
- Jan 21, 2018
Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ku xigeenkii Villa Somalia ayaa April 6, 2017 waxaa uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay guddoomiyaha gobolka ...

Next Page »