Wararka Galmudug

Dhageyso:- Xukumadda Kheyrre oo War Culus ka soo saartay Wadooyinka la Xiray

Wasiirka Amniga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Wadooyinka Jid Caddeyaasha ah ee Maalmihii dambe ay xirtay

Continue Reading »

Qeybta Wararka Galmudug

Dhageyso:- Ganacsade lagu dilay Duleedka Magaalada Muqdisho

Askari ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa Dabeelaha Sheekh Ibraahim ee Duleedka Magaalada Muqdisho ku dilay Nin Ganacsade ah oo Magaciisa lagu sheegay C/kariin

Continue Reading »

Wararka Galmudug Archives

Madaxweyne Farmaajo oo Lacagtii Ugu Badneyd Ku bixin doona Ciid Mubaarak (Yaa Lasiin doonaa)
- Jun 20, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lacag ku dhow 20,000 oo doolar (labaatan kun oo doolar) u bixiyay samafal iyo Ciid Mubaarak. Lacagtan ayaa la gaarsiiyay xero ay ku jiraan caruur ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Wasiir cusub kadib markii la arkay……..
- Jun 19, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale (Xaaf) Waxa uu wasiir kuxigeenka wasaarada qorsheenta umagacaabay ilyaas maxamuud xuseen oo sikumeel gaara loogu magacaabay wasaaradaasi.
(Wareegto) Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Caasimada KMG Galmudug……
- Jun 19, 2017

Sawiro-Sawirro: Wafdi UN-ka ah oo gaaray Hobyo iyo Warar sheegaya in halkaasi laga sameynayo…..
- Jun 19, 2017
Saraakiil ka socota Qaramada midoobay ayaa maanta booqasho ku tagay magaalo xeebeedka Hobyo, wafigaan oo isugu jiray Ajnabi iyo Soomaali ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha Hobyo. Maamulka degmada iyo madax kale ...
DEG DEG: Cali khaliif Galeyr oo loo diiday inuu galo Magaalada Buuhoodle & Dagaal laga cabsi qabo
- Jun 19, 2017
Wararka aan Maanta ka heleyno Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad ka dhalan karta gacan ka hadal taas oo ay ...
Deg Deg ah-Toogasho gordhow ka dhacay Boosaso iyo warar sheegaya in uu…………..
- Jun 19, 2017
Boosaso Waxaa Lagu Dilay Yaasiin jaamac Mire Oo La  Sheegay Inuu Ahaa Nin Jira Da' meel Dhexaad ah. Waxaa dilkiisa Geystay Rag Bastoolado Ku Hubeysan Oo Markii Danbe Goobta Ka Baxsaday. Lama ...
Akhri Liiska: 10-ka Magaalo ee Ugu Halista Badan Afrika oo la shaaciyay.[Muqdisho maku jirtaa?]
- Jun 19, 2017
Hay’adda la talinta amniga dunida oo ku taalla dalka Maraykanka OSAC ayaa soo saartay dhowaan qiimeyn ay ku sameysay tobanka magaalo ee afrika ugu halista badan iyadoo ka eegeysa dhinaca ...
Mombasa:-Booliska oo soo qabtay Rag Al-shabaab ah (Sawirro)
- Jun 19, 2017
Booliska magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa xiray afar qof oo ay sheegen inay yihiin kuwo argagexiso ah waxaana lagu soo oogay dacwad ku aadan inay qorsheenayeen weeraro munaasabadaha iida ...
XASAASI: Shacabka Muqdisho oo ku dhagan Farmaajo,Dowladiisa oo Caqabad ku ah Dukaameysiga Ciida
- Jun 19, 2017
Iyadoo maalmahan Magaalada Muqdisho dadka si weyn ay isugu diyaarinayaan Ciida oo suuqyada Magaalada ay buux dhaafiyeen dadweyne kala duwan oo ka yimid xaafaddaha Magaalada, ayaa shacabka waxaa haysata caqabad ...
Wada-hadal u biloowday Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca
- Jun 19, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca uu u biloowday Wada-hadal hoose oo aan Toos aheyn islamarkaana uu ...
Dhageyso:- C/raxmaan Faroole oo Weerar Afka ah ku qaaday Wasiirka Dastuurka Soomaaliya
- Jun 19, 2017
Madaxweynihii hore ee Puntland haddana ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa si kulul uga hadlay Arrimaha Dastuurka Soomaaliya iyo Socdaal uu Wasiirka Dastuurka Xoosh Jabriil ...
Daawo:- Somaliland oo Isbitaalka Guud ee Hargeysa ku Wareejisay Maandooriyaal Halis ah
- Jun 19, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Magaalada Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Maandooriyaal halis ah oo lagu qabtay Dad Isticmalayay islamarkaana dadka ka iibinayay in hadda ...
War Deg Deg ah:- M/weyne Xaaf oo sheegay in wada-hadalkii Ahlusunna uu biloowday
- Jun 19, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca uu u biloowday Wada-hadal hoose oo aan Toos aheyn islamarkaana uu ...
Dhageyso_ 10 Qof oo Xanuunka Shuban Biyoodka ugu dhintay Degaanka Xarfo
- Jun 19, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanka Xarfo ee Waqooyiga Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu ka Dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka islamarkaana uu soo ritay Dad ka badan 100 Qof oo isugu jira Carruur ...
Dowladda Ingiriiska oo ku Dhawaaqday War ka farxiyay Soomaaliya
- Jun 19, 2017
Mogadishu 19th June 2017-: Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ah Priti Patel ayaa maanta ku baaqday dadaal cusub oo dheeri oo wadajir ah si looga hortago in malaayiin qof u dhintaan gaaji ...
DEG DEG: Ganacsade Caan ah oo Caawa lagu toogtay Magaaladda Beledweyne (MAGACIISA)
- Jun 19, 2017
War deg deg ah oo goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in gudaha magaaladda Beledweyne lagu toogtay mid kamid ah ganacsatada caanka ah ee magaaladaas. Allah ha unaxariistee Ibraahim Cismaan Mumin (Ibrahim Fanax) ...
Geelle bad buu isku furay: waxa uuna qaatay go’aan uu ka xishooday Farmaajo
- Jun 18, 2017
Dhawaan Jabuuti waxa ay ku biirtay wadamada xiriirka u Jaray Qadar. ee taageeray Sucuudiga iyo Imaaraadka. Qadar oo horay ugu soo Gurmatay Jabuuti xili ay u baahneyd wax ka qabta dhagaha ...
Sirta ku duugan Socdaalka Habeenkii ee Ra’iisul Wasaare kheyre
- Jun 18, 2017
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa marka uu booqanayo waddooyinka magaalada Muqdisho si wax looga qabto ayaa taga xilli habeen ah, iyadoo dad badani ay taasi su’aallo iska weydiiyeen. Hadaba baaritaan aan ...

« Previous PageNext Page »