Wararka Maanta

SAWIRRO: Wasiir Bayle oo ku dheggan Booliiska (Sabab)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kormeer ku tagay Hoggaanka Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska Somaaliyeed. Wasiirka ayaa la kulmay Mas’uuliyiin ka

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

War Deg Deg ah:- Dad Xoolo dhaqto ah oo lagu dilay Goor Dhow Gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Saddex Qof oo Xoolo dhaqato ah lagu dilay Degaanka Saax-qurun ee Gobolka Mudug. Dableey Hubeeysan oo la

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Boqolaal Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ku soo wajahan Muqdisho
- May 27, 2017
Boqolaal Askari oo si aad ah u qalabeysan iyo Tababara yaal Ciidan ayaa la xaqiijiyay in ay ku soo wajahanyihiin Magaalada Muqdisho Caasimadda Dalka. Ciidamada oo ah Miletari si gaar ah ...
XOG: Bandow Lagu Soo Rogayo Deegaanno Badan Oo Gobollada Dalka Ah
- May 27, 2017
Bandowgaan oo habeenkii ah ayaa lagu soo rogi doonaa deegaanno ka tirsan gobollada Sh/hoose, Sh/dhexe, Hiiraan, Baay, Bakool, Gedo, J/hoose iyo Galgaduud. Ulajeedka laga leeyahay ayaa ah in aysan xooganaan weerarada ...
Maxaa Ku soo kordhay Ragii Xalay Lagu Dilay Mudug iyo Xiisad ka jirta meel u dhow Magalada……..
- May 27, 2017
Labadaani qof ee geeriyootay ayaa waxaa ay ahayeen laba wiil oo walalaha oo ku sugnaa deegaano Hoos Yimaada Deegaanka Jeexdin ee Bariga Gobolka Mudug kadib Markii Habeenkii xalay ahaa ay ...
ARIN NAXDIN LEH: Hooyo Soomaaliyeed oo Isku Dal-dashay Garoowe (SABABTA)
- May 27, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta halkaasi ay isku daldashay mid kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Garoowe. Haweeneydaan ayaa waxaa ...
WAR DEG-DEG AH: DAAWO: Diyaaradaha dagaalka Imaaraatka ee ku sugan Berbera oo duqaynaya Yemen iyo Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliland oo fashiliyay sir culus.
- May 27, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=6zDTl9tRhP8
Deg Deg ah-Puntland oo shacab ka soo jeeda Galmudug caawa ku dishay deegaan ka Tirsan mudug iyo warar sheegaya in ay jiraan …..
- May 27, 2017
Labadaani qof ee geeriyootay ayaa waxaa ay ahayeen laba wiil oo walalaha oo ku sugnaa deegaano Hoos Yimaada Deegaanka Jeexdin ee Bariga Gobolka Mudug kadib Markii Caawa ay rasaas Hubiyeen Guri ...
Sawiro-Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay arin la sugayay kadib markii uu gaaray Magalada……
- May 27, 2017
Wafdi balaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug ayaa soo gaaray magaalada Cadaado ee Xaruunta Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Diyaaradaha Cadaado waxaa ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan xukuumadiisa. Madaxweynaha ayaa warbaahinta ...
Bisha Ramadaan oo laga arkay deegaanada Galmudug.
- May 27, 2017
Ramadaan Kariim Dhammaan akhritayaasha sharafta leh, Sanad wanaag meel kasta oo aad joogtaan. Caawa waa habeenkii koowaad ee bisha barakeysa Ramadaan, si aan khilaaf laheyn ayaa caawa salaada taraawiixda looga oogay ...
Sawiro-Madax ka Tirsan Galmudug oo Caawa ka qeyb Galay Furitaanka Madasha Cilmi Baarista iyo Aqoon isweydaariga Galmudug……
- May 25, 2017
Munaasabdani oo aheyd Mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamrkana lagu daah furayay  Madasha Cilmi Baarista iyo Aqoon isweydaariga Galmudug oo ay fureen dhalinyaro aqoon yahano ah oo ka ...
Sawiro-Kulan looga Hadlayay Amaanka Xeebaha Galmudug Oo Gaalkacyo Lagu Qabtay
- May 25, 2017
Kulankaani oo ahaa mid looga Hadlayay Amaanka baddaha Hoos yimaada deganada Galmudug iyo sidii loo dhiiragalin lahaa kaluumeysta soomaaliyd si ay ugu faaideystaan qeyraadka badda ku jira ayaa manta lagu ...
Imisa wadan ayuu booqday Farmaajo tan iyo markii la doortay? (Aqri)
- May 25, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la doortay 08 February 2017 markaas oo uu guul taariikhi ah ka gaaray doorashadii ka dhacay Soomaaliya oo ay u tartamayeen musharixiin badan. Farmaajo ayaa ...
War Deg Deg ah:- Maleeshiyaad Saddex Ruux ku Dilay Gobolka Mudug
- May 25, 2017
Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyaad Hubeysan ay Weerar ku qaadeen Degaanka Xananbuuro ee dhaca Waqooyi Bari Gobolka Mudug,waxaana Weerarkaas uu geystay Khasaare Nafeed. Ugu yaraan Saddex Qof ...
Wararkii ugu dambeeyey ee gobolka Mudug iyo qof ku dhintay is rasaasayn dhexmartay
- May 25, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degaanka Bacad-weyn ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu Rasaaseeyay dad shacab ah. Nin la sheegay in uu xanuunsan yahay ayaa Rasaas ku furay goob ...
XASAASI: Maxay dhashay dowlad jacaylkii canshuur bixiyaasha gobalka Banaadir?
- May 25, 2017
Dowladnima jecaylka Canshuur bixyaasha degan Gobalka Banadir waxay dhalisay in Xuquuqdii matilaad 2da aqal oo ay xaqa u lahayeen layka indhatiro laguna daboolo Maqaamka Casimada Somaliyeed ama Maqaqaamka Muqdisho. Casimada waa ...
SAWIRRO: RW Kheyre & Shariif Xasan oo Arimo cajiib ah ku arkay Bali-doogle
- May 24, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan labada aqal iyo Taliyaha Ciidanka ...
SAWIRO: Daacisha oo soo bandhigtay magaca iyo Sawirka Ruuxii isku Qarxiyay Boosaaso..
- May 24, 2017
Kooxda Daacish ayaa sheegatay masuuliyada weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. War kasoo baxay kooxdaas ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu fuliyay qof iyaga katirsan ...
Mooshinkii Dekadda Berbera oo loo gacan geliyay Madaxweyne Farmaajo (CADEYN)
- May 24, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa madaxweynaha iyo  Ra’iisal wasaaraha dalka u diray Mooshinkii ku saabsanaa heshiiska Imaaraadka iyo Somaliland ee Berbera. Guddoonka Baarlamaanka oo qoraal dheer ...
Wararkii Ugu dambeeyay ee Qaraxii Muqdisho & Meydad banaanka yaala
- May 24, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay magaaladda Muqdisho gaar ahaan meel ku dhow dekadda. Qaraxan oo ahaa mid uu fuliyay ruux isa soo miidaamiyay ...

Next Page »