Wararka Maanta

Yaa xilka haya marka uu Waqooyiga Kuuriya ka maqan yahay Hogaamiye Kim Jong-un?

Iyadoo indha caalamku ay hayaan shirka ay yeelanayaan Trump iyo Kim, haddana wax badan lagama oga cidda Kuuriyada Waqooyi ka talisa marka uu dalka ka

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

XOG: Olole uu wado Fahad Yaasiin oo ka Careysiiyay Imaaraadka & Masuuliyiin loo yeeray

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Codkagalmudug  ayaa sheegaya in Dowlada Imaaraadka ay ka carootay Olole uu wado Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

see url Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal Madaafiic la isku adeegsaday oo ka dhacay Tukaraq
- Jun 12, 2018
Xaalad deganaansho ah ayaa Maanta laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo xalay fiidkii ay madaafiic isku weeydaar sadeen ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Puntland. Dadka tirada yar ee ku ...
enter Mr Kim Jung Un oo suuli gaar ah u soo qaatay kulanka Mr Trump
- Jun 12, 2018
Mr Kim Jung Un oo suuli gaar ah u soo qaatay kulanka Mr Trump. Wuxuu taagan yahay "Xitaa saxaradeyda Kuuriyada Waqooyi ayaa loo qaadi doonaa" Kulanka taariikhiga ah ee dhexmaraya hogaamiyaha Kuuriyada ...
http://aprazerhealthcare.com/?b=cialis-5-mg-buy-in-australia&1c7=af Qeybo ka mid ah wadada wadnaha oo saaka xiran
- Jun 12, 2018
Qeybo ka mid ah wadada wadnaha oo saaka xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xiray qayb ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama iyo guud ahaan wadada Wadnaha ee muhiimka u ...
http://arghakhanchisaptahik.com/?b=cialis-5mg-online-kaufen-ohne-rezept&1c9=c1 XOG: DF oo xeelad cusub u adeegsaneysa xalinta Khilaafka Madaxda Galmudug(Aqri Qodobada la isku mari la’yahay)
- Jun 12, 2018
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ku bixineysa sidii la isugu soo dhoweyn lahaa Madaxda Galmudug,kaasi oo marba marka ka sii danbeyso cirka isku sii shareerayo. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ...
http://candacenkoth.com/?q=oral-viagra-jelly-uk&e08=fb Xilli la magacabayo wasiirada cusub ee Galmudug iyo sirta ka dambeysa….
- Jun 10, 2018
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu wadaa inuu ku dhawaaqo gole cusub oo wasiiro ah Wasiirada Madaxweyne Xaaf uu magacaabi rabo ayaa la filayaa inay noqdaan wajiyo cusub Wararka qaar ...
enter site AKHRISO: Baarlamaanka Galmudug oo dalbaday in la horkeeno Heshiiskii Djibouti ee Galmudug iyo Ahlu-sunna
- Jun 10, 2018
Shalay waxaa magaalada Cadaado ka furmay kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka Galmudug, iyada oo ay hoolka joogeen illaa 39 xildhibaan. Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo daah-furay iyo guddoomiyaha baarlamaanka Cali ...
go site XOG: Labo Nin oo kasoo jeeda Beesha Murusade iyo Nin Habar Gidir ah oo isku heysta Xilka Amiirka ugu sareeya Alshabaab
- Jun 10, 2018
Axmed Cumar Abu Cubeydah, oo ah Hoggaamiyaha uug sareeya Al shabaab ayaa wajahaya labo xaalad oo aad u adag, Mida koowaad oo ah inuu xanuun la il daran yahay iyo ...
http://100acres.co.uk/?q=best-generic-viagra-review&013=61 Ciidamada Mareykanka oo ka Cararay Deegaan ay Weeraro Joogto ah kala kulmeen Al shabaab
- Jun 10, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degaaanka Baar-sanguuni, Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa baneeyay Degaankaasi, kadib markii ay kordheen weerarada Shabaab ay la beegsanayaan halkaasi. Degaanka Baar-sanguuni oo qiyaastii ...
source url SAWIRRO: R/wasaare Kheyre oo Xalay dhex socday Qeybo ka mid ah Muqdisho, Muxuu ku arkay?
- Jun 10, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaasi kula kulmay Saraakiisha ciidamada. Kormeerka Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ...
buy viagra in australia Xog iyo gorfeyn: Waxbadan ka ogaaw heerka uu gaarsiisan yahay Guulaha & Dhaliilaha shirka Baydhabo
- Jun 9, 2018
Shirkii Hogaamiyaasha Gobalada iyo Fedaraalka ee Madasha Amniga Qaranka ee ka socday 3 – 5 bishaan Magaalada Baydhabo ayey kasoo baxeen guulo la taaban karo kadib cabsi Somaalidu ka qabtay in lagu heshiin waayo, hab dhaqankii ...
Xog Cusub oo laga helay Geerida Wariye Hani Xaaji iyo Warar Sheegaya in…
- Jun 9, 2018
Waxaa dalka Turkiga ku geeriyootay goor dhoweyd Weriye Hani Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd saxafiyiinta ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho ee ka tirsaneyd Telefishanka Universal. Wararka laga helayo dalka Turkiga ...
DHAGEYSO: Xukuumada Somalia oo Hab Casri ah u Bixineysa Mushaaraadka Ciidamada & Safaaraddaha
- Jun 9, 2018
Wasiirka Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay Wasaarada Maaliyada bishii la soo dhaafay ee May. Wasiirka ayaa ka ...
Sawiro-Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa goordhaw Furay Kafadhiga 7aad ee baarlamanka Galmudug.
- Jun 9, 2018
Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa goordhaw Furay Kafadhiga 7aad ee baarlamanka Galmudug. Kafadhiga 7aad ee baarlamanka Galmudug kulankiisa 1aad e maanta kaqabsoomay xarunra baarlamanka ee Cadaado ayaa waxaa dahfuray Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ...
XOG: Sirdoonka oo helay Gaari Qarax ka Buuxo oo Muqdisho ku jira ( iska Ilaali hadaad aragto Taargadan)
- Jun 9, 2018
Qaar ka mid ah Saraakiisha ciidamada amaanka ayaa u soo gudbiyay wakaalada Warqaad Xog ku saabsan in magaalada Muqdisho uu ku jiro gaari sida waxyaabaha qarxa oo doonaya inuu bartilmaameed ...
Sawiro-Ciidamada Hobyo oo soo qabtay waxyabaha Maanka dooriya iyo Ragii watay kuwasi oo ka yimid…
- Jun 9, 2018
Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan degmada Hobyo ayaa xalay gacanta ku dhigay 150 kiilo oo maandooriyaha Xashiiska oo lagu soo qariyey gaari u socday magaalada Galkacyo. Maandooriyahaan ayaa laga ...
Dowlada Iiraan oo ku Faantay Howlgal Qarsoodi ah oo ay Ciidankeeda ka Fuliyeen Somalia
- Jun 9, 2018
Wasiirka Sirdoonka ee dalkaasi, Mahmoud Alavi ayaa sheegtay inay Ciiddankiisa qaadeen Hawlgal ka fuliyeen gudaha Somalia, kuna soo furteen 4 Kalluumeysato Iiraaniyiin oo afduub loo haystay tan iyo sannadkii 2015-ka. Wasiirka ...
Akhriso Qodobada ugu Muhiimsan ee looga hadlayo Kulanka Kheyre & Ismaaciil Cumar Geelle
- Jun 7, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xsan Cali Khyre iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaaladda Jabuuti ee D-Jabuuti, waxaana goroonka diyaaradaha ee dalkaas ku ...
XOG: Kulamo ka dhan ah Kheyre oo Muqdisho ka socda & Dowlad Siyaasad Qatar la Ciyaareysa
- Jun 7, 2018
Warar hoose oo ay heleyso Codkagalmudug  ayaa sheegaya in Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay Muqdisho ka wadaan kulamo ay kaga soo horjeedaan Ra’iisul wasaaraha ...

« Previous PageNext Page »